ABWAAN CABDIWAAXID GAMAADIID-- TAARIIKHDII HORE IY

ABWAAN CABDIWAAXID GAMAADIID-- TAARIIKHDII HORE IYO TOOSINTA DHAQANKA HOOYO.

Пікірлер: 128

  • @sadiiqtawakal
    @sadiiqtawakal5 жыл бұрын

    Wxn marqati ka ahay inuu yhy abwan damir diineed iyo dareen dhaqankena wngsan iyo luuqadeena qaliga utagaan abwaan namatal dareen bdna rabi kumaneystay allow kudhowr amiin

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman57163 жыл бұрын

    Hhhhhhh carabta meel fog buu kaga Soo hadhay

  • @abdisamadosman2437
    @abdisamadosman24375 жыл бұрын

    Good iyo abeesba isbadalay garana maysaane Goroygii ilmihiibu ka tagay guumiska ahaa Gucun dhooyin baa aasan iyo mici gabaaray Karal kaama guurine halkaanu guud madawyahay

  • @isxaaqmaxamed854

    @isxaaqmaxamed854

    4 жыл бұрын

    Abdisamad Osman ala yacisak afkaga caano Geel lagu qabay Miyan yidha Abwan Dhoodan buu ahaa eebe ha unaxariisto

  • @nasiib-sq1hk
    @nasiib-sq1hk8 ай бұрын

    Goboladaan waqooyi ayaa loo xiray Abwaanka Waa dadkii larabay dowladu in ay kafaaideysato Markaaseey xabsi galisay Africa halyeey geeda ayey mijaha kudhagtaaa

  • @xasanfarxan3716
    @xasanfarxan37168 жыл бұрын

    maashaa allaah abwaan qaaliya runtii dhaqankii iyo asluubkii wanaagsanaa sifiican ayuu utilmaamay abwaanku allaha xafido

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed8544 жыл бұрын

    Eebe ha ku xafido inaader 🇸🇴

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk7536 жыл бұрын

    Allahu Akbar somaliand soodaaya dadka wax tarka leh xabsi haku haynine Allaha halaga baqo soodaaya wiilkiina caqliga badan

  • @fardosaran1312
    @fardosaran13126 жыл бұрын

    Xariga gamadiid ma'ahan xarig Shaqsi ah ee waa meel uga dhac Waana yey ogan dadka tarikhda Iyo xaqiqda balse alluu leyahay Nin alla lehna cidi wax kama Qado Insha allah markasta Rabi aya xafidi Insha allah Abwaan ka C/waaxid Gamaadiid Allaha ka soo saro xabsiga Insha allah

  • @alisaidmohamed3996
    @alisaidmohamed39966 жыл бұрын

    Mashalah wallee waxaan marag furayaa in ninkaani suugaan lagu daray alle aqoon ayuu leeyahay

  • @adamabdi3558
    @adamabdi35588 жыл бұрын

    Qudbad wax ku oola allaah barakeeyo gamdiid codku Waa waa dhaxal gal ah

  • @Mohammedabdi1127
    @Mohammedabdi11276 жыл бұрын

    Ninkan sharafta badan Ilahow xoriyadisa u sii daa oo dhib ka ilaali

  • @abdilahihamse3829
    @abdilahihamse38292 жыл бұрын

    Masha allah daqanka in labarto waa muhiik

  • @cabdiraxmaandaahir2950
    @cabdiraxmaandaahir29505 жыл бұрын

    Xayaakallaah maxaa ilaahay caqli, dhaqan iyo garasha ba siiyay❤. Soomaali dhulkiisa jecel waa kan. Kuwa labada af leh ilaahay inakama dhigo ee wa in aynu wax ku darnaa.

  • @azlmcl198
    @azlmcl1984 жыл бұрын

    waa gama'diidoo xeer alle ku goolaaftamaya ninkaan garawsanna waa ku gawdh iyo ceebta laga gilgilsho'e gob ku dayasho mudan baa garab laga dhigtaaye yaan la gees marin murtidiisa ka gayoonmeyno'e

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk7536 жыл бұрын

    Gamadiid gabaygiisa caadi Maahan maashaa Allaah caaqil baatahay war free gamadiid ilaahow noosoodaa

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido6126 жыл бұрын

    Dhaga Adayg maruu tirada ka bato gorori masha allaah intaa wankaa faaiday

  • @dr.abdikadiribrahimsuleima9525
    @dr.abdikadiribrahimsuleima95255 жыл бұрын

    waxaan tabayo wuu garanayaa ruuxii taam aha e.👌👌👌👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdinormahamud4216
    @abdinormahamud42168 жыл бұрын

    ilaahow xifdi oo xilligaan gasoo daa qurunka iyo waxma garatada iyo cadow alle eee xabsiga ku haya wlle waaaa laaan koraaad taariihkda meel ka galidoona inshaa allah

  • @xamsecabdi3762
    @xamsecabdi37625 жыл бұрын

    Abwaan cabdiwaaxid allaah ha kuu xifdiyo caqliga caruurta jannadana haku geliyo

  • @moealichanel4215
    @moealichanel42154 жыл бұрын

    Isma doorin gaalkii awoowgay diray iyo daarta kaa galay Dusha midabka somali baad dugulka moodaa Misna laguma diirsadee qalbigu waa dirkii karal,kofil

  • @hamzahafid4493
    @hamzahafid44935 жыл бұрын

    Gamadiid mnsh Allah abwan wax badan haya weeye

  • @abubakarmaxamuud1693
    @abubakarmaxamuud16935 жыл бұрын

    Cabdulwaxid samigeyna wa yahy wlhi adna wan utagera wa ninka kleya en ku hamiyo inan mar un lakulmo xigmadisa tirada badana ka kasbado

  • @fardowsajama6564
    @fardowsajama65646 жыл бұрын

    Asw alle xabsiga hakasaro cadowga iska kaadaba dhigtay xaqa alle garansiiyo owladadana alle hakuu xifdiyo

  • @am-yt7ks
    @am-yt7ks6 жыл бұрын

    Asw Allah yaxfidak Islam kaa kuu baahan walaahi walaahi walaahi

  • @abdillahiabdi9339
    @abdillahiabdi93395 жыл бұрын

    Abwan gabyaa tarikhyahan caalin iyo ugu dabaytii wa aqornyahan profaseer Ah allah ha usiyadiyo wa door nasb Ah

  • @aydarusabubakar5052
    @aydarusabubakar50528 жыл бұрын

    mansha allah abwaan

  • @bilaaljaamac4953
    @bilaaljaamac49537 жыл бұрын

    allaha kaasiidaayi gacanta dawlada

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido6126 жыл бұрын

    Masha allaah Abwaan Abdi waaxid allow Cimri dheer kusii axsan taariiq yahan baa tahay

  • @sukeynaj.5251
    @sukeynaj.52515 жыл бұрын

    Mansha allaah abwaankan Waa nin xigmad iyo Caqli ale siiyay guulayso

  • @ahmeddulcas2620
    @ahmeddulcas26206 жыл бұрын

    Ilaahay ha inoo daayo abwaanka da'da yar.....Abwaan C/waaxid Gamadiid

  • @fadumahussein8484
    @fadumahussein84847 жыл бұрын

    بارك الله فيك -اللهم أخرجه من السجن ــ أمين يا الله

  • @dibbadwaa-dhawr6545
    @dibbadwaa-dhawr65458 жыл бұрын

    maansha allh alle ahaku dhawro Abwaan QAALI AH

  • @siciidcumar7359

    @siciidcumar7359

    7 жыл бұрын

    geesigii somaliyeed xadhigbaa daashadaye allahayow ka soofuro

  • @karansohil8969

    @karansohil8969

    7 жыл бұрын

    Ilahy caqliga ha u siyadiyo mashalah abwaan dhaxal u leh weye afar awoow tirsaday ala ya cisik abwan maxamuud gamadiid

  • @karansohil8969

    @karansohil8969

    7 жыл бұрын

    Mashalah ilahayba xikmad kugu manaystay hidana wad u ledahay afar awoow ayd ka tirsata ciidagalle tolkay noloada sugan idinka

  • @karansohil8969

    @karansohil8969

    6 жыл бұрын

    Mashalah abwan qliya oo afar awoow tirsada mashalah waa la so dayey alla yaa cisik

  • @engbashirsaid6255
    @engbashirsaid62557 жыл бұрын

    maa shaa allaah ilaahay hakaa abaalmariyo cadawgana ilaahay hakaa qabto xabsiga ilaahaw xabsiga kasiidaa

  • @yubedhicer6987
    @yubedhicer69877 жыл бұрын

    macalin Allah dartee baan ujiclay cabdi waaxid

  • @suleimanali7378
    @suleimanali73787 жыл бұрын

    ilaaahay haka siidaayo cadowga la shaqeeyo Ethiopia Iyo Kenya.

  • @mrartan7517

    @mrartan7517

    6 жыл бұрын

    Abwaanka alle haka so saro xabsig dashadey abwaanku wa biri mageydo

  • @isxaaqmaryacade18

    @isxaaqmaryacade18

    6 жыл бұрын

    ibraahim artan Xguuu Ku xiran yahay

  • @qanciyemedia6328

    @qanciyemedia6328

    4 жыл бұрын

    Imika wali miyuu xiranyahy

  • @abdirahmanmuqtartimajilic5122
    @abdirahmanmuqtartimajilic51227 жыл бұрын

    ilahayo gacant cadowga uu kujiro kasii daaaa abwaan kaan

  • @mohammedalijama7770
    @mohammedalijama77706 жыл бұрын

    Allaha swc abwaanka ha xafido waa haldoor biri ma gaydo ah.

  • @abdihassan1080

    @abdihassan1080

    5 жыл бұрын

    mashalh sxiibkey cabdi waxad ilahay cimriga haku barakeeyo

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 Жыл бұрын

    Micnaytan in tanleeg yaad horta u micnaynaysaa dad ku yuu inalayaab waar keena ku dhashay barta ingiriiska ayaan hadalka loo gaadhin wa micnayn hadale

  • @boqorrechannel9338
    @boqorrechannel93385 жыл бұрын

    2019 iladawada

  • @bilanmuse5698
    @bilanmuse56984 жыл бұрын

    Hhhhhhhhhh man sha Allaah Alle hanoo kaaxiftiyo walalkay qaali xigmadu waa xagaaga xafidulaah markale

  • @sheekoahmed3333
    @sheekoahmed33337 жыл бұрын

    allaha badbaadiyo abwaan keena qaali ga ah

  • @moealichanel4215
    @moealichanel42156 жыл бұрын

    Mansha allah tabarakallah

  • @ahmedcisman9865
    @ahmedcisman98657 жыл бұрын

    Good gaby yaqaan and historian

  • @karansohil8969

    @karansohil8969

    7 жыл бұрын

    Abwaanka waa la so dayey cid haysan karta ma jiro

  • @maxamudmaxammad2155
    @maxamudmaxammad21557 жыл бұрын

    Masha'allah اللهم فك اسره

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido6126 жыл бұрын

    istiqlaalkan Leysiiyay iyo Amarkan Ley dhiibbay Afrikadan xorowdiyo Nasrigan uunka wada Gaaray hee

  • @maryammuse7785

    @maryammuse7785

    5 жыл бұрын

    Ich bin

  • @qacqacosman5716

    @qacqacosman5716

    3 жыл бұрын

    Uunka wad gaadhay dheh Gaaray waa khalad

  • @xamdamohamed224
    @xamdamohamed2247 жыл бұрын

    Mansh alllllha abowanka dada Yara ilahaya hadayo

  • @mohammedtukale6274
    @mohammedtukale62746 жыл бұрын

    Abwaaan kula hadly dadku waxay fahmeyeeen allah yacisak. Dheh

  • @wadanihaaruun8953
    @wadanihaaruun89536 жыл бұрын

    masha'allah

  • @aaminayuusuf9445
    @aaminayuusuf94455 жыл бұрын

    Masha allhhh abwaan jira Kudayasho buu mudanyahay

  • @suheib9714
    @suheib97146 жыл бұрын

    Abwaan gamadiid libaax weeye

  • @alisaidmohamed3996
    @alisaidmohamed39966 жыл бұрын

    Ilaahow daa xadaqgiisa nag ka dhig

  • @gouleittsheekhxareed1490
    @gouleittsheekhxareed14906 жыл бұрын

    Waar Ninku Aftahansana Alle Ha Xifdiye .:DxD

  • @salyataansiciid6814
    @salyataansiciid68146 жыл бұрын

    waanuxurka abwaanka haw udaymo la aan

  • @hassano
    @hassano3 жыл бұрын

    ALLOW KUDAA, ABWAAN ABDIWAA

  • @user-bc5bg7fp6b
    @user-bc5bg7fp6b6 жыл бұрын

    abaan sare codka hadalkarka

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido6126 жыл бұрын

    Wlhi waa runtii sacuudiga waa saaqid

  • @farxiyoyuusuf2022
    @farxiyoyuusuf20225 жыл бұрын

    War aniga waan yaabay ninkan ama abwaankan qolooyinka reeraha Isa goon qola hadal hayn hadal mahagaa jinkaro miyaaaaaaaa

  • @am-yt7ks
    @am-yt7ks6 жыл бұрын

    Asw 2 makhluuq oo u kala baxa 2 xusbi = xusbullah jinn ka kiisa wacan iyo insiga kiisa wacan oo caabuda Allah and xusbul-shaydaan = jinn ka kiisa xun iyo insiga kiisa xun = shaydanul-jinn iyo shaydanul- insi oo islicmaala cilmiyadii uu Allah kaga waramaayey Quranka ee 2 da malag ee Harut wa marut Soo dejiyeen ayeey isticmaalaan waaney wada shaqeeystaan iyagoo hoostaga ibles iyo cirfiid and iwm hadaba raga raga hor fadhisanaaya ibles cirfiid iwm khibrad intee leeg beey leeyihiin , qofka aan diinta ku dhegen maskaxdiisaa la maamulaa lana hagaa dadka kharibmay xumaaday luma iyo dhibaatada aduun iyagaa u sal ah , sual 2 hadheeye keebaad hoos tagtaa ama labadaa xusbi subxaanallah , Mase kuu muuqataa ilma Adan xaqladeey ku sugan yihiin kii eey caawimo ka sugaayeen waa islamka kaa risaaladii sida , isagaaba maanta laga Soo galay maadiyan iyo diiniyanba , hana ilaawin 3 la magacaabay ee ehelu kitaabka Ahaa midwalba koox keliya ayaa ka geleysa jannada , subxaanallah qofwaliba naftiisa ayuu masuul ka yahay iyo waajibaadkii saarnaa ee xadhiga Allah qabsada si xoogan aduunku waa gabaabsiye ilma adamoow and Allah yaxfidkum by researcher detective investigator bataan

  • @am-yt7ks

    @am-yt7ks

    6 жыл бұрын

    Xusbullah wa xusbushaydaan labadaa hadheeye uun weeye aduunku

  • @ilyasaydidahmed70

    @ilyasaydidahmed70

    6 жыл бұрын

    a m sex

  • @abdiashkir6259

    @abdiashkir6259

    5 жыл бұрын

    War ninkaani waaxay

  • @ibaraahinali1344
    @ibaraahinali13447 жыл бұрын

    illaahow xabsiga kasiidaa oo caanasiirta Ku uruurtay ka fur fur

  • @abdiyare2552

    @abdiyare2552

    7 жыл бұрын

    dhexyardub

  • @sadiqali490

    @sadiqali490

    7 жыл бұрын

    rabiiyow cadawga ka qabo

  • @ibrahimxaaladuwadhaq2494

    @ibrahimxaaladuwadhaq2494

    6 жыл бұрын

    Alshabaab

  • @devdev4958

    @devdev4958

    6 жыл бұрын

    123456123456h 123456h

  • @Suhayb1_4

    @Suhayb1_4

    3 ай бұрын

    ​@@ibrahimxaaladuwadhaq2494alshabaab waa mujaahidiin

  • @xamdamohamed224
    @xamdamohamed2247 жыл бұрын

    Cabdi waxid Cali gamada

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk7537 жыл бұрын

    Yaarabi allow gacanta xaasadka kasoodaa

  • @isxaaqmaryacade18

    @isxaaqmaryacade18

    6 жыл бұрын

    Duniyo Rage co hniijk Maxa loo xidhay

  • @phathiahmet7498
    @phathiahmet74986 жыл бұрын

    c/waxid wan ku leyahay dumarka wad ku dishay halkan

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk7537 жыл бұрын

    Wiilasha aqliga badan maxay SomaLida idilaan mise u xiraan soodaaya geesi geesi dhalay baad tahay

  • @ahmedmahamoud129

    @ahmedmahamoud129

    5 жыл бұрын

    Asc alla ha barakeeyo abwaanka

  • @xamsecabdi3762
    @xamsecabdi37625 жыл бұрын

    Allaahu akbar

  • @sacadwaqas5253
    @sacadwaqas52535 жыл бұрын

    Nin rag ah...

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad38633 жыл бұрын

    Abwaankan Guulwac

  • @sayidibnusayid6645
    @sayidibnusayid66455 жыл бұрын

    axyaa kallaah

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad38633 жыл бұрын

    Abwaankan waa Iidoor Wagaashe

  • @Suhayb1_4

    @Suhayb1_4

    3 ай бұрын

    Adiguna ma hadhaadigii gaalkii afweyne bare iyo faqashtii baad ahayd 😂

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 Жыл бұрын

    GACANA MAXA LAYS YIDHI

  • @baashi1112
    @baashi11127 жыл бұрын

    abwaan jirra allow cadawga ka qabo

  • @abdiomer3320
    @abdiomer33205 жыл бұрын

    waa libaax ninkani

  • @muslim-cx1oh
    @muslim-cx1oh Жыл бұрын

    Isma doorin gaalkan diray iyo darta kii galay dusha midabka somaliba dugulka moodaa

  • @muslim-cx1oh

    @muslim-cx1oh

    Жыл бұрын

    Misnah laguma dirsane qalpigu wa dirkii karal

  • @shirarisaaq1102
    @shirarisaaq11026 жыл бұрын

    sahil

  • @xamsedheere6141
    @xamsedheere61416 жыл бұрын

    wuu madhanyee m ogtey dhuxul hhhhhhhhhhhh islaamo adhigu ka oomey

  • @hudaahmed5995
    @hudaahmed59955 жыл бұрын

    Yaab abwaankii sooka dumarkii ku gafay

  • @reydalrigaax5644
    @reydalrigaax56445 жыл бұрын

    Sow imad garan

  • @ugaaspadri7616
    @ugaaspadri76162 жыл бұрын

    Gabayga dambe uu qaadayo waa tiriyay abwaan dhoodaan

  • @Aydaruszhukriclaahi
    @Aydaruszhukriclaahi5 жыл бұрын

    Capd.waaxiD.cali.gamadiiiD.gezi.cidagale.noolw apwaaN

  • @muunacabdilahi4534
    @muunacabdilahi45345 жыл бұрын

    Aaaaad baan u necebay iilka ayaa laygudhigayàaa

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi65565 жыл бұрын

    runtii was gabay an laga xiiso dhigayn

  • @mascuudcismaan3643
    @mascuudcismaan36437 жыл бұрын

    abwaan waya arag ah ilahey haka daayo raga guhaad c.gaher shegay ba ku heestee

  • @salahahmed5188

    @salahahmed5188

    6 жыл бұрын

    Mashallah abwanka allah dowra

  • @aliducaale8918
    @aliducaale89185 жыл бұрын

    Xumahi wa yaab

  • @aliducaale8918
    @aliducaale89185 жыл бұрын

    Kkkkkk

  • @maajiddhunkaal6273
    @maajiddhunkaal62734 жыл бұрын

    8:45 Raggu wa labo ayu yidhi Boon iyo foolaad Muxu Ka Kala wadaa

  • @maajiddhunkaal6273

    @maajiddhunkaal6273

    4 жыл бұрын

    @Mohammed Silver 🙏🏽♥️ Haa sax

  • @maajiddhunkaal6273

    @maajiddhunkaal6273

    4 жыл бұрын

    @Mohammed Silver Adaa Mudan wll 🙏🏽♥️

  • @daahiryareali6108
    @daahiryareali61087 жыл бұрын

    maxa lagu xiray wallyal waa nin abwan ah se lo xiraa culimada iyo abwaninta iyo fananinta in la iska daayo aya fcn lkn ma xamar buu tagay wa yabe

  • @fartuunabdi2155

    @fartuunabdi2155

    5 жыл бұрын

    Xamar haduu tagay makaairbaa wallaal hargaysa hadaan tago waxan aaminsahay inaan magaaladaydii inaan imid mahadsanid

  • @Suhayb1_4

    @Suhayb1_4

    3 ай бұрын

    ​@@fartuunabdi2155walal hada ma nooshahay walal noo kaalay walaashayo ayaa tahay hargeisa cidna kaama leh 😂

  • @nastexomawlid3775
    @nastexomawlid37754 жыл бұрын

    maxay cidi u fasiri way wada madhanyihiine

  • @SoomalilandforeverShire
    @SoomalilandforeverShire6 жыл бұрын

    Ninkani waa khawaarij waxba kasiya haduu qofkuba madaxda kadhamaan waayo

  • @popmarly8493

    @popmarly8493

    5 жыл бұрын

    Walee been maha

  • @yacqubabdi870

    @yacqubabdi870

    5 жыл бұрын

    @@popmarly8493 subxaanaka yaa cadiim war wiilka habaarka ka daaya

  • @salmaancabdi642

    @salmaancabdi642

    4 жыл бұрын

    Nacallaa idin ku taalla doofaarrayohow afka qarmuun abwaanka ka duwa

  • @Suhayb1_4

    @Suhayb1_4

    3 ай бұрын

    Hhh madaxdu waa gaalo la mid ah ama ka xun ka ingiriiska

  • @adamwardheere1407
    @adamwardheere14075 жыл бұрын

    You not making any sense except promoting tribalism in Somalia

  • @ahmedmo9833

    @ahmedmo9833

    5 жыл бұрын

    Somali ku hadal hooyaadaa wase

  • @dhaladogaden3989
    @dhaladogaden39897 жыл бұрын

    allaw ka so daa cadawga haya