Addis Ababa Ayaa Lagu Shirqoolay Haweeneydaan Kasoo Jeeda CANADA..

Фильм және анимация

Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com/de/app/transfe...
GOAL-ka Xiga 400K Subscribers - Mahadsanidiin
Halkaan Ka Iibso Cashirada :
Booqo Website-keyga :
Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
My Facebook Page : search/top?q...
Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com/@hosowpro?lang=en
Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD KZread KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Пікірлер: 115

  • @somaaliqueen6712
    @somaaliqueen6712 Жыл бұрын

    intarnetka rajo ayan kalenahy oo ilen laga yabee qofka duqeyna ina isku mel jogin qof walbo intarnetka laga bartana ma wada xuma mana wada ficna lkin ilahey aa ka magan gal nay waxii xun yaa allah adaa amanada da nahy🤲📿🥰thanks wll hosow keep going my fv youtuber ka an ku tashano xifdulaah❤️❤️❤️

  • @Gaashaanboy

    @Gaashaanboy

    Жыл бұрын

    Sax ramlo

  • @1LAMINE_1

    @1LAMINE_1

    Жыл бұрын

    Waa saxan tahay habibi 👍❤🥰

  • @HaaruunJaamac-cs2mn
    @HaaruunJaamac-cs2mn9 ай бұрын

    Allah is one ☝️ ❤❤❤❤❤❤

  • @afifacadey4643
    @afifacadey4643 Жыл бұрын

    Mahadsanid walal

  • @fartun9503
    @fartun9503 Жыл бұрын

    Thanks Brother ❤

  • @fartun9503
    @fartun9503 Жыл бұрын

    Honow thanks Brother ❤

  • @ruqiyaabdisamed1444
    @ruqiyaabdisamed1444 Жыл бұрын

    Horay u soco bro

  • @DirectorApdul
    @DirectorApdul Жыл бұрын

    Golden voice hosow pro keep up pro

  • @whoareu8178
    @whoareu8178 Жыл бұрын

    Keep going brò

  • @MohamedAbdullahi-ke6un
    @MohamedAbdullahi-ke6un Жыл бұрын

    M.a best 👌 youtuber

  • @qadranuurachannel
    @qadranuurachannel Жыл бұрын

    Thankspro

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Жыл бұрын

    Asc Akhyaarey Waxaan idinka Codanaynaa in aan nagu soo biirtaan si aan u gaarno 1k insha Allah

  • @daahircabdi3277
    @daahircabdi3277 Жыл бұрын

    Asc sxb maalin wcn waxan raba in aan qiso ku la wadago ila so xaiidhdhai

  • @Cabdiqaninuur4980
    @Cabdiqaninuur4980 Жыл бұрын

    sheeko cajiiba wll wad mahadsan tahay sidad na soo gadhsiiso muuqalada cajiibka ah anaguna like ta ayaanu ku boobna cml hhhhh

  • @calimaxamedjimcale1347
    @calimaxamedjimcale1347 Жыл бұрын

    Sxb soo badi sheekoyinkan o kale😊

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalam Жыл бұрын

    Bro Reaction ka soo sameeha Musasalka habboon ileena waa dhamadayba

  • @misskoko19
    @misskoko19 Жыл бұрын

    Waaa maxay magaca appka Laga ogan karo qofkakale Masha uu jogo please 🥺

  • @zakariyedaki4171

    @zakariyedaki4171

    Жыл бұрын

    Ina cige app😂😂😂😂

  • @sumayaabdullahi2243
    @sumayaabdullahi2243 Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farduusabdijabaar1074
    @farduusabdijabaar1074 Жыл бұрын

    Mzha allaah wlky Rabbi haku xafido hore u soco

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Жыл бұрын

    Walaalke hosow pro shukran sida wanaagsan wacyigelinta nola wadaagesid jazaka Allah kheir

  • @samaanwade2655
    @samaanwade2655 Жыл бұрын

    Ani waa yaabee ninkaan maxaa haysto oo wanaagsan Dadka waxa xun soo dhigo views iyo like badan ay helaan Somaaliyeey ninkaan haloo kaco Wallhi sida ogaansho camal waaye m.a ustaad horay usoco Hadaa 1m like heli lahaay waan kuu saari lahaay 🥺☹

  • @daadir3042

    @daadir3042

    Жыл бұрын

    Dadku maalaa yacniga ayey iskawaraan hossow waa nin wacyi galiya ah

  • @qadiijoibraahim8208

    @qadiijoibraahim8208

    Жыл бұрын

    Haa wlhi hosow mesho jogo uma qalmo maxa qaldan ma aqan KZread kisa jcl a u qabo telka Hooyo ka firsanoya mel walbo subscribe iga saara

  • @abdirashidoslo1485
    @abdirashidoslo1485 Жыл бұрын

    Free ashqar boy❤❤ hosow woooow

  • @asiyamohamud8201
    @asiyamohamud8201 Жыл бұрын

    Welcome back hssow bro

  • @shafiabdi3204
    @shafiabdi3204 Жыл бұрын

    Sxb behind camera manad ka hadli karin

  • @Alhamdullilaah1
    @Alhamdullilaah1 Жыл бұрын

    M a

  • @anisamacaneeyabdi5679
    @anisamacaneeyabdi5679 Жыл бұрын

    Keep going dear brother 👑👑🔥🔥💯

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 Жыл бұрын

    Mahadsanid Macluumaadkaaga

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 Жыл бұрын

    Thanks for sharing keep up.

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 Жыл бұрын

    Hong Kong Jooga walah will somaaliyeed oo yare maaline Dgaweed sidaaso kale loo shirqooliye post office ka Soo qaade Alaab Lagu Yidhaye waxayne ahyed Daroogo

  • @juneydabdirisaaq7061
    @juneydabdirisaaq7061 Жыл бұрын

    Legend hosow pro

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Жыл бұрын

    Somaliya isilaliya

  • @Gaashaanboy
    @Gaashaanboy Жыл бұрын

    Marka qaar video sir ah laga duubo 😢

  • @calimaxamedjimcale1347
    @calimaxamedjimcale1347 Жыл бұрын

    Qooqa dhibkas buu leyahay Qof aad mediyaha iska baraten inad kalsooni intas la,eg uqaato maahan daacadsana naagtu

  • @zayn6131

    @zayn6131

    Жыл бұрын

    Lol yeah man u got it

  • @mohamedhussen2809
    @mohamedhussen2809 Жыл бұрын

    2pac kasoo hadal solabashadiisa 2023 iyo waxa kiqsbsy inuu intaa mqnaado xhp plz and plz ilobkan ku xijisii hssan

  • @aidarousibrahim26
    @aidarousibrahim26 Жыл бұрын

    Daanyeerad islaan ah iga dhe

  • @akram-yariisow14
    @akram-yariisow14 Жыл бұрын

    Dad aaa taqaaanid xitaa wax lamaga qaado markaa baxeysid anniga waa dhuuntaa markaa and safraayo

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 Жыл бұрын

    Thanks

  • @sahalabdi5534
    @sahalabdi5534 Жыл бұрын

    Hosow wanku salamy ustaad.

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 Жыл бұрын

    WAAD MAHADSAN TAHAY WAA ARINFIICAN IN LAGU BARAARUGSAN YAHAY

  • @bmk111
    @bmk111 Жыл бұрын

    Naagaha nimanka ku waalan halis kasta ayey qadar u yihiin qofka saxda ah wuxuu imanaaya xiliga saxda ah adiga oo aan dhib badan marin

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Жыл бұрын

    Dsb8naddaan Soomaalida ayaa kudhamaadeen.

  • @About-lifestyle
    @About-lifestyle Жыл бұрын

    macalin 5 jeer copy link kuu taabtay 😂😂🤞🤞

  • @abdallahsandheere1250
    @abdallahsandheere1250 Жыл бұрын

    @mahdsnid sxb hosoow..wlhi wa point macqul ah dadku ay ku cimra qaaadankaraan inta caqliga sxbka uah👍▶️

  • @ikrannaasir6420
    @ikrannaasir6420 Жыл бұрын

    Horay uscoc wllkay♥️🥺💔

  • @mohawarsame8912
    @mohawarsame8912 Жыл бұрын

    Mahad sanid sxb keep going pro

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 Жыл бұрын

    Qiso cajiiba👍👍

  • @aminaseben9811
    @aminaseben9811 Жыл бұрын

    💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Жыл бұрын

    Waad mahadsantahay wlo

  • @mustafali7104
    @mustafali7104 Жыл бұрын

    You welcome

  • @edabsansidihoyadeed704
    @edabsansidihoyadeed704 Жыл бұрын

    Waad ku mahadsantahay in aad nala sher gareysay aniga ka mid ah dadka mar kasto alaabta dadka u qaado. Labo mar boorso xiran la iso dhiibtay laakin video Haa ka dib ma qaadi doono inshallah waxi shar wado allah aka magan galnay

  • @abdifataax1699
    @abdifataax1699 Жыл бұрын

    Xaliimo caluul kuus wad maqlaysa shekada, yaanu hungurigu meel xun idinka ridin

  • @mubashirabdilahi3160
    @mubashirabdilahi3160 Жыл бұрын

    Salan sare hossow

  • @siyaadoshow1433
    @siyaadoshow1433 Жыл бұрын

    👍👍👍☝☝☝

  • @SomaliNews699
    @SomaliNews699 Жыл бұрын

    7 days kadib Wad solabatey Keep going aan waqti badan aan ku xirna dibad usolabatey

  • @zakiyamibrahim3582
    @zakiyamibrahim3582 Жыл бұрын

    Asc aniga waxaan dhihi lahaa abaalkeeda ayay heshay qof wayn oolala taliyay haduu ku madax adaygo wixii lagala talinaayay ciqaabtiisuu lee yahay dadka tala diidka ac cashar ha unoqoto.

  • @dagancadey2185
    @dagancadey2185 Жыл бұрын

    Wad mahadsan tahay walalo waxayna tahay bararujin ilen somali an nahay oo alab wan isku qadnaye hala is ilaali amin majiro adunka wax walbo wey dhacan

  • @darishore814
    @darishore814 Жыл бұрын

    Canadian hadaa nhy daacadnimadeena Aya la ogyahay nalooga faaideysana

  • @jawibila3005

    @jawibila3005

    Жыл бұрын

    adiga Soomali tahay 😅

  • @abdinasiraadan2735

    @abdinasiraadan2735

    Жыл бұрын

    Hhh wd iga qoslisay

  • @mukhtaarciise2585

    @mukhtaarciise2585

    Жыл бұрын

    Waxay dalwadaha caalamka America iyo Europe dadka u qaataan si aanay dhulkeedi usheegan oo macdantooda loo gurto

  • @darishore814

    @darishore814

    Жыл бұрын

    @@jawibila3005 isku af waa Nahy lkn isku wada dal ma nihin ogow, Somalia marki aan joogno xita airport ka qeebta ajaanibta la igalina adigana qeebta muwaadininta Somalia 😂😂

  • @darishore814

    @darishore814

    Жыл бұрын

    @@abdinasiraadan2735 hhh hee sxbow maxa ku qososhay

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Жыл бұрын

    Run ahaanti aad baan ku taageera walaalkay guulayso Aduun iyo Aaaqiro ba i.a ❤🥰

  • @fushkaxmahamed7315
    @fushkaxmahamed7315 Жыл бұрын

    salan sre bro.hada soo dhagesana waba ku suga ilh amarkisa thanks

  • @siyaadoshow1433
    @siyaadoshow1433 Жыл бұрын

    👍🇸🇴☝

  • @haniitaofficialchannel
    @haniitaofficialchannel Жыл бұрын

    Addis Ababa maxarka ay kasoo baxaysay Maxaa lagu qaban wayay sababtoo ah aad buu badhitanka u adag yahay addis

  • @seynabahmed7613
    @seynabahmed7613 Жыл бұрын

    walaal osman hosow kasoo hadal qisada ninka book anti.islam asigoo qorayo muslimay magaciisa joram van ladhaha

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 Жыл бұрын

    Amazing history 😊 thanks brother

  • @deeqowfoot6177
    @deeqowfoot6177 Жыл бұрын

    Keep Going

  • @secretstar8830
    @secretstar8830 Жыл бұрын

    Naagta ilaa hada maxirantahay 😢

  • @fatinamahadahmed2904
    @fatinamahadahmed2904 Жыл бұрын

    Ayyy maskiin ...

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Жыл бұрын

    First one comments legends hosow pro go forward 😎👍💯💯😆😅

  • @siyaadoshow1433
    @siyaadoshow1433 Жыл бұрын

    Wcs

  • @mohamedaarsade
    @mohamedaarsade Жыл бұрын

    Dhoola-cadeenta waa sir kamid ah siraha dadka kale lagu soo jiito kudarso ogow waa sadaqo lagaa ajar siinaayo, Comentigan kusoo wada dhoolacadeeyo hada😆

  • @sheikhaxmed

    @sheikhaxmed

    Жыл бұрын

    Wll thanks

  • @ramlayusof8922

    @ramlayusof8922

    Жыл бұрын

    ❤😂😂

  • @engmuuseofficial1519

    @engmuuseofficial1519

    Жыл бұрын

    Ballo😂😂😂

  • @nimcomohamedibrahim4146
    @nimcomohamedibrahim4146 Жыл бұрын

    The king is back❤🤴

  • @hubsasho
    @hubsasho Жыл бұрын

    Hel Kuna guuleyso 2$ kajawaab suaal

  • @hubsasho

    @hubsasho

    Жыл бұрын

    Soo orod

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Жыл бұрын

    Magacayada William dadka La dhaho oo dhan Wa Garac Sababta Wan Garan Lahay yacni Wa Dad Wax Roga Bookta Ayn Ku Arkaa Markan Akhriyayo magacayada

  • @xamdinafyar5822

    @xamdinafyar5822

    Жыл бұрын

    Anaa William labxayo

  • @mohamedabdalla7811
    @mohamedabdalla7811 Жыл бұрын

    barnaamijka ramadaanka Qaro Shaqsigaan waan kaa sugnaa 💯🫵🏻

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Жыл бұрын

    Waa dabinadii habargidir kudhamaatay. Elon Musk business hhhhhhhhh

  • @NaashAhmed
    @NaashAhmed Жыл бұрын

    Ana u horeyo ♥️

  • @aidarousibrahim26
    @aidarousibrahim26 Жыл бұрын

    14m ayaba ku khasariyey 🤬🤬

  • @yaayaabdi6627
    @yaayaabdi6627 Жыл бұрын

    Soo laabasho wacan lipaax

  • @Abdihakimu
    @Abdihakimu Жыл бұрын

    Ha Akhrin magacyga

  • @shugrishacni9733
    @shugrishacni9733 Жыл бұрын

    60 jir nin deydey ah warer waye😅😂

  • @amorahilkacas6169

    @amorahilkacas6169

    Жыл бұрын

    Wxz bili aadam looyhy qofyaheyyy ma arkin 90jiro guursanaya

  • @ajkhaled
    @ajkhaled Жыл бұрын

    SugarMommy waaye qofta Anaa igu Dayi raben Hada ka hor Ee naagahan Ethiopia imaada iyaga ayaaba u baahan Nin Wilipa like me 20 😂

  • @beksiali6404
    @beksiali6404 Жыл бұрын

    Ashahaataay barnamujyadada waxan kalosocdaa magalada borama

  • @hannadyarkasannadka8097
    @hannadyarkasannadka8097 Жыл бұрын

    Wax muhiim ah dadka uso gudbi

  • @pharthuzdiamond8476

    @pharthuzdiamond8476

    Жыл бұрын

    Hda wxa uu soo gudbinayo muhiim maahan miyaa?

  • @munnaabdi8971
    @munnaabdi8971 Жыл бұрын

    Aniga dadka ma aamino

  • @nafisocabdi8110
    @nafisocabdi8110 Жыл бұрын

    Hossow subscribers ma la wado wlahi hada awoodi 1 ml kabadan garsiin lahaa

  • @najaxahmed2519
    @najaxahmed2519 Жыл бұрын

    Wadamada dawlada le ficana somaliya haday iman lahayd cidi ma aragten darogada

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 Жыл бұрын

    No excuse

  • @aidarousibrahim26
    @aidarousibrahim26 Жыл бұрын

    Waar islaanta marka halkey ku danbeysay waxay sheekadan malayacniga ahi😡😡

  • @abdiwalifarah9484
    @abdiwalifarah9484 Жыл бұрын

    Anigaa igu dhacday sheekadaas oo kale mid baa somalia iigasoo dhiibay alaab.kadib alaabtii inaanqaado waa diday markuu iisheegay inay tahay tubaako lajarjaray iyo iidaankeedii Chicago Airport baa la igu qabatay waxaa layiri waxaad wadatid waa darogo magaatku waa cocain camal Airport kii baa la igu hayay intii shaybaarku soo xaqiijinayay

  • @ashaabdullahi8061

    @ashaabdullahi8061

    Жыл бұрын

    Heee 😢

  • @user-jx2cf1gb9x
    @user-jx2cf1gb9x Жыл бұрын

    ninkan wa ku qosla waayo wuxu sheegta in uu horomar sameeyay marka qof horomar sameeyay oo youtubka ka sheekeenaya wa caajiib walahi hosow ado sheekoyinku carurta ka sheekeynaya baad rabta in add tirahdo horomar dadka baan tusalee u yahay walahi somalidu wa caajib wa dad sida carurta u fikira kkkkkkkkkkkkkkkkk jow kow now

  • @mukhtaarciise2585

    @mukhtaarciise2585

    Жыл бұрын

    Soomaalida waxa loo abuuraybaaad is odhanaysaa in lagu cibro qaato

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Жыл бұрын

    Adeer saa u sheegayso maaha sheekada nin yahoow saaa u satirising maaha sheekada nin yahoow islaanta nin ay jeclaataa waa shey

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Жыл бұрын

    Asc Akhyaarey Waxaan idinka Codanaynaa in aan nagu soo biirtaan si aan u gaarno 1k insha Allah

Келесі