ABDALLA 15 DAQIIQO KOR U HAAY QASHINKA MADAXA GASHO - QABRI & MALAKUL MOWT - XUKUN & LACAG UGU ADKAA

Ойын-сауық

Пікірлер: 369

  • @XzaBrIboy-5
    @XzaBrIboy-54 ай бұрын

    Caawa waaa 15 shacbaan Qof wlba waxaan ka cod sanayaa inuu u duceeyo wllo heena falastiin

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion4 ай бұрын

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato i.a🙏🙏🙏

  • @Rayaan277
    @Rayaan2774 ай бұрын

    Kusaliya rasuulkeena محمد صلى الله عليه وسلم❤🕋☝🏼

  • @user-km3qo9vu7i

    @user-km3qo9vu7i

    4 ай бұрын

    Scw scw❤❤❤❤

  • @suhuurmuusecali9993

    @suhuurmuusecali9993

    4 ай бұрын

    Scw scw❤

  • @nastexoabdiabdi1590

    @nastexoabdiabdi1590

    5 күн бұрын

    Scw scw

  • @AbuBakar-kq1dg
    @AbuBakar-kq1dg4 ай бұрын

    Mxa adna nocasa thay asad iyo taliya kashay soqabo abyo mcn please wanakacodsi

  • @Msshoreyusocod2
    @Msshoreyusocod24 ай бұрын

    Ku saliya xapiibkena Mohamed sallalahu caleyhi wasalam ❤❤

  • @hanijamac137

    @hanijamac137

    4 ай бұрын

    صلى الله عليه وسلم ❤❤

  • @CumarYare-jr7wv
    @CumarYare-jr7wv4 ай бұрын

    M.a adna naida wa cavimade allh ha ubog siyo yaristena 😢😮🎉🎉😊

  • @zamiraqurux874
    @zamiraqurux8744 ай бұрын

    Allh cadnaan ixtiram badan mnzha allh 😢

  • @umalkhair6891
    @umalkhair68914 ай бұрын

    Maanta wakhtigii waa noo bashay waad soo dadajisay adnooy shukran habeen uun ban sugi jirnee❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash4 ай бұрын

    : 🥰Wuxu safray isago 12 jir ah 🥰Wuxuu gursady isago 25 jir ah 🥰Waxa lasodiry isago 40 jir ah 🥰Wuxu hijroday isa 53 jir ah 🥰wuxu dhinty isgo 63 jira

  • @user-gl9wd2xh5s

    @user-gl9wd2xh5s

    4 ай бұрын

    Nabigeena Mohammed scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-pg1ig9lp8w
    @user-pg1ig9lp8w4 ай бұрын

    ASAD HAGIO KEEN PLZ PLZ LAKE SAARA ASXAABAY

  • @Mandeeqa

    @Mandeeqa

    4 ай бұрын

    Adan blse blse🙏🙏

  • @Mineyyyyyyy

    @Mineyyyyyyy

    4 ай бұрын

    Watar miyaa😂mar horalakene😳wah asad io amiro we isla ciyaren

  • @user-pg1ig9lp8w

    @user-pg1ig9lp8w

    4 ай бұрын

    @@Mineyyyyyyy niyay iga dhac

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan49434 ай бұрын

    Saxaaf walaahi caawa waan idiin duceeyay saan u qoslay carabiga aakhiro nagadhafa 😊😊😊😊😊😊 gabadhas oogu so celiya we love here waa daacad❤❤❤❤❤

  • @user-no9bj4zo2e
    @user-no9bj4zo2e4 ай бұрын

    Next saxf iyo adna

  • @user-kf1do3ky5f

    @user-kf1do3ky5f

    4 ай бұрын

    𝐇𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐧𝐚𝐪𝐚𝐧𝐞𝐬𝐨 𝐚𝐦𝐢𝐢𝐫𝐨 𝐪𝐮𝐫𝐮𝐱😮

  • @Supr93

    @Supr93

    4 ай бұрын

    bug that is in by my right eye I’m in a 😢😅

  • @maskamadow1
    @maskamadow14 ай бұрын

    محمد ﷺ الرسولله❤❤❤❤

  • @Khadiijoabdiosmaan
    @Khadiijoabdiosmaan4 ай бұрын

    Kkkkkk Adna gabadhaan waa funny wlhi wayo cabdalle kor uqaad nofahfaahihee aqwaan 😂😂😂😂😂❤❤❤🎉🎉

  • @user-pz7jd5jq1g
    @user-pz7jd5jq1g4 ай бұрын

    Kusali xabib keena muxamed scw scw ❤❤🥰🥰💯💗

  • @nimcoomer9013
    @nimcoomer90134 ай бұрын

    Next time Nafisa soo qabo pls 🙏🙏 inta igu raacsan 👍

  • @XzaBrIboy-5
    @XzaBrIboy-54 ай бұрын

    Illhy ramdaan cafimaad hana gu gaadh sito intii dhibaateysana illhay dhibta ha ka saaro

  • @user-gm4gz3xf4r
    @user-gm4gz3xf4r4 ай бұрын

    Coming soon 1m Team adna channel is mujiyaa ❤❤❤

  • @hindaabdulahi8329
    @hindaabdulahi83294 ай бұрын

    Wllhi gabadhan caadi ma aha wllhi keep going sis 😩❤️‍🔥👸

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch4 ай бұрын

    Kusali Nabigeena محمد صلي الله عليه وسلم ☝️❤️

  • @farxiyocqadir-nt1ym
    @farxiyocqadir-nt1ym4 ай бұрын

    Adno plz abayo mcn intii Ramadanka Lagaarin kaashey io asad geymkan Kuba lami🙏🙏🥹

  • @hallayusuf-tz6gb
    @hallayusuf-tz6gb4 ай бұрын

    saxaaf adna keep going noo soo badi please ❤❤❤❤❤❤

  • @user-ik3wr5ik7x
    @user-ik3wr5ik7x4 ай бұрын

    Luqad ayeey weydisay wuuna saxanyahay ❤ koley lajad ma weydinin

  • @aniisaxussen2074
    @aniisaxussen20744 ай бұрын

    NabiGa ku zaki salalaahu caleyhi wasallaM

  • @user-ob7lt1yn1s
    @user-ob7lt1yn1s4 ай бұрын

    Saxaaf wakusalaamay lajan horay usoco Wab marwo adna waakuhilmaamirabay ❤❤ Imk iyo Asad inookeena❤❤installed allah waainka sugaynaa Aaqir kalaam salaada aankuda daalno❤❤❤ walaalahaygiyow kusaliyana NABIGA (N,N,K,H)❤❤❤❤SCW ❤SCW

  • @Mawahib215
    @Mawahib2154 ай бұрын

    لااريد كلام كثير Wa sax 100%

  • @AyuubMoha-jh8nc
    @AyuubMoha-jh8nc4 ай бұрын

    Ased xaji iyo Amira soqabo Adno Asxbt an garsino walashen 1m wax yar ka dhiman insha Allah

  • @MumtazAbdiali0123
    @MumtazAbdiali01232 ай бұрын

    Cadnaan io samia soo qabo plz❤

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan49434 ай бұрын

    Gabadha welove you reer marko aan soo xasuustay dad aanan faan aqoon waxaas ma aqaan waa ma aqaan really i like her 😊😊😊reer awbaale aa ku salamaysa😊😊😊

  • @user-vo4cd3eg5w
    @user-vo4cd3eg5w4 ай бұрын

    Abayo mcn waxaan dhan waaleyga daranyehee naahida seyku thy😢😢😢

  • @cabdifitaxcaabi1980
    @cabdifitaxcaabi19804 ай бұрын

    Dadkan camal oo badan u baahanahay yah❤

  • @Mss-Sahra
    @Mss-Sahra4 ай бұрын

    Next Adna iyo saxaaf❤

  • @AdnaMohomet-qb9lv
    @AdnaMohomet-qb9lv4 ай бұрын

    Adna gabadh kaliya ila magac ah❤🎉

  • @ridwaancabdi412
    @ridwaancabdi4124 ай бұрын

    Soo Qabo Koko iyo zaki somalia ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-tm1yv8dd2r
    @user-tm1yv8dd2r4 ай бұрын

    Plz adi iyo adna tartama oh my couples inta igu raacsan❤😂😢

  • @user-sc9vu6jj3p
    @user-sc9vu6jj3p4 ай бұрын

    Wilkan masha allah ❤😢 cadnan ixtitam dagnan jah ❤❤

  • @user-ui5kc5rf9c
    @user-ui5kc5rf9c4 ай бұрын

    One like 👍❤️team adna

  • @user-yf7le3uy9s

    @user-yf7le3uy9s

    4 ай бұрын

    Ok❤

  • @user-eh6bg9in4w

    @user-eh6bg9in4w

    3 ай бұрын

    😢😮😊😊​@@user-yf7le3uy9s

  • @wabaxa
    @wabaxa4 ай бұрын

    SAXAAF Masha 😢wali WAAN qoslay thank you

  • @tuney.cabdulahi.
    @tuney.cabdulahi.4 ай бұрын

    Allah is One

  • @user-ku5on5eh7u
    @user-ku5on5eh7u4 ай бұрын

    Qofkii ugu horeyey plz like 😢😂❤

  • @hamdimohamed2240
    @hamdimohamed22404 ай бұрын

    Manta casar aya wax sodeyse ❤

  • @aminaelmi5401
    @aminaelmi54014 ай бұрын

    Team adna keep going for 1M❤

  • @nazriin2332
    @nazriin23324 ай бұрын

    M.a gabdhaan funny waaye iga qoslisay caawa wlh😂😂😂😂

  • @okiisajiisi7476

    @okiisajiisi7476

    4 ай бұрын

    Waa looga horeeyey

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan1894 ай бұрын

    Team adna coming soon 1m❤

  • @Hayad-13478
    @Hayad-134784 ай бұрын

    Cadnaan Cadnaan big resbect❤❤❤ inta saxaaf cadaaladiisa jecel saxaaf legen😊❤

  • @Xalimokapur12
    @Xalimokapur124 ай бұрын

    gdnhan funny wye wllhi😂😂😂plz mahres uken 😂

  • @ayanmuhumed9375

    @ayanmuhumed9375

    4 ай бұрын

    Wlhi ha loo keeno waa 2 xaraapo ah😂

  • @SafiyaahmedMohamed-wh3ho
    @SafiyaahmedMohamed-wh3ho4 ай бұрын

    Barnaamij cawa ugu qosolka badnaa

  • @iqlaasomar436
    @iqlaasomar4364 ай бұрын

    Labadii qof o ugu horaysay ayagoo nadiif ah kala badiyay ukuna aan cabin iyo basbas

  • @user-go5of3yo3q
    @user-go5of3yo3q4 ай бұрын

    Masha Allah abyo keep going coming soon 1M abyo waxaa ku weydinaa away ayaniinta war noga keen?

  • @zahroaxmed7930
    @zahroaxmed79304 ай бұрын

    Adna walshey qalbiga ka jeclhy allh ku xafido ❤💯👸

  • @user-oy1kf5yl2h
    @user-oy1kf5yl2h4 ай бұрын

    Wa saxan yhy cadnn❤

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed16664 ай бұрын

    gabadhan fanny waye walhi😂😂😂 qosol igu ma harin 😂

  • @cadeycabdule9129
    @cadeycabdule91294 ай бұрын

    Asc adna walshay, cawa barnamijka qaaraxo ❤❤❤, bakistanta iyo Indonesia kuhadlan

  • @habiboAbdullah-iz6po
    @habiboAbdullah-iz6po4 ай бұрын

    Saxaaf adna keep going noo soo badi please ❤❤❤❤❤❤

  • @macalincade9751
    @macalincade97514 ай бұрын

    كلامك صحيح ياأخي عدنان

  • @sadamhussein4769
    @sadamhussein47694 ай бұрын

    1M coming soon

  • @masitmohammed3543
    @masitmohammed35434 ай бұрын

    Asalamu alekum saxaf Arabic saax nahwi waye luqada quraanka wasaxix mashaallah

  • @user-nm5wn9fl3s
    @user-nm5wn9fl3s4 ай бұрын

    Aad baan idin tageeraa team malayshia 😊🎉

  • @steamfeisal13
    @steamfeisal134 ай бұрын

    Masha aliha ❤️🤙

  • @user-it4xq2bc4e
    @user-it4xq2bc4e4 ай бұрын

    Mida kowaag ayaanhy❤

  • @milgosare3448
    @milgosare34484 ай бұрын

    Wiil Reer galmudug ah umalayn maayo in laga guulaysan karo

  • @fartamoh6fartamoh660
    @fartamoh6fartamoh6604 ай бұрын

    Cadnan wuu saxanyhy lahjada uu ku hadlay ❤😂wana sax mandeq adi waxaa shegosaa carabigii Saudiyintii badiyaha jogen waye waxa saas dhaho 😂😂😂

  • @HalwoNuur-mc1yd
    @HalwoNuur-mc1yd4 ай бұрын

    Adno soo badi🎉

  • @Inacarale
    @Inacarale4 ай бұрын

    Ani.doctor xabeb kasaye wu dhintay umaleyna kulah😅😅😅 walhi gaba dhaan waa funny😅😅

  • @Ibtisaamsaalimsaciid
    @Ibtisaamsaalimsaciid4 ай бұрын

    Scw❤

  • @AdnaMohomet-qb9lv
    @AdnaMohomet-qb9lv4 ай бұрын

    Asxapeyy plz naahido yarisey haloo duceeyo😢

  • @Realvannypoy
    @Realvannypoy4 ай бұрын

    Team adno isoraca ❤🎉

  • @hindaomaryusuf4343
    @hindaomaryusuf43434 ай бұрын

    Saxaaf barnaamijkaan aad buu u fcn yhy blse qaybta diinta aan banaanayn halagu daro sharuudaha sida Qof hab sii ama qaad iyo wixii kle oon diinteenu ogolayn mahadsand coming zon 1m subscribe ❤🎉🎉🎉❤🎉❤

  • @masbal9180
    @masbal91804 ай бұрын

    Cadnan marku amira ladhelayy wiil fcn ayu u eka lkn cawa maxa kaqaldan 😢😢 gabadha xoga ixtiram u muji warya

  • @munaayanlle8781

    @munaayanlle8781

    4 ай бұрын

    Lkn abyo hadaba wilka wax qaldan muu isticmaalin kaliya wax buudhelaya illaa hadana wax qaldan gabdha ma uusan weydiin mgrty

  • @Sacdiyo937
    @Sacdiyo9374 ай бұрын

    Ay adno cadeey naahida seetahay❤❤❤❤

  • @HappyCardGame-uu4zz
    @HappyCardGame-uu4zz4 ай бұрын

    Muniir akhaaa uyeedh

  • @XuseenIsack-hk5fs
    @XuseenIsack-hk5fs4 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic30134 ай бұрын

    1milian insh allah❤🎉

  • @NacimaSiyad-ot5oc
    @NacimaSiyad-ot5oc4 ай бұрын

    1m coming sooon adna ❤🎉

  • @NiciimaMaxamuud-up8xi
    @NiciimaMaxamuud-up8xi15 күн бұрын

    Soo badi adn kan waaba faniye

  • @Kokobulle-s3z
    @Kokobulle-s3z4 ай бұрын

    Firi saliga Nabigena haku radsan like 😉

  • @safomacalin9217
    @safomacalin92174 ай бұрын

    cadnan ayaaniita u balami❤❤

  • @MohamedAbey-jf5ts
    @MohamedAbey-jf5ts4 ай бұрын

    Next athi Ii adna

  • @user-my1to5ix5p
    @user-my1to5ix5p4 ай бұрын

    Walaahi waa funny gabadha 😅😅

  • @mohamettomar9592
    @mohamettomar95924 ай бұрын

    Nahida sidee noqoty😢😢

  • @user-ld3zs1kj8t
    @user-ld3zs1kj8t4 ай бұрын

    Cadnaan in the building waa xaraabo amarka ilahay inankan waan iska jeclahay cadnaan markasta noo keen ❤❤❤❤ nayaa inanka noga xishoo wayla xifaltan ciyaraysaa oo habeen dhawayd Buu ku adkeeyey lakiin walahy gabadhaan waa xaraao koso celiya waxarabo waliba cadnan iyo iyada cadnan quruxow mansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤ love you so mach waa gabadhi ugu horeysay ee inanka hanaga halayn waxay suliga madaxa lagal caga qashinka isku dabool kab afka gasho shuqulkaas dadbaa logu talagalay ee baro Zaki xaar iyo cumeer iyo Asad musqul iyo cayda duli xukumadaas dadkas kusamee ku wasa bilaa sharafe anyway she's funny ❤❤❤❤

  • @user-ey9kr2bb8v

    @user-ey9kr2bb8v

    4 ай бұрын

    Ma igu qabsatay cadnaan

  • @user-ot2wx2kj8l
    @user-ot2wx2kj8l4 ай бұрын

    Scw scw scw ❤❤❤

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar4 ай бұрын

    Nafiisa keena Amba saamiya😊

  • @user-on7jd2ze7s
    @user-on7jd2ze7s4 ай бұрын

    One like 👍❤team adna plz 1M iin sha alaah 😢

  • @user-up4lt2sf4m
    @user-up4lt2sf4m4 ай бұрын

    Adno fadumo iyo sumaya wax laso dub wan u xisnee❤

  • @khalifmahamed1187
    @khalifmahamed11874 ай бұрын

    Waa qadar abaayo

  • @naimofarahhayow4368
    @naimofarahhayow43684 ай бұрын

    Amiiina ugbaad socod badanidaaa mel naga fadhiiiso noh😂

  • @hamdadubad
    @hamdadubad4 ай бұрын

    Adna l love you❤

  • @user-br2ui5yj3m
    @user-br2ui5yj3m4 ай бұрын

    Wuu saxan yahay cadnaan kalaamka sax waaue

  • @user-rk2st9gi4h
    @user-rk2st9gi4h4 ай бұрын

    Team adno waad mhdstihn

  • @user-gy9rk8jv4l
    @user-gy9rk8jv4l4 ай бұрын

    Cadnan respect wye❤ 🫡mashhlh

  • @suadgabayr4291
    @suadgabayr42914 ай бұрын

    Wlhi gabadhn waa funny 😂😂😂😂😂😂

  • @nasteexoxaaji5141
    @nasteexoxaaji51414 ай бұрын

    Mixno waaye wlhi kulahaa anaaa siiiyay guusha😂 lkn maxaa adna loo ilaaway mandeeq io adna 😂plz 🙏🙏😂😂

  • @user-safiyo254
    @user-safiyo2544 ай бұрын

    Saalax jjjj soo qano raliye

  • @mohamedhassansaney2575
    @mohamedhassansaney25754 ай бұрын

    Adna saxaf allah idin dhowro

  • @maxamedokash1891
    @maxamedokash18914 ай бұрын

    Aaway dadkii jeclaay nabi maxamed SCW

  • @bashiirabuukarxasan6432
    @bashiirabuukarxasan64324 ай бұрын

    ɴɪɴᴋᴀ ᴋʟɪʏᴀ ᴋᴏʀᴋɪs ʙɪʏᴏ ɪʏᴏ ʙᴜʀ ɪʏᴏ sᴀʟɪɪᴅ ᴡᴀxʙᴀ ɢᴀᴀʀɪɴ sɪ ɴᴀʙᴀᴅ ᴋᴜ ɢᴜᴜʟᴇʏsᴛᴀʏ ᴡᴀᴀ ᴋᴜ ᴡᴀᴛᴀ ᴄᴀᴅɴᴀɴ ❤

  • @rahmaruun1547
    @rahmaruun15474 ай бұрын

    Team adna one like👍❤

  • @FgdtrHjchh
    @FgdtrHjchh4 ай бұрын

    ما ابقاكلم كثير Hadal badan marabi

  • @FoosiyoXuseen-hm5gy
    @FoosiyoXuseen-hm5gy4 ай бұрын

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado

Келесі