Abwaan Maxamed Shilke Oo Gabay Duur Xul Ah Kaga Qayb Galay Silsilada Deelay 2019 !!!

Kala soco Arimo xiiso badan iyo xogo Kaa Qorsoon.
Nagala soco barta Facebook:Dun carbed Tv
Nooguna soo dir wixii talo iyo tusaala ah.

Пікірлер: 45

  • @twins4322
    @twins43225 жыл бұрын

    Abwaan kayga waanu kuwadanaa 2019 👆🏽

  • @wardisaed1266
    @wardisaed12665 жыл бұрын

    Kusali nabiga mohamed scw scw scw

  • @Magave11

    @Magave11

    5 жыл бұрын

    ﷺﷺﷺﷺ

  • @korwaayeel9799
    @korwaayeel97995 жыл бұрын

    Jumca waaye rasulka ku saliya scw

  • @Somalibanahay1977
    @Somalibanahay1977 Жыл бұрын

    Ninkan waraysi halaga qaado waa cajiib wlhi wuxu kujiraa dhalinyarada suugaanta wanagsan leh waliba mid hibo ahba alle siiyay

  • @mustaphemanafezto1586
    @mustaphemanafezto15865 жыл бұрын

    MANSHAA ALLH WAA LOOBAHANAA AB WANKAN ABWAAN MELA BADNA YADBINSHA KA RIDY 👏👏👏👏👏👏✊

  • @NNN915
    @NNN9155 жыл бұрын

    Mugoo ma fahmin lkn tageero idin ahay durcarbeedooow❤❤❤❤❤❤

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Жыл бұрын

    Abwaan Qiimo badan

  • @cumarmuuse2126
    @cumarmuuse21265 жыл бұрын

    Abwaan hore usoco. Wllkay. { Duncareeb tv. hore usoco insha allah guulban ku rajeenaya. }

  • @iqra.haashi4373
    @iqra.haashi43735 жыл бұрын

    Dun carbeed ❤❤

  • @ahmedapdiazizmohamoud3287
    @ahmedapdiazizmohamoud32875 жыл бұрын

    Dun carbeed keep going pro

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel66532 жыл бұрын

    Mashallaah 🥰🙋‍♀️👑🌿💐🏆👏👏eesh calaagabay

  • @Geel_Laaye1122
    @Geel_Laaye1122 Жыл бұрын

    Geed labkii shilke

  • @abwanarbe9825
    @abwanarbe98255 жыл бұрын

    👍 Masha allh

  • @khalidmohamed3154
    @khalidmohamed3154 Жыл бұрын

    Mansha allah🦁

  • @nourmohmet5838
    @nourmohmet58385 жыл бұрын

    Dun carbeed hore usoco zhp

  • @sulthanmalik9182
    @sulthanmalik91825 жыл бұрын

    dun carbeed Hore usoco wllo

  • @hamzekdhiico1540
    @hamzekdhiico15405 жыл бұрын

    Abwaan shilke nin wax badan og hore usoco sxb

  • @abwanarbe9825
    @abwanarbe98255 жыл бұрын

    Yaa salam zxp

  • @fjjamaaliito7578
    @fjjamaaliito75785 жыл бұрын

    Me 1 like and commnti

  • @arzakfamily8565
    @arzakfamily85655 жыл бұрын

    In lgu xiro so can baxdo bad rbta abwan

  • @yasinmohamed21
    @yasinmohamed215 жыл бұрын

    Maxamed cali yaasiin abwaan midho shilis allaa yahdiik

  • @khaalidgm1543
    @khaalidgm15435 жыл бұрын

    Keep going sxb

  • @abwaantaajir190
    @abwaantaajir1905 жыл бұрын

    Horta maansadu way fiican tahay Se waxan la yaabay kalsooni darada kugu kaliftay inaad mobile intaad kusoo duubto ad daarato eerfoono xidhato ad ka daba hadasho Marka uu mobile ku hadlo Kkkkkk hadad ila aragtay like saar

  • @ramlafarah3496
    @ramlafarah34965 жыл бұрын

    Taagero one1 ahay😍

  • @abwanarbe9825
    @abwanarbe98255 жыл бұрын

    2019✍️ shilke

  • @abdirizakzaacid3311
    @abdirizakzaacid33115 жыл бұрын

    Inanku ma silsiladii deeleeyda 1976dii bilaabatay miyuu hadda maanso kudarsaday kadabagee miyaa

  • @alahlemuse2997
    @alahlemuse29975 жыл бұрын

    Nin Kani waa Gabyaa Ruun ah wuxuu ka Gabyaayo Qofka Af somaliga yaqaana wuu sawiran karaa

  • @abwanarbe9825
    @abwanarbe98255 жыл бұрын

    Afkaga cano lagu Qaby shilke

  • @apaazhaji612
    @apaazhaji6125 жыл бұрын

    Qofkii ugu horeeyay 😂

  • @ARTAN239
    @ARTAN2395 жыл бұрын

    #Dag #Dag gii #Xamar indaawo Laqaday ayaan filaya we are All Brothers and sisters ayaan nahay viva #Somaliwayn viva all #Laaands shacabka yaan loo kala gabyin #dictator wakhtigi dhamaday usan nakalagayn

  • @mohamednuur4344

    @mohamednuur4344

    5 жыл бұрын

    Waa maanso fiican wiilkuna waa gabyaa rajo wacan oo fanka ah buu leeyahay. Lkn waxaan ku talin lahaa silsiladda maansadani daba socoto magac aan DEELLEEY ahayn halloo bixiyo waayo? Deelleeydii hore waa tii la xiray ee la yiri (Deelleey gunaanadey dabadayna lama furo) waad mahadsantihiin.

  • @indhataag4446

    @indhataag4446

    4 жыл бұрын

    Dee walaal umadda afkooda kula hadal mise dhalashada ingiriiska ayaa haysataa oo somaali matihid

  • @mohamedshaqiiri3254
    @mohamedshaqiiri32542 жыл бұрын

    Abwaan cajib ah

  • @yaahkugu871
    @yaahkugu8715 жыл бұрын

    Silsiladu wali ma socotaaa xageese ka socotaa,

  • @Magave11
    @Magave115 жыл бұрын

    ASC asxaabta waan idin salaamay 👍👍dhamaantiin Inta 👇👉👇👆 kuxiran 👇dhun car beed LIKe 👇

  • @cumarilkacaze2021
    @cumarilkacaze20215 жыл бұрын

    Abwaan shilke nin culus

  • @somalimusicport
    @somalimusicport5 жыл бұрын

    waar deelay waa la xidhays wax kale maxad u furan waydeen

  • @heersareofficial7814
    @heersareofficial78145 жыл бұрын

    👏👏👏👈

  • @sheekoiyokaftan6490
    @sheekoiyokaftan64905 жыл бұрын

    Abwaane aad baad ocod macaantahay lknse waxaa ku fashil matay gabay aanad laheen in aad isku soo duubto

  • @dhoolcaday4438
    @dhoolcaday44385 жыл бұрын

    Niinkan aduunka waxba kalama socodo sheekdan daqaada ayuu kaga soi booday

  • @sahalcali4196
    @sahalcali41965 жыл бұрын

    Dee deelay horay ujirtee maxay magaca ugabadali waayeen niyaw ragan dambe maskaxdii miyey maydhantay magac hore ujiray lama samaysto

  • @faisamohamed5911
    @faisamohamed59115 жыл бұрын

    Noolw abti runata lagama gabadu

  • @zalmajama7440
    @zalmajama74405 жыл бұрын

    Dun carbed gesi nolow pro

  • @cabdifataxhanfi2410
    @cabdifataxhanfi24105 жыл бұрын

    waar ninkani waa balaayo khatar