No video

ADAN HOMELESS AYAAN AHAY AMIIRO AYAA IGA DHIGTAY LAKIN WAA KA AARSAN DOONA

#dagaal #somalitiktok #dagaalka #dayaxdalnuurshe #degdeg #gametiktok #queenqueen #rasmirays #somaliland #tiktokvideo

Пікірлер: 18

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar977024 күн бұрын

    Good for him

  • @raniaabdiweli5789
    @raniaabdiweli578921 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤ tnx abowe macaneeee

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr13 күн бұрын

    Illaahey haku saqiro wllo qali aadan aan cawino😢

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr13 күн бұрын

    Wllhi inla caawiy

  • @sagalhaji3898
    @sagalhaji389824 күн бұрын

    War beenta daa nin homeless ah, How he pay the phone bills? 😂😂

  • @june6206

    @june6206

    24 күн бұрын

    Phone ka homeless ka waxba isagna xidhna

  • @mnviepapa2003

    @mnviepapa2003

    24 күн бұрын

    ​@@june6206qof homesless sheganaya haku lacaq inu heysan xitaa mujineysaa sidu ku hela phone iyo data sidu uso galo social média, xitaa sharjarkaa Phone xagu kaa sharjestaa bal

  • @sulekhamuhamed

    @sulekhamuhamed

    24 күн бұрын

    😂😂😂😂😂 walahi waa run

  • @AniisaIbrahim
    @AniisaIbrahim23 күн бұрын

    Isaga haysanwaayay

  • @dekamohamud6530
    @dekamohamud653024 күн бұрын

    Wlhi wa xanun wil somaliyed in cadaw lagu dacweyo waa qalad cadownimada maxey ka heleysa nagta sidan ku sameysay allah cadabo midas

  • @abdijama1984
    @abdijama198415 күн бұрын

    Hadan waxey homoles kadhigee muniiro afweyan😂😂😂😂

  • @user-tr7pk5qe3r

    @user-tr7pk5qe3r

    12 күн бұрын

    😇😇😇🤑

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q23 күн бұрын

    Muu shaqaysdo maxaa yurub buu joogaye

  • @hanayusuf2262
    @hanayusuf226222 күн бұрын

    Wiika walkeena aan Caawino walashey Amiiraay Dacwada ka daa oo u Naxariiso Fadlan miyusan Wiil Soomaalyed ahay Ituqulaah I am sorry wllkay

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl138122 күн бұрын

    War ha aminin nagaha iyo nimanka kujira media sharaftada ayey kaa haleynin shaqeyso codna hasodhigin qofkalena ha u dirin waayo bari weysidireysa waxna kama heleysaan

  • @groep8lolgroep824
    @groep8lolgroep82423 күн бұрын

    Sax sax waa beentiisa tuug tuug ahaaday tuugsi looma baahna ee orod shaqayso xoogaaga cun duliyahow Ilaahay ka go,ay bakhti duli war aamus xoogaaga cun tuugsi adigaa caqligaaga fooraraa qofku markuu Ilaahay ku caasiyo ciqaabtaas ayuu maraa Mac sokor

  • @marian5607
    @marian560723 күн бұрын

    amiira ilko dheer ilaahay meel xun ku dhig. wiilka inay sidaa u gasho waa khalad. iyadana dhibku wuu sugayaa. what's going around comes around. iyadana qof kale ayaa dhibaatayn.

Келесі