Abuu Ayaan - Wareysi 2/3 - Waxaan gacanta u galay Al Qacida aniga oo

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Hanoolaato Media Network is an independent media organization that focuses on publishing news that matters. We report on issues concerning human rights, governance, and social justice in Somalia and the Horn of Africa. Our mission is to support communities in accessing and realizing their basic human rights. We strive for a world where everyone, regardless of gender, has equal access to opportunities and resources. As an authentic Somali media organization, we empower communities through social mobilization, training, advocacy, and media production. Our goal is to create a platform for local stories, discussions, and the exchange of information and ideas. We promote transparency, accountability, and democracy, addressing topics often overlooked by mainstream media, such as governance, human rights, corruption, and accountability.
Editorial Guidelines for Hanoolaato Media Network:
Accuracy and Verification: We prioritize factual accuracy in our reporting. All information should be thoroughly verified from reliable sources before publication.
Objectivity and Impartiality: Our reporting should be fair, unbiased, and free from personal or political influence. We present diverse perspectives to provide a comprehensive understanding of the issues.
Community-Centric Approach: We focus on stories that directly impact and matter to our community. Our coverage should reflect the concerns and experiences of the local population.
Human Rights and Social Justice: We give special attention to issues related to human rights, governance, and social justice. Our reporting should shed light on injustices and advocate for positive change.
Transparency and Accountability: We strive for transparency in our operations and hold ourselves accountable for the accuracy and ethical standards of our reporting. Corrections, if necessary, should be promptly addressed.
Empowering Voices: We provide a platform for community members to share their stories, opinions, and concerns. We encourage open dialogue and constructive discussions on critical issues.
Promotion of Democracy: We support democratic values and principles. Our reporting should encourage transparency, accountability, and participation in governance processes.
Sensitivity and Respect: We maintain sensitivity to cultural, religious, and gender issues, ensuring our reporting is respectful and avoids harmful stereotypes or discrimination.
Editorial Independence: Our editorial decisions should be free from external influence, enabling us to report truthfully and responsibly on issues affecting our community.
Continuous Learning and Improvement: We encourage ongoing training and development for our staff to enhance journalistic skills, ethical standards, and knowledge of emerging media trends.
These operational editorial guidelines serve as a framework for Hanoolaato Media Network, ensuring our reporting upholds integrity, fairness, and the pursuit of a just and informed society.

Пікірлер: 217

  • @maanmohamed
    @maanmohamed Жыл бұрын

    Wareysigaan waa iney ka faa'ideysata dowladdu shacab kuna fahman dhagarta argagixisada.. ayaanale mahadsanid milyan jeer👍👍

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Жыл бұрын

    Subxaanallah Dhaqarta cadowga meeshay la egtahay iyo habacsanaata dowladnimadeena isma lahan. Ilaahay wixii shar wata umadaan haka qabto waxba iskama celin kartee.

  • @user-to7qk1hx7l
    @user-to7qk1hx7l Жыл бұрын

    مقابله أكثر من رائع

  • @sharaxaaye9068
    @sharaxaaye9068 Жыл бұрын

    Thanks us uploading part2

  • @rufaacimohamed1871
    @rufaacimohamed1871 Жыл бұрын

    Hanoolaato great job

  • @ayaninadee176
    @ayaninadee176 Жыл бұрын

    Best interview 👏 👏 👏 👏 👏 👏

  • @umuzaki7515
    @umuzaki7515 Жыл бұрын

    Dhiiga dadka xanuunkiisa waxaad kagarankartaa markii la soo gaaray Airport ka Biyo ayuu isku daldalay waayo xiligaas dadka aad ayaa loo dilijiray somaliyey maxaa idinkaaga baxay wareeysigaan aniga waxaa iiga baxay inaanan aaminin qof somali ah haduu qalad galo aanan u doodin wax aan ogahay mooyee inaanan dhihin Ninkaas waa tolkeey lama baarikaro iyo inaanan qof qabiil ku raacin

  • @Degaliah

    @Degaliah

    Жыл бұрын

    Aad iyo aad somalidii bahalo ayay noqdeen

  • @abdirahmanxuseen8199
    @abdirahmanxuseen8199 Жыл бұрын

    Dawlada ganacsatada ciidamada shaqaalaha dawlada dhalin yarada intaba way ku jiraan meel ay ka maqan yihiin ma jirto aragagaxisado

  • @rahmaali5594
    @rahmaali5594 Жыл бұрын

    ASC SOMALIYEEY WAR NINKAN WAA KA SHAKIYEY WAA AL_SHABAAB EE SOMALIA ALLAHA SO HADEYOAMIIN

  • @user-mk1gp2cw7o

    @user-mk1gp2cw7o

    Жыл бұрын

    Wuuba yiri alshabaab inuuyahay

  • @suldanyare163
    @suldanyare163 Жыл бұрын

    Wareysi Nuucaan Waan Ku Heesanàa inoosoo Badi Yaryarka iyo Ajaaniibtooda iyo Taarikhahooda Waxyabaha Aysoo Sameeyeen Min Biloow ilaa Hada Legend Ninkale inoosoo Raadi I.a

  • @halimaali9473
    @halimaali9473 Жыл бұрын

    Ayanle your doing great job doing this the person get relieved

  • @axmadyare9155

    @axmadyare9155

    Жыл бұрын

    War adiga fikrad xumidaa

  • @fnw8688
    @fnw8688 Жыл бұрын

    Hanoolaato ❤

  • @Imbetterlol
    @Imbetterlol9 ай бұрын

    Great job ayaanle MASHALLAH

  • @rahmamohamed5636
    @rahmamohamed5636 Жыл бұрын

    Dadka ninkan eryanaya oo caynaya ma ilowsantihin roobow oo waa waynkaa oo dad badan xasuuqay inuu dowlada kujiro is dajiya dowladaa alshabab ah 😂😂😂

  • @abdifitaahhassan4466

    @abdifitaahhassan4466

    Жыл бұрын

    meel dhawaa kasiisay hhhhhhhhhhhhhhhh

  • @Dheemanluul903
    @Dheemanluul90311 ай бұрын

    Masha allah tabarakalaah waan sodhaweyneynaa game kii dhamaadan 😂😂😂😂

  • @alinor1363
    @alinor1363 Жыл бұрын

    Thnks as you uploud part 2.

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Жыл бұрын

    Thanks pro plz upload part 3 quickly 🙏✌

  • @ApDikariim
    @ApDikariim5 ай бұрын

    Ma la iijeeda Frome 2024😊

  • @xarfo
    @xarfo Жыл бұрын

    Ninkaan sheekadiisa iskuma xirna body signs iyo indhiisa u fiiri , badana ragga uu markhaati ahaan u soo qaadanayo waa inta dhintay . hab ka uusan ayaanle ula haysan baa tusaale ah....😂 Ninkaan waa dilaa balse victim isaga kaya dhigaya sheeko kasta isaga dhibane ah yaah hadaan ka yeelo

  • @mahamedibrahin6598
    @mahamedibrahin6598 Жыл бұрын

    Ayaanle waad ku mahadsan tahay barnaamijyada aad dadka la wadaagaysid.

  • @harun7450
    @harun7450 Жыл бұрын

    Abuu ayaan wareeysigiisa indhaha ayuu noon furry

  • @sahiim_yare
    @sahiim_yare Жыл бұрын

    Hanoolato❤

  • @mohamedadan5120
    @mohamedadan5120 Жыл бұрын

    Nin labo sano amniga Airport Alshabab u ahaa, oo dad cdilin, sheekadaas ima mareeso

  • @farahgedqorow8992

    @farahgedqorow8992

    Жыл бұрын

    Ubadi sida uu fudedka ula qabsaday markiibaa

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 Жыл бұрын

    😊Cumar wax Halaga Barto

  • @user-dm4tj5qz3g
    @user-dm4tj5qz3g Жыл бұрын

    Xaalka somalia ee shaydiinta shaqo badan bay u baahan tahay Allah naga qabo

  • @abdulkadirali6712
    @abdulkadirali6712 Жыл бұрын

    Waa wareesigii ugu qiimaha liitey ee hanoolaato kasoo baxa,

  • @rahmamohamed5636
    @rahmamohamed5636 Жыл бұрын

    Ayaanle waxaa jeclahay dadka suu ufiirsado marku warka kusocon oo uu yabanyahay indhuhu taagaa 😂😂😂😂

  • @muktarmohamud937

    @muktarmohamud937

    5 ай бұрын

    😂😂😂

  • @funnyvideos-oz9gv
    @funnyvideos-oz9gv Жыл бұрын

    Khibrad aad ubadan buu hayaa waa inay dawladu kafaaidaystaa

  • @shiikhshucaybyuusuf5513
    @shiikhshucaybyuusuf5513 Жыл бұрын

    Takfiiir Inkaari idinku dhacday

  • @mahamedali6038
    @mahamedali6038 Жыл бұрын

    Ninkaan wlh nin daacad ah hada ay dowladu ka faaiideysanay karto qaali ah waaya arag ah courses badan qaatay fahmay khawaariijta iimaan leh wax fahamsan lkn ciladiisu waa kiya in uusan fahmin ama uusan ahayn nin qabiili ah waayo abgaal ka waxaa lagu wada dhagray qabiil kafovaansho in ay muujiyaan yacni so. Ali imo ayaa loo daray ilaa 1950 si loogu dhex noolaa do waana tan keenatay in mudulood ku aysan qabiil ahaan isugu a xirneyn isugu damqan lkn ay leeyihiin saxipnimo deris imo somalinimo

  • @dahirdubow8636
    @dahirdubow8636 Жыл бұрын

    Ayanle please probe him more to name the manager of Airport during that time.

  • @dahirdubow8636

    @dahirdubow8636

    Жыл бұрын

    It also seems he is foreign agent.

  • @abdishakurali3826

    @abdishakurali3826

    Жыл бұрын

    No need for him to name. He already mentioned him because of the year. It is public record who was managing the airport at that time

  • @xuseenyare3544
    @xuseenyare3544 Жыл бұрын

    Abuu ayaan mar hore ayee abaabinta diinta ka wareertay , mana toosaayo waligiis marka caqiidadan qalafsan wuu ku dhimanaya oo kaliyah. Waxan u naqaanaa anaga markan oo kale wadaad wareeray. Aakiro waraa jiro

  • @muktarmohamud937

    @muktarmohamud937

    5 ай бұрын

    Erayga caqiido halkee ka keentay? Kitaabka Quraanka kuma arag, axaadista nabigana kuma arag?

  • @adeerkaqarniga1-7-54
    @adeerkaqarniga1-7-54 Жыл бұрын

    Sweden?

  • @ducaysanemohamed6627
    @ducaysanemohamed6627 Жыл бұрын

    waa mujrim kan kun jeer haduu toobad keeno badu ma maydho

  • @MAbdikadirM

    @MAbdikadirM

    Жыл бұрын

    Roobowna? Wasiirka difaaca hadda waagii hore AS ayuu ahaa asagana ma daahir ay?

  • @ashoomars.1152
    @ashoomars.1152 Жыл бұрын

    Subxan Allah Waaxas aaya somalida Haysta🫢

  • @Fircoon-yare
    @Fircoon-yare Жыл бұрын

    Dagaalka 9 maalmood uu sheegaayo wlh waan xasuustaa waxaan jirey 15 sanno waxaan daganaa stadium muqdisho agteeda….

  • @ugaaskachannel7451

    @ugaaskachannel7451

    Жыл бұрын

    Hoobiyaha (fooriyaaye ) Misaanka dhuxusha oo gubanaayo ka xasuusta

  • @Fircoon-yare

    @Fircoon-yare

    Жыл бұрын

    @@ugaaskachannel7451 anaga xafadeena waxeey ka soo horjeedey xarunta xizbiga….. meeshaas wlh waa la isku farasaarey….. waxaa ku dhintey asxaabteyda badankooda eebbe ha u naxariisto dhamantooda….. fooriyoow ha isoo xasuusin

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 Жыл бұрын

    Wallahi waa runtiis meeqa jeer ayey xafadeena ciilbadanaaa

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 Жыл бұрын

    Khawaarij dad buu laayay toban waji oo kala duwan

  • @ahawsh
    @ahawsh Жыл бұрын

    Thanks Ayaanle,Abu Ayaan waa mahdsanyahay waxbadan run kamasheegin , islamarkaan aragtida WAHAABIYAD(Shabaab) waa qabaa,waxa u diiday siday u dhaqmeen laakin manhajkooda wali waa ka dhexguuxayaa,Abuu Ayaan wa khatar wali duugan ,any day ayuu la soo bixi karaa firkaa.

  • @najaxmaqsuud1374

    @najaxmaqsuud1374

    Жыл бұрын

    Beenta mhn intaas Ku jiray buu yiri wax dhibna magaysan waa been cad

  • @faridaaxmed4863

    @faridaaxmed4863

    Жыл бұрын

    Fikirka wahabism inka badan haaf qabto somaalida marka haf bulshada kamida wa shabaab sda ictiqadsanthy wxba madhaantid takfiir adna

  • @rahmamohamed5636

    @rahmamohamed5636

    Жыл бұрын

    @@najaxmaqsuud1374ayaanle wuu xanaaqay marku airport ka shaqo kadoontey oo uu dharki soo toshay ayaanle wajigiisa eeg xanaaq ma adoo alshabab ah kuyeh 😂😂😂

  • @Cabdirxamaan_Garanwaa252

    @Cabdirxamaan_Garanwaa252

    Жыл бұрын

    @@faridaaxmed4863 kala bar ma aaminsna, tan kale wahabism waa fikir cusub soomaaalida ma dhax qaadin , dhalinyarro kooban oo la duufsaday marka laga reebo, waana in hadda lala dagaalamaa

  • @abdirahmanxuseen8199

    @abdirahmanxuseen8199

    Жыл бұрын

    @@rahmamohamed5636 ayaanle laftiisa sidii wax xanaaqsan ayuu iska dhegayaa waar dawlada jogooyinka ugu mihiimsan wasiirada hayaa waa al shabaab vila somalia ayay ku jiraan iskaba daa aripot ka

  • @samiradan2
    @samiradan2 Жыл бұрын

    Nin soo jabay walee khawaarijtii😂

  • @mohamedabdullahi421
    @mohamedabdullahi421 Жыл бұрын

    Ayanle waxanjrclaan lahaa inaad kento qorsho looga hadlayo takfiirta qaainiin waaye

  • @bolididweb23
    @bolididweb23 Жыл бұрын

    Anaagaa yaabnay😢war waxani bili aadannimadii waykatageen

  • @lathany.3537
    @lathany.3537 Жыл бұрын

    Nin kan oo kale waxaa wanaagsan in uu warey siga ka qaado wariye qibrad sare leh oo ka soo saaro hadalada uu ku hayo caloosho maxaa yeeley sida uu u sheekeey nayo waa nin film hindi galey oo saaxiibadii oga sheekeey nayo maxaa yeeley wariyaha wuu ka horeeyaa waxuuna ugu jawaabayaa sidii si ay qibradi ku jirto si aanan looga soo saarin wax yaabaha uu soomarey. isagoo si taxader ah u jawaabaya

  • @Username11249
    @Username11249 Жыл бұрын

    Ninkani wax badan buu qarinayaa

  • @mustafaaden-cx8ui
    @mustafaaden-cx8ui Жыл бұрын

    It's unfortunate the nation soul has gone bankrupt! We have nothing to offer our youth...no worth of anything to protect. Just empty rhetoric !.So ,everything is possible.lets learn and appreciate the information we have gathered from here. We may make up our mind and think differently next time.

  • @Fircoon-yare

    @Fircoon-yare

    Жыл бұрын

    Soomali waxa lagu faafiyey dhaqan carbeed bro haka sugin rajo…….

  • @OsmanOsman-ge5st

    @OsmanOsman-ge5st

    Жыл бұрын

    ​@@Fircoon-yare Daqan arab maxa kawadha marka,

  • @caanoos
    @caanoos Жыл бұрын

    Asc. Wadaadkan waa qalqalsan yahay, in uu maskax ahaan u jiran yahay iyo in uu sirdoon ahaa labadaas mid waaye

  • @abdifitaahhassan4466

    @abdifitaahhassan4466

    Жыл бұрын

    sirdoon wuuba ahaa bee

  • @QTV114

    @QTV114

    Жыл бұрын

    Aad baa ufahantay maskaxda waxbaa kajira

  • @cryptocarrency
    @cryptocarrency Жыл бұрын

    Wax weyn ayaa qaldan baaris ayee u baahan tahay arinkaan

  • @arzakfamily8565

    @arzakfamily8565

    8 ай бұрын

    Aniga waxan ka diiday marku dhahayo shacabka yan la leynin itobiyanka ha so dhaweyan adinka difaci wayay wa been hobiyaha umada dhameyay wu oga kuwa ridayay

  • @abdullahiali9933
    @abdullahiali9933 Жыл бұрын

    Ayaale waxoow leeyahay Shabaab ninkalane waxoow leeyahay qawaarij magacee sax ah

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH Жыл бұрын

    Laguma baraarugsana weli waxa la dhac dhaceynaa shabaab (LCT) iyo ururo kle hadaan hadda laga hor tagin hadhow dabo qabasho maleh takfiir/shiico iyo jiiniyo kle dad shisheeye ah baa dhaqaalo ku bixiya si dalkaan marna madaxa kor ugu qaadin.

  • @kingcfVlogs
    @kingcfVlogs Жыл бұрын

    😢😮

  • @mahadabdihassan3326
    @mahadabdihassan3326 Жыл бұрын

    Somalia 🇸🇴 xal malahaa is badal badal

  • @rahmaali5594
    @rahmaali5594 Жыл бұрын

    SOMALIYEEY NINKAN WAA NIN LA SO DIRSADAY WAXUU LA SHAQEYAA SWEDEN EE ISKA ILALIYA SOMALIYEEY

  • @faiza9305
    @faiza9305 Жыл бұрын

    Dowlad ma jirto waaa wareeey

  • @rashkainaabdullahi8624
    @rashkainaabdullahi8624 Жыл бұрын

    Ayaanlow qeebta airportka marka la soo gaaray maxaad u xanaaqday😂

  • @husseinAli-jz7kl
    @husseinAli-jz7kl Жыл бұрын

    My opinion Ninkaan markan qiyaasey wuxuu ahaa basaas ay dad kale sodirsadeen waayo? Wareysigiisa ayaa laga dhexfahmayaa inta meel ee uu kadoogudbiyey report waa siday ila tahay

  • @user-cp2ep6cy2u
    @user-cp2ep6cy2u11 ай бұрын

    Alla muxuu wax qarinayaaa illhy baa Kala xisaabtamin Malin aan fogay waxaad dhibaatada aad umada somaliyeed u Gasaty

  • @mahadalle2528
    @mahadalle2528 Жыл бұрын

    Ninka takfiirka ah uu ka hadlaayo aad ban u aqaana xita ninkan Qisadiisa 2017 ayuu iiga sheekeyay. Inuu dhihi jiray waan Is qarxinaa dadkana uu ku dhiira galin jiray Ninkan shekadiisu wey kala dhimantahy

  • @Ma_Ogtahay24
    @Ma_Ogtahay24 Жыл бұрын

    Waa nin jabay wlh.

  • @umumahirchannel8841
    @umumahirchannel884110 ай бұрын

    Cumar xaafadeenu daganaay ibadan waala xiray godka jilacow marwaliba lagu xiraa xaaskiisana waa mid xer xeran wllhi cabsi nagu dilay alxm weynaga guuren hada lakin xaaskiisa waa halis iyagey kadaran tahay😂

  • @Dramiin
    @Dramiin6 ай бұрын

    Kan wareesigiisa ka badbadin ayaa ku jirta isagaa is xayeesiinaaya 😂

  • @AxmedCasaawe-fp1uh
    @AxmedCasaawe-fp1uh6 ай бұрын

    Sxb xariifkan waxba ka ma so saari kartit ee hays ka hadlo un

  • @xaliimoxasan3302
    @xaliimoxasan3302 Жыл бұрын

    ayaanloow ninkaan hadalkiisa waa iskahoryimid ee adiga iskailaali Al Aana ninkaan umabagin Aniga ayaanle intebi iskajir ninkaan ayaanloow ninkaan hadalkiisa Dib udhageeyso oo hadalkiisa miizaan Saar sifiican

  • @QTV114

    @QTV114

    Жыл бұрын

    Alxaqiiq

  • @cabeeysubagle1388
    @cabeeysubagle1388 Жыл бұрын

    Ayanle ninkan wax badan ayuu qarinaya waaya horan u arkay isagoo la wareysanayo sida darteed waa jaajus ay Sweden soo dirsatay

  • @Wasiirka98
    @Wasiirka984 ай бұрын

    Ninkani waa basaas alshaydaana ama reer yurub u shaqaynayaY wakhtigaa lkn waa khabiir sida dadka sheekadda loogu bedelo aad u yaqaan kolba dhinac buu ayaanle ka maray su aaashuu waydiiyaba dhinac kaluu ugu wareegayaa ayaan qudhiisa xaqiiq soo bandhigid kama ah waa Views raadis kaliya Somali munaafaqnimo kama dhamaato 😢😅

  • @arzakfamily8565
    @arzakfamily85658 ай бұрын

    Macalinkii niikada o maxakimta galay wale wa qofka ugu yar o kamid aha wayo kuwo wadamdoda kaso Fakada ka buuxay yaab

  • @Fiiqoow96
    @Fiiqoow96 Жыл бұрын

    Ninkaan wax badan u qorinayaa haduu toobad keenay ilaah haka cafiyo wajigiisa waxa iiga muuqda inu wax qarinayo

  • @mohamedhuseen8235
    @mohamedhuseen8235 Жыл бұрын

    dad badan airport ka kashaqeen jiray oo ladilay waqtigaas tolow yaabasaasay.

  • @mohamedjama7231
    @mohamedjama7231 Жыл бұрын

    Ninkan in wareesi laga qaado ma ahayn e dowlada in u la shaqeeyo asigo meelna warbixin siin u dowlada un wax walba usheego ayaguna sifiican u wareestan, baaritan ku sameyan wax badana ka bartan sida asago Sweden ka imaday maskaxda loga dagay o lo shaqaleyay ayagana u tashkiiliyan lana shaqeesto. Hadi cademo kuso baxana inu wali yahay la cuno markas.

  • @faiza9305

    @faiza9305

    Жыл бұрын

    Dowlda ma jirto kuli waa khawarij

  • @realityreality8301
    @realityreality8301 Жыл бұрын

    Ninkaan armuu ahaa nin lagusoo dhex darsaday Maxaakiinta!

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad802711 ай бұрын

    Dowlada ayaa maanta shabab ah, Xasan shiikh, Mahad salad, wasiir tiktolk, rooboow, Aadan madobe, IWM

  • @xasanhiil4812

    @xasanhiil4812

    11 ай бұрын

    Adina itobiyan ayaa tahy mahanoo

  • @abdulhalimrijaal3899
    @abdulhalimrijaal3899 Жыл бұрын

    Ninkani haduu aduunyada kale ku noolaan lahaa waa la xidhi lahaa waayo hada waxa uu iictiraafay waxa uu soo qabtay, ala imisuu dad dilay ama shirqoolay umad masaakiin ah. Ilaahay idin xasuuq

  • @diiriyeibraahin

    @diiriyeibraahin

    Жыл бұрын

    Saa dadku Uma fahahaana waxay moodayaan inuu xadiis akhriyayo waa caadifad kaliya

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын

    Maantaa ka musuq badan markaas yaase ladagaalaayo dowladaan madaxweynahaa 1 ka ahee

  • @caasha93
    @caasha93 Жыл бұрын

    Wale waruntiis aniga aya sodohdey takfiir tahay waxay isiisay cajalado iyo kutub akhriso ayey dhahday dad ayey igu xidhay meshan degana degan markey aragtay inaysan wilkeda karayn ayey ani isku daydey inay iso geliso waxado dadka dhan waa mushrikiin ayey dhahan aakhir Kenya ayan so adey waxay wilkeda kudhahdey adigu tag ee gabadha iga tag hoyo madama an yara o anxiiseynayey kenyada lashegayo iyo ninkeygaba waxan dhahay maya maya hoyo wan racaya kadib waxay dhahdey isii kutubteyda iyo cajaladaheyga madama aa dhul gaalo usocotid wana siiyey

  • @barliin01

    @barliin01

    Жыл бұрын

    Ilaa hada way tahy miyaa Allaha soo hanunsho😢

  • @caasha93

    @caasha93

    Жыл бұрын

    @@barliin01 ha wll Amiin ayakuna inaga ayey inaleyihiin Alle haidinso hanunsho waa duco wanagsan dhamaanten Alle Haina wada hanuunsho lkn ayaku waxay kuxunyihiin gaalo ayey inohaystaan mamada sxbo Aya nahay wan lashekeystay wax badan waxay idhahday 73firqo ee diinta lagu shegay anaka aya sax ka ah waxan dhahy hoyo mawaxad aminsanahy intadan takfiirka noqon inad gaal ahayd weliba xata walidka oo Adan wado sax ah kudhalan wana sida ay aminsanyihiin

  • @husseinaden7560
    @husseinaden75603 ай бұрын

    Kkkkk tasbiixda badiya

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 Жыл бұрын

    Suufiyo Ashaacirah iyo Tabliiq qof aan ahayn oo wadaad ah ha aaminin, ilmahaaaga ka ilaasho

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl2281 Жыл бұрын

    Maninmankan aya dhahaya shaqadadi wadamatee meshe isgatag Nairobi ayan iska adan kulaaha wa beeen caad cidaad khayani lahed usheg deh waxas wili wadagar qabee inu ayaga katirsanyahay iyo inu rer galbedka lashqeyo walabadaas un.

  • @soomaalisomalia3758

    @soomaalisomalia3758

    Жыл бұрын

    Reer galbeed ayaa soo dirsaday ninkan, reer galbeed iyo maraykan ayaana wada waxan.

  • @faridaaxmed4863
    @faridaaxmed4863 Жыл бұрын

    Lama yaabani inuu galay hadana kasoo baxay bal kuwaas baaba ugu nacayb badan tankle bulshada madaxa ay kaqabsadeen schooladi iyo madaaristi ay lawareegen yaranteydi wxa xasuusta dowlada wxa uhestay gaalo ilaa 2015-16 imtixnka dowlada markaan ufadhiistay wxa na ilaalinaye ciidan markan kaso baxay howlki wxaa arkay mid tukanaya waan layabay sduu utukanaya asoo gaal ah maalinkaas bilaabay inaan nacayb uqaado macalimiinti beynta nagu soo aqrinaye sandaha bdn lkn wxa layab ah macalimnti wxaas nagu aqrin jiray inay hada dowladaba katirsanyihiin

  • @abdisamadhussein3924

    @abdisamadhussein3924

    Жыл бұрын

    Cajiiiib 😮😮

  • @faahiyedhoodi7296
    @faahiyedhoodi7296 Жыл бұрын

    Kan waa waalan yahay club house buu ka qaylin jiray

  • @HassanBasri725
    @HassanBasri72511 ай бұрын

    Ninkan waa in lala xisaabtamaa! Wuxu ka sheekaynayo kamid ayuu ahaa!! Wuxu kamid yahay kuwii dadka Soomaaliyeed laayay

  • @eidqadirzhaqale
    @eidqadirzhaqale Жыл бұрын

    Kan was al shabaab agency cadawgaaga kadhawoow si aad ukasbato hada shaqadiisa wadada ufuran fikirjayga wali ninkani mission kujiraa

  • @xuseenyare3544
    @xuseenyare3544 Жыл бұрын

    Ayaanke waxey ahayd in aad weydiiso yaa caabudo owliyada ama yaa ayaga baryo.

  • @loktaktel1258
    @loktaktel1258 Жыл бұрын

    Abu Ayaan xiliga aad adiga abniyadka heysatay dadka la dilay waaan ka war qabtaaa hadii adan dilin xitaaa

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade5036 Жыл бұрын

    Cashirada cashirada ha ku haynin ayaanlow adaan cashir diin horay u soo bananine sideed mid diintisu saxan tahay iyo gafsan cashirkoda ku ogaan kartaa😂😂😂😂 suufiyada marku jafayo waa naxsan tahay

  • @ahmedeid8898
    @ahmedeid88984 ай бұрын

    😂😂😂😂😂abuu ayaan wareesi shactiradiisa wato😊

  • @assadabdillahi1461
    @assadabdillahi14619 ай бұрын

    Sheekadisu madhanystirna ninkan way iskadabawareegaysa sheekadisu wax wada dul roor ah ayu la sheekaynaya lakin waxbadanba uqarsoon

  • @Am3n26
    @Am3n26 Жыл бұрын

    Khidada hoobiyaha wa khidada ay isticmalan huwanta laascanod si dadka iyo S/land u colaysiyan.

  • @user-zo1rx9fx1g
    @user-zo1rx9fx1g Жыл бұрын

    Tasbiixda badiya kulaha hhhh

  • @FadumoMohamed-us3wz

    @FadumoMohamed-us3wz

    Жыл бұрын

    eey eey dhalay wye😂😂

  • @dalaiblob5073
    @dalaiblob5073 Жыл бұрын

    Kum jirin buleyshsy hadan waa kamid waraysigan waku wareray

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 Жыл бұрын

    mashaalaah 😂❤❤❤❤

  • @Mariam-Hussein94
    @Mariam-Hussein9410 ай бұрын

    Abuu Ayaan kaa idaacada ka maqli jiray miyaa 😂 mise mid kale

  • @Abdirahman2323
    @Abdirahman2323 Жыл бұрын

    waa kan waa khalkhaley

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl2281 Жыл бұрын

    Ninka hadalaa badaan oo been ayu shegi hayaa waxabaa ligayabaa inu hadaaba yaahay shabaab kadigtoonow

  • @barrelyrics3811
    @barrelyrics3811 Жыл бұрын

    Nin kan danbi kastaa wuu iska saaraya lakin wax badan buu og yahay raga dhintay garane kuwa nool maxa u shegi wayday 😂😂

  • @walalkamilini8386
    @walalkamilini8386 Жыл бұрын

    Ninkan asaga hadii u cidas kabaxay information kan ubixinaya so dhib umakenayo yu iskuhalaynaya asaga madowlada ayu katirsanyahay mya ayanlow meshan umabogin adi Lee ya ilkaha laguguqadan

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg536339 ай бұрын

    Xaaraamigaan u fiirso suu ugu faraxsanyahay wuxuu falay.

  • @DisobedientGoy

    @DisobedientGoy

    6 ай бұрын

    Why did you delete your English comment?

  • @Runsheeg53633

    @Runsheeg53633

    6 ай бұрын

    I didn't deleye anything. Mayne Youtune removed it. But why did you ask?

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын

    Nimankii maxaakimta waa wuxuu ilaahey ujabiyey bal arag godane ninka ajaanibtaa reerkiisa suu uga iibsaday kenya waa dad wada munaafiqiina

  • @badrinr5345
    @badrinr5345 Жыл бұрын

    Ninkaan wax badanuu qarinaa Qaatil ween ayuu u egyahay

  • @libanshire1661
    @libanshire1661 Жыл бұрын

    Is ilaali lee hada yaan kub lagu siininee

  • @jamaabdi-ym6dr
    @jamaabdi-ym6dr Жыл бұрын

    waresiga waxaan ka fahmey in been iyo barabagaando show ah naloo dhigaayo wariyaha iyo ninka u waramayaba waxay noo sawirayaan waaqic aan xaqiiqa ahayn waayo ninka la waresanaayo wuxuu sheegay inuu nin mutacalin ahaa qofka mutaclinkaana waxaa lagu yaqaan inuu qadiyad leeyahay waxna miisaami karo hadalkiisa waxaa ku badan waxaa laigu qanciye iyo waa laiga dhaadhicyey iyo waa laigu tashkiiliyey marna wuxuu leeyahay macalinka dance yaan ahaa marna wuxuu leeyahay takfiir yaa wax iga dhaadhicyey gunaanadkii war aan soo koobe ninkaan jaajuusnimo yaa logu soo diray maxaakiimta

  • @jamiilociise2986
    @jamiilociise29869 ай бұрын

    Ninkan waadadka hadba meshu shah kacabayo raca wax diin ah xata mahayo ee allow intaxun umada kabadbadi

Келесі