ABDIFATAH YARE IYO ANI BARNAAMIJKI CIIDA IYO SECRET TALENT party 1

ABDIFATAH YARE IYO DALMAR DEEQSI BARNAAMIJKI CIIDA IYO SECRET TALENT party 1

Пікірлер: 68

  • @saacidsiciid9043
    @saacidsiciid9043 Жыл бұрын

    fanaanka keliya aaan sooo raaadiyey inuuu nolyahay iyo inuuu dhintay wlhy wan fanaan aan fankiisa jeclaaaa ala cimrigiiisa haw barakeewyooo mashalh❤❤❤

  • @najaxnayruoz76
    @najaxnayruoz762 ай бұрын

    Abdifatax ahmed muuse tacabiir abdifatax yar walhi aad ban ku jclyeh hatal aan wan ku radiyoh wllo allh ha I ka tuuso intnu nolnyeh❤❤

  • @abdirahmanmohamed4971
    @abdirahmanmohamed49712 жыл бұрын

    Saxib codsi waaye abdifitah igu salaan wlh wan tageraa gurigeyga dhan walaga tageraa legendkaas aad ban u salamayaa❤️🙏🏾

  • @jamiilamaxamuud2852
    @jamiilamaxamuud28523 жыл бұрын

    Wlhy wan jeclaa fnnkan my FV singer 🥺❤

  • @faizarashidosman5854
    @faizarashidosman58542 жыл бұрын

    MashaAllah Alfanan Abdifatah yare my favourite singer all the time.

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi3 жыл бұрын

    AbdifataH tacabir boqorkii Codka Xidigii GoboLka togdheer MasHa Allah Ender 🥰

  • @achmedhussen10
    @achmedhussen106 ай бұрын

    Masha Allah Legend Abdifatax Ahmed tacabir Abdifataxyare respect heestii facebuuga kala soco igu sodhacdey😍

  • @ezmarkhan9197
    @ezmarkhan91973 жыл бұрын

    Sxb the legend boqorka codka Abdifitah axmed tacabir ayaa noso qabatay keep going

  • @sadajibriil9212
    @sadajibriil92123 жыл бұрын

    Macha allah guulyso bro 🤩

  • @shaka_music570
    @shaka_music570 Жыл бұрын

    Hadu fan la heeso jiray Shaqsiyadi aan u qiray inu ahaa Kii calanka u hayay intii dhaxe ayuu ahaa

  • @nafiisamohamoud8892
    @nafiisamohamoud88923 жыл бұрын

    A/fatah tacabir well done wll

  • @ibnubindhe7410
    @ibnubindhe74103 жыл бұрын

    Eid mubaric.....🔥

  • @caanokadhan4699
    @caanokadhan46993 жыл бұрын

    Maasha allah abti dalmar deeqsi waraysi qurux badan adiga ex fanan cabdifatax Yare

  • @rushdaa1840
    @rushdaa18402 жыл бұрын

    The fan missed you Abdifatah

  • @musesiciid3367
    @musesiciid33673 жыл бұрын

    Hore usoco wll alfaan cabdifatax yare hadiiba aad so qabatay

  • @badriaissa6110
    @badriaissa61103 жыл бұрын

    Mash Allh wll hore usoco

  • @a.joseph8541
    @a.joseph85413 жыл бұрын

    big legend tacabir🙌

  • @hayatmohamod2360
    @hayatmohamod23603 жыл бұрын

    Mashallh wllo go forward 👏

  • @nimodeak4952
    @nimodeak49523 жыл бұрын

    Yes I'm first

  • @dalmardeeqsimedia1536

    @dalmardeeqsimedia1536

    3 жыл бұрын

    Masha Allah you first ❤️

  • @abdulaziizabiib4690
    @abdulaziizabiib46903 жыл бұрын

    Waxan imika waraysi lama odhan karo ee waa maalaa wayacni ninkani waa Fanaan weyn oo heesihii aad loo jecel yahay markaa nay ahayn waxyaabahan yaryar inaad waydiiso ee inaad waayihiisii fanka aad wax ka waydiiso ayay ahayd Part 2 u samee oo si fiican waraysi uga qaad Intaasina waa iga sixid Mahadsanid saaxb

  • @suheybdaahir1158
    @suheybdaahir11582 жыл бұрын

    alah abdifitax yare ahaa nio wan uxisnay nio tiltii wow beertay odagu 😂😂😂

  • @madalsanmadalsan5456
    @madalsanmadalsan54563 жыл бұрын

    Ciid Mubarak wallo

  • @nimomuse6641
    @nimomuse66413 жыл бұрын

    Go forwd bro

  • @ducaalemaxamd2799
    @ducaalemaxamd27993 жыл бұрын

    Abdifatax tacabir wlhi adunyadan u jeclhy barnamijkiisa noo badi sxp intena kala xiriir wlhi

  • @dalmardeeqsimedia1536

    @dalmardeeqsimedia1536

    3 жыл бұрын

    Haye wallo wan so Badinaya Insha Allah

  • @Jasmine18815
    @Jasmine188153 жыл бұрын

    Allah haku xafido Abdifatah yare

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq91573 жыл бұрын

    Nin lawaayay abdifatax tacabir walal.markasta noso celi🥺🥺🥰

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail91572 жыл бұрын

    Fanku mtku dharaf lha wa mrku cifth yre jogay🤴🤴

  • @sultan_guleid1489
    @sultan_guleid14893 жыл бұрын

    The only lagend abdifataah ahmed tacabir ragii fanka lahaa

  • @naemaaadan6396
    @naemaaadan63963 жыл бұрын

    Eid wNagzan

  • @ismahanmawlid2399
    @ismahanmawlid23997 ай бұрын

    Ninka kaliyeen jecly abdifataah yare❤

  • @princessaloora7911
    @princessaloora7911 Жыл бұрын

    Ninkan waa lagand🥰

  • @nastehaismail7054
    @nastehaismail7054 Жыл бұрын

    Waaaw abdiftx yare

  • @Ahmeddeeqiimaan
    @Ahmeddeeqiimaan11 ай бұрын

    Cabdi fataax axmed tacabir nin qaaliya o runtii an fankisa ku raxeysto we miss his talent but he gone right way ❤❤❤

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo89463 жыл бұрын

    Ciid mubarak all somali and muslims

  • @mohamediraad4050
    @mohamediraad40502 жыл бұрын

    Legend

  • @abeercadar3826
    @abeercadar38266 ай бұрын

    Fanaakeyga❤

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Жыл бұрын

    Maanshaa'allaah. I love this guy wallaahi♡ heesihiisa markaan daawanayo waxaan daalacdaa ilaahay baa wax daalacdee qalbigiisa, hab_dhaqankiisa iyo hab_fikirkiisa. Waa qof aad u degan, xasiloon oo niyadsan. Aad baan u taageeraa run ahaantii waxaan dareemaa inaan ku dego codkiisa. Waxaanse dib ka ogaaday inuu nin inaadeerkay ah oo reer Burcaa yahay.😁 legend labo maaha. Barnaamijkiisan waan ku casariyeynayaa shaax iyo cake baan iska cunayoo markaasaan youtube soo galay.

  • @Nabaddoon.

    @Nabaddoon.

    Жыл бұрын

    Mashaalah Legendku ileen waa reer burco

  • @Nabiil47

    @Nabiil47

    Жыл бұрын

    Waa reer burco waliba xaafadii october weeye

  • @Naagnool124

    @Naagnool124

    Жыл бұрын

    @@Nabiil47 ma xitaa reer October baa? Oo goormuu ka tagay? 2018 wixii ka dambeeyey baan anigu soo kacay isagoo fanka ka maqan.

  • @Nabiil47

    @Nabiil47

    Жыл бұрын

    @@Naagnool1241989 buu ka tagay wadanka Norway buu daganaa aabihi ahmed muse tacabir baa la odhan jiray isna fanan-bu ahaa

  • @Naagnool124

    @Naagnool124

    Жыл бұрын

    @@Nabiil47 oo idinku ma wax baad isku tihiin? Tacabir baa ii muuqdee😂

  • @amirismaacil2592
    @amirismaacil2592 Жыл бұрын

    Ilaahay haw naxriisto hadraawi

  • @saacidsiciid9043
    @saacidsiciid9043 Жыл бұрын

    Eeed wanaaagsan soomali maxamd🎉🎉🎉

  • @khadraomar2163
    @khadraomar2163 Жыл бұрын

    ilmabtidayday oo is waraysanaya❤❤❤

  • @foodtasting5987
    @foodtasting59873 жыл бұрын

    Ciid wanagsan huuno qaali

  • @canbarocolay6756
    @canbarocolay67563 жыл бұрын

    Wax wacan baad sameysay Cabdifatax axmes muuse tacabir💕💕❤❤❤

  • @shamsomaxamed429
    @shamsomaxamed4293 жыл бұрын

    From moha

  • @amiinaraab5020
    @amiinaraab50202 жыл бұрын

    Nin aan tagero Abdifatax Ahmed tacaBir

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro3 жыл бұрын

    BARO CARABI MEELKAST.JOOG

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul31782 жыл бұрын

    Legend Abdifatax Yare Tagero U Ahaa 🎻

  • @Xirsishow
    @Xirsishow3 жыл бұрын

    woof caleek

  • @nimohassanali8008
    @nimohassanali800811 ай бұрын

    sometimes waan u xanaaqa abdifatah why uu fanka uga baxay sababto ah waan u xiisay ilaa xad🥹

  • @sabaadabyan4273
    @sabaadabyan42732 жыл бұрын

    War maalycniga kla amusing ninja ama si wcn u wareeso ama ja army's

  • @abdurahmaansamriye9748
    @abdurahmaansamriye97483 жыл бұрын

    Abdifatah Ahmed Tacabbir, dadka dhifta ah ee fankii dhexe laga dilo ayuu ahaa.

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 Жыл бұрын

    Wuu is badalay 9 sano buu maqnaa

  • @Abuisra949
    @Abuisra9493 жыл бұрын

    Ma ookiyalihi ayaa iga xumatay mise cabdifatax timoow yeeshay🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @ahmedjamac8421

    @ahmedjamac8421

    3 жыл бұрын

    Ninkan marku britain jogay aad buso hesay

  • @aminaabyan6373

    @aminaabyan6373

    2 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @saacidsiciid9043

    @saacidsiciid9043

    Жыл бұрын

    😂😂😂

  • @carfoonofficial9416
    @carfoonofficial94162 жыл бұрын

    Bal nin weyn oo xayawanked ugu jeceshhy la weeydiinaayo mxaa wye😡 Wr ninka si fcn ina u waresatee eheed oo wayihisii fanka ka waresatee eheed yqeey😢

  • @dalmardeeqsimedia1536

    @dalmardeeqsimedia1536

    2 жыл бұрын

    Wallo fanka wuu ka baxay marka fanka iyo aafarihiisa midna ha igu so qaadin bu dhahay

  • @carfoonofficial9416

    @carfoonofficial9416

    2 жыл бұрын

    media haamedia ha waa caadi mrkas🥺

  • @butterfly_n42

    @butterfly_n42

    2 ай бұрын

    😂😂alla wn qoslay wlhy wareysiga aan sugeynay mhn ee wxkle baala keenay miyaa