AABO OO HOOYO SUPRISE UGU IMADAY FARXAD DARTEED ILMADA CESHAN WAAYE😭😭

#king #ceyda #subscribe #for #more

Пікірлер: 3 300

  • @Cabdiraxmaan8
    @Cabdiraxmaan86 ай бұрын

    inta aabahood unool yahay cimriga iyo caafimaadka aLLe ha usiyaadiyo , aniga iyo inta aabohood ka dhintay aLLe ha unaxariisto aamiin🤲

  • @shankaroonyaasiin3917

    @shankaroonyaasiin3917

    6 ай бұрын

    Aamiin yarabi 😢😢😢

  • @farxiyomaxamuu8896

    @farxiyomaxamuu8896

    6 ай бұрын

    Aamiin 😢

  • @Hidanhuda

    @Hidanhuda

    6 ай бұрын

    abahey woo inol yahay alxdulilaah sidokaleh hooyana wey iijoogta ilahow iday inta ay kadhintena ilahow unaxariiso ada weyne oo waxid ehe😥

  • @ibrahimhassanmohamed9012

    @ibrahimhassanmohamed9012

    6 ай бұрын

    Aamiin❤

  • @cabdicumaribraahim9300

    @cabdicumaribraahim9300

    6 ай бұрын

    Aabo mcn alle haunaxariisto 😢

  • @QadarmuuseXasan-fm5sl
    @QadarmuuseXasan-fm5sl6 ай бұрын

    Inta quranka jecel ha isoo raacdo plz coddi waaye walayaal😢🎉❤

  • @abdifataaxibraahim533
    @abdifataaxibraahim5336 ай бұрын

    inta aabahood uxiistey alle janada hakula kulan siiyo❤❤❤

  • @MaxaadhacayRunsheeg

    @MaxaadhacayRunsheeg

    6 ай бұрын

    Aamiin

  • @yaxyealiribaax6113

    @yaxyealiribaax6113

    6 ай бұрын

    ​@@MaxaadhacayRunsheegAmiin 😢❤

  • @ayanmohamed3587

    @ayanmohamed3587

    6 ай бұрын

    Aaamiin yaarabi

  • @sahraomar1039

    @sahraomar1039

    6 ай бұрын

  • @sahraomar1039

    @sahraomar1039

    6 ай бұрын

    maasha allaah Farxadiiba Alle hasiyaadiyo famil quruxbadan. inta waalid & ilmahooda kalaqan duruufo awgeed Alle haisku keeno

  • @user-zb8sh7no9u
    @user-zb8sh7no9u6 ай бұрын

    Wallaahi waan ilmeyay aabahay illaahay ha u naxriisto inta haysatana aabahooda allaah u barakeeyo

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan6 ай бұрын

    Inta Abahod dhinty allaha unaxariisto inta Nool nh alaha udaysto😢😢🤲

  • @fathivlogs128

    @fathivlogs128

    6 ай бұрын

    Ameen yaa rabi Allah ha ku naxriisto aabo😢😢😢😢😢

  • @Folhoon_arab87

    @Folhoon_arab87

    6 ай бұрын

    Amiin ya Allah

  • @AmiirocadeyAmiirocadey

    @AmiirocadeyAmiirocadey

    6 ай бұрын

    Amiin yarabi 😢😢

  • @cabdiraxiinmaxamed1334

    @cabdiraxiinmaxamed1334

    6 ай бұрын

    aaamin wll 😢

  • @user-tl6sn8ru9c

    @user-tl6sn8ru9c

    6 ай бұрын

    Ameen😢😢

  • @Zakari2
    @Zakari26 ай бұрын

    I can't stop crying when I think about it. My mom passed away 13 years ago, and my dad left us 17 years ago. It makes you appreciate the two gifts of life that the Lord has given you.😢😢😢😢😢😢😢

  • @hodandahir8111

    @hodandahir8111

    6 ай бұрын

    Ilahay ha U naxaristo

  • @juweriaa.omarhassan1299

    @juweriaa.omarhassan1299

    6 ай бұрын

    Alle haw naxariisto janooyinkiisana ha ku casuumo walal 😢

  • @joynjeri488

    @joynjeri488

    6 ай бұрын

    Amin ​@@juweriaa.omarhassan1299

  • @fardowzaalishukri5342

    @fardowzaalishukri5342

    6 ай бұрын

    Allah ha u naxariisto 😢

  • @najmahassan9466

    @najmahassan9466

    6 ай бұрын

    😢😢😢

  • @user-kj9pk5gs3w
    @user-kj9pk5gs3w6 ай бұрын

    I don’t know why I’m crying. Ilaahay abeheey iyo intii waalid ah moo dhinteen haunaxariisto. Ilaahay haidin barakeeyo family quruxbadan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-br5oy1kp7s
    @user-br5oy1kp7s6 ай бұрын

    Ceyda farxda ku bilabatay sandan 2024 waxan kurajeynaa inaad cimrigaga ku dhameysato waxad isku heshay hooyo macaan abaayo aabo oo kuwada imaden tik tok ood 1m kartay 600k ood KZread kartay m.a ceyda ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🩸🩸♥️♥️♥️🦁🦁🦁🦁

  • @abubakarabdiqadir3284
    @abubakarabdiqadir32846 ай бұрын

    Cayda waa wiil baari ah oo ducaysan ❤ Masha allh

  • @faisoadenbare3086

    @faisoadenbare3086

    6 ай бұрын

    M.a😊

  • @Hidanhuda

    @Hidanhuda

    6 ай бұрын

    Haa mar hore arkay ani❤

  • @sumeyahusseinibrahim4624

    @sumeyahusseinibrahim4624

    6 ай бұрын

    Say ma❤❤🎉

  • @abubakarabdiqadir3284

    @abubakarabdiqadir3284

    6 ай бұрын

    @@sumeyahusseinibrahim4624 masha allh

  • @safiyoabukar2545

    @safiyoabukar2545

    6 ай бұрын

    Haa wlhi waa wiil baari ah siduu waalidkiis u jecelyahay masha allah, ilaahey anigane wiilasheeyda baariyaal iiga dhig❤

  • @Aishamahamed26
    @Aishamahamed266 ай бұрын

    Inta abahod dhimatay allaha u naxaristo inta unoolna Allaha cimri dheer io cafimaad in.a😢🤲☝

  • @FatxiMuumin

    @FatxiMuumin

    6 ай бұрын

    AAMIIN ALLAH

  • @MariaSuldan-io2vl

    @MariaSuldan-io2vl

    6 ай бұрын

    Amiin aamin yaa rabi

  • @samiaolhayeh4432

    @samiaolhayeh4432

    6 ай бұрын

    Amine y'a rab I lost my dad 2020

  • @kadhar12

    @kadhar12

    6 ай бұрын

    Ameen Abe mcn Allah hakunaxaristo 😢

  • @AichahassanMohamed

    @AichahassanMohamed

    6 ай бұрын

    Amine yaa rabiiii

  • @IbraBoy-rs1lr
    @IbraBoy-rs1lrАй бұрын

    M.a ceyda hadii hooyob iyo aabo kuul nool yihiin dhamaan muslimiinta oo dhan Intii waalid diin tooda dhimatey Allah unaxariisto intii waalid diin tooda nool yihii Allah ubarakey,yo M.a cyda keep going pro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hanaaccofficial3137
    @hanaaccofficial31376 ай бұрын

    i never see videos like this walhi waa ooyaya inta hooyo u nooleen like saara

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its6 ай бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍

  • @user-ud4mx2lb7k

    @user-ud4mx2lb7k

    6 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @Goundhe

    @Goundhe

    6 ай бұрын

    Scw lkn wll adigu video walba waad daawataa miyaa oo soomali ah 😂❤

  • @hiboabdi745

    @hiboabdi745

    6 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @feizul.feisal

    @feizul.feisal

    6 ай бұрын

    Scw

  • @sahrahappyofficial4724

    @sahrahappyofficial4724

    6 ай бұрын

    Koko abayo channel kega inaad so boqatid x ayan ka cod sanaya xbbti plz

  • @user-et6tj6pw6i
    @user-et6tj6pw6i6 ай бұрын

    Manta ceyda Aada iga nasiib badan tahay wllhi Aabo leh ilhey Ha ku daaYo🤲🤲🤲😭😭 ani iyo inta ila mid ka ah ilhey Ha unaxariiisto Aabyashod

  • @Queen-nt4ln

    @Queen-nt4ln

    6 ай бұрын

    Aamin yarabi 💔😭😭🤲

  • @f.mohamed4638

    @f.mohamed4638

    6 ай бұрын

    Ameen thuma Ameen ya Rabeel calameen

  • @RiYaqOmar

    @RiYaqOmar

    6 ай бұрын

    Aaamiin Yaa Rabi 😢

  • @user-yx1gg7pz2v

    @user-yx1gg7pz2v

    6 ай бұрын

    amiin allaha u naxariisto abayshen

  • @fadumohassanmahamud9050

    @fadumohassanmahamud9050

    6 ай бұрын

    Amin amiin yaa rabi

  • @user-li8xk6li7z
    @user-li8xk6li7z6 ай бұрын

    ILAHAYOOW WAALIDINTEENA INTA NOOL CIMRIGA UDHEERE INTA DHIMATAYNA JANOOYINKAAGA UGU DEEQ YA AL RAXMAN😭😭😭🤲

  • @abdiahmed484
    @abdiahmed4846 ай бұрын

    Mashallaah shukran King 🤴 Fariinta ku socota qalbigaaga: Ha ka murugoon wixii tagay, kuna farxa waxa soo socda, wax bixinta Eebbe waa naxariista, celiskiisuna waa xikmad, ee Eebbe agtiisa ahaada, wax kastana wuu kula jiraa.❤

  • @YazminAhmet
    @YazminAhmet6 ай бұрын

    Waa nimco aan la wada helin Alxmdulilah inta ilhy ku simay inta klena ilhy ha u naxriisto waalidiintood❤😢

  • @jacfaraxmed

    @jacfaraxmed

    6 ай бұрын

    Aamiin yaa Allah 😢

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d6 ай бұрын

    Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad sallallahu calaayhi waasalaam ❤❤❤❤

  • @FatxiXuseen-cm9wu

    @FatxiXuseen-cm9wu

    6 ай бұрын

    𝖲𝖼𝗐𝗌𝖼𝗐𝗌𝖼𝗐𝗌𝖼𝗐𝗌𝖼𝗐𝗌𝖼𝗐❤

  • @feizul.feisal

    @feizul.feisal

    6 ай бұрын

    Scw

  • @mariaadow9704

    @mariaadow9704

    6 ай бұрын

    scw scw ❤❤

  • @istarise1773
    @istarise17736 ай бұрын

    WALIGEY abahey labtiis ma galin agoon abeed nool yahy😢

  • @user-hb8mu6tz5k
    @user-hb8mu6tz5k6 ай бұрын

    Aabo mcn Allah kudayo walal..wan oyee runtii abaheyga anigo 5 sano jiro ega dintey...ceyda aboo Allah cumri deer kusiyo walal😢😢😢😢

  • @umuubax1671
    @umuubax16716 ай бұрын

    Ceyda waat nasiib badan walal waala diintada allah ku xafido ana aabahey aan jeclaay allah u naxariisto 12 kahor 😢😢😢😢

  • @cabdishakurmahamed8404
    @cabdishakurmahamed84046 ай бұрын

    Mansha Allah Aaabo CEYDA & hooyo mcn wad wada Hysata Alxamdullilah dhe❤😢🎉Aniga 😢like 👍 💯

  • @hodonshire3428
    @hodonshire34286 ай бұрын

    Masha Allah Tabaraka Allah Allaha Kuu Xafido dhamaan Familka I love Somali Parents Masha Allah✊✊❤️🇸🇴

  • @user-cd3qs2tb6l
    @user-cd3qs2tb6l6 ай бұрын

    Ceyda waaw baari baa tahay walidkiisa jecel masha alaah❤❤❤❤❤ceyda 🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @ceeyniayanle4120
    @ceeyniayanle41206 ай бұрын

    Waxyaabaha aduunka ugu quruxda badan ayaa ah in aad aragto waalidiintaada oo dhoola cadeynaya adigoo og inaad tahay sababta ka dambeysa ❤allha haku xafido aboowe dhoola-cadaynta

  • @user-tz8sx8he3b

    @user-tz8sx8he3b

    6 ай бұрын

    Mshalh🎉❤

  • @sirkaal
    @sirkaal6 ай бұрын

    MashaAllah Cayda, we are happy for you bro, we're smiling throughout the video, laughing at times and even crying. Familka dhamaan waad isku keentay, i wish you guys an amazing time together.

  • @nimcocabdi6390
    @nimcocabdi63906 ай бұрын

    Maashaa Allaah Ceydaruus ilmo baarri ah inaad tahay wey kaa muuqataa farxadda aad qoyskaaga u samaysay waa mid cajiib ah Ilaahow waxaan dhalno nooga dhig wax wax galo annagana kuwo waalidkood wax taro naga yeel❤❤❤❤

  • @MunaJamac-vv5ps
    @MunaJamac-vv5ps6 ай бұрын

    Manshallah cayda ilhay waxan kaga barayaya kuma aqano lakin barinimada ada walidka usamaysay waa mid adad kudayasho mudan alle hakunarakeyo walidka adana ilhay hakusiyadiyo cimrigaga habo amin

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan5226 ай бұрын

    Ilaahayoow inta habo hooyo u nooshahay udaa intayka dhimatay oo anoo kalena alaha u naxariisto 😢😢🎉❤🇸🇴

  • @saynabibrahim4703

    @saynabibrahim4703

    6 ай бұрын

    Ameen yaa rabi Allah janaatul fardows ha nagu kulmiya yaa rabi

  • @safiadahir576

    @safiadahir576

    6 ай бұрын

    Amiin

  • @safiadahir576

    @safiadahir576

    6 ай бұрын

    Abve

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett6 ай бұрын

    Allah is One propHett mohamed scw❤😊

  • @Moha_Gerrard

    @Moha_Gerrard

    6 ай бұрын

    You say really

  • @amranaxmed3469

    @amranaxmed3469

    6 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤

  • @AK-wy2ds

    @AK-wy2ds

    6 ай бұрын

    sxb dambi aad uweyn baa soo qortay hadaa muslim tahay commentga katir ama edit gareey waxaa soo qortay illahey waa nabi taasna waa gaalnimo

  • @AK-wy2ds

    @AK-wy2ds

    6 ай бұрын

    @@TahliiLAhmett sxb englishkaaga baa sidaa siqaldan uqoran soo hubi

  • @TahliiLAhmett

    @TahliiLAhmett

    6 ай бұрын

    @@AK-wy2ds quruxey maxa kacawiya apyo

  • @user-oq5rn5bv2n
    @user-oq5rn5bv2n6 ай бұрын

    I'm very happy papa vs hooyo macan 🤲 machalla bro wallahi very happy tomorrow morning

  • @nimcogureynimcogurey-nn8sn
    @nimcogureynimcogurey-nn8sn6 ай бұрын

    Abe labtisu wa naxaris markad habsiso wad iska jecleysaneysa wlhi aniga wa le qaba markan jimcaha so boqdo intan la jogo kama ag dhamado wlhi marvan habsiyo mar an dhunkado wlhi ilhy ha ino dhafe intey u nol yhn walidkod intey dhintena ha unaxaristo ❤

  • @farahahmedessa
    @farahahmedessa6 ай бұрын

    Farxada aabahy aan la qaato waxa igu danbeyay anoo yar Allah ku naxariisto inta aabayashod dhinten 🤲🏻😢inta ay u nool yihina allah u daayo . aabo la,aantu waxay tahy waxa dareemi kara qof aan hysan. 🥺 ❤

  • @Nalleye
    @Nalleye6 ай бұрын

    My dad died when I was only 4 years old and now im a dad myself.. the impact a father can have on his children can be impact full.

  • @BasroBishar

    @BasroBishar

    6 ай бұрын

    Iskumid nahy

  • @Xamdicabdulahi-pz6nz

    @Xamdicabdulahi-pz6nz

    6 ай бұрын

    Isku mid wlh rabi naxariistii jano haka waraabiyo aabe yaasheena oo dhan

  • @ahmedabdiali1296

    @ahmedabdiali1296

    6 ай бұрын

    ​@@Xamdicabdulahi-pz6nzamiin🤲😢

  • @Nalleye

    @Nalleye

    6 ай бұрын

    @@Xamdicabdulahi-pz6nz amiin

  • @hodonshire3428
    @hodonshire34286 ай бұрын

    Congratulation, Ceyda for 600 hundred thousand and more Insha Allah well, I hope you’re reach billions soon!

  • @user-nh3mn1kh1p
    @user-nh3mn1kh1p6 ай бұрын

    Masha alla famali farxad igu noolada mamo iyo abe mcn ceyda wa isgu egtihin wllhi 🎉😢

  • @zamzammohamed-gk5nk
    @zamzammohamed-gk5nk6 ай бұрын

    Waxaan suprise wuu dhaafay wlhi Masha Allah wllkey farxada Allaha idin siyadiyo qeybta oohinta anaa idiin qaabilsanaa malinki hoyo imaatey iyo manta oo aabo imaaday😂

  • @user-lp2tn1if3y

    @user-lp2tn1if3y

    6 ай бұрын

    Matan😢😂

  • @kafiaabdinurahmed6843

    @kafiaabdinurahmed6843

    6 ай бұрын

    Ha iga reebin qebta ooyinta ku jira😂

  • @user-fc2oh3kz7p

    @user-fc2oh3kz7p

    6 ай бұрын

    Iyo ani 😢

  • @ayanoo8517

    @ayanoo8517

    6 ай бұрын

    Ani xita igu dar labada qeeba Wan oyeey Masha alh❤️🥹 ilahay ha isku dayo

  • @Naxariis_lugaleh

    @Naxariis_lugaleh

    6 ай бұрын

    KZreadr an garan ba wxu yidhi shacabka wa miskiin hadbo qofkii ooyey laoyaane..😂weynahaysataa😂😂

  • @AzizaMuad
    @AzizaMuad6 ай бұрын

    I lost both my mom and dad and this makes me emotional if you have your parents by your side your blessed wlhi thank ALLAH i miss my parents wlhi may ALLAH take him to the highest rank of jannatul firdowsa 😢😭😭😭 whoever lost his parent can fell this pain

  • @clsalaancismaan2338

    @clsalaancismaan2338

    6 ай бұрын

    Allaha unaxariisto my sister 😢

  • @farhiyohashi236

    @farhiyohashi236

    6 ай бұрын

    Alaha unaxaristo walal

  • @ABDIKARIMQASE

    @ABDIKARIMQASE

    6 ай бұрын

    May allah have mercy our parents😢

  • @fatmamoha1180

    @fatmamoha1180

    6 ай бұрын

    Me too I miss my mum😢😢😢

  • @maryancabdullahi3897
    @maryancabdullahi38976 ай бұрын

    Wlhi waan ooyay aabe Mcn waan Ku xisay wlhi ilaaheey ha ii kaa xifdiyo aabo mcn my noloshayda aabo mcn ❤❤❤❤

  • @user-bd9fv6cm2x
    @user-bd9fv6cm2x6 ай бұрын

    Manshallah illahay ha kuu daayo Ani nasiib uma helin in aan Aabbahay farxad la qaato illahay ha u naxariisto Aabbo mcn jannatul firdowso Alle ha kaa waraabiyo

  • @Nemitoh3145
    @Nemitoh31456 ай бұрын

    M.Allh waa wax Wanaagsan Inaad Walidkagaa Farxadooda ka Shaqaysid Horumar wacan wlll ❤

  • @NASIBLAY

    @NASIBLAY

    6 ай бұрын

    Icaawi wlll

  • @user-ej2ou3sx2g
    @user-ej2ou3sx2g6 ай бұрын

    inta aaba la.aan ah Allah abahood u naxariisto😢

  • @AbdifatahMohamed-ow6ov
    @AbdifatahMohamed-ow6ov6 ай бұрын

    Illaahayow aabahey unaxariiso😭😭💔💔janatul fardowsa ka sawaabi iyo inta aabahooda dhintay allaah unaxariisto

  • @user-jk4xo5yz4l
    @user-jk4xo5yz4l3 ай бұрын

    Mashaa Allaha Eddo ama hbyr Allaha ku dhowro wax fiican ayaad sameysey ,qofki waalidkiis u roon wiilkiisa ayaa u roonaado.❤

  • @Fatimamohamed-li4cx
    @Fatimamohamed-li4cx6 ай бұрын

    I liked how he hug his daughter Coz father always love his daughter so much❤❤

  • @umalkhairahmed

    @umalkhairahmed

    6 ай бұрын

    Me too wllhi I watched more than 10 times ❤❤

  • @Asas_Sheikh7684
    @Asas_Sheikh76846 ай бұрын

    Ma Sha Allah. Parents are the gifts of life that Allah has created. Allah tells us to fear him and be obedient to our parents. ❤❤

  • @zakjr5884

    @zakjr5884

    6 ай бұрын

    Amiin

  • @Hamkiz
    @Hamkiz6 ай бұрын

    Mansh'Allah Tabarak'Allah ❤❤🎉🎉 King ceyda Ilahay farxada hakuusiyadiyo.

  • @hawokiin7343
    @hawokiin73436 ай бұрын

    Ayy finally familkeyga abtigey abduqadir xaabshe allaha nii xafido ❤😊😊

  • @amranmoha9230
    @amranmoha92306 ай бұрын

    Familyy aaan aaad u jeclahy 😭🖤 Ilahey hanu xafido walidiinteena ameen😊❤

  • @idilmuhumed8029
    @idilmuhumed80296 ай бұрын

    Samaan samaan marku dhahy aabo iga qoslisay 😂😂😂 masha’allah family qurux badan aya tihiin allah kuu dhowro

  • @HANIOSMANQEYT
    @HANIOSMANQEYT6 ай бұрын

    Wiilkan yar wlh waa fariid masha allah waalidkaga allaha ku daayol

  • @prettyperlin468
    @prettyperlin4686 ай бұрын

    Walalayal ha iga xumaanina qofka faraxsan farxada walala qaada comment ka dhan murug baad ka dhigteen waalidiintena intii dhimaday ae haw naxariisto janatul fardowza alle hagaliyo lkn wllkaa faraxsan murug hgu qaabilin wiligaa ceyda nolosha alle hgu qurxiyo adi io reerkaga farxad io cfmd ku noolaada❤❤❤❤❤

  • @qaalimaxamed6382
    @qaalimaxamed63826 ай бұрын

    Ceyda wiil Baari ayaa thy Allah Ku dhowro m .a ❤

  • @mssballa
    @mssballa6 ай бұрын

    😭❤️ayantan oohin socota waaye page Ka ceysa🫶🏻❤️pretty family

  • @husniaftah2707

    @husniaftah2707

    6 ай бұрын

    Haa wlhy

  • @apudykareim5444
    @apudykareim54446 ай бұрын

    Aabe Alle ha unaxariisto inta abahod nool yahay Alle ha u daayo dhibatada aabe la aanta Qof bila aabe ah uun ba ila daremi karo 😢

  • @FuufuaxmedFuufu-tv4ui
    @FuufuaxmedFuufu-tv4ui6 ай бұрын

    Ducada. Aamiiin. Adigana. Allaha ku barakeeyo. Farxadaada. Mashaa allh Aabahey. 😢 allaha unaxaristo 🤲🥺 Hooyo mcn allaha ii xifdiyo. Hoyo iyo aaba. Iitahay ❤❤🤲

  • @zakariyaali9909
    @zakariyaali99096 ай бұрын

    Aaabo Allaha kunaxariiiisto 😢 inta abood nolyahay cafimadka Allaha usiyadiyo🤲🤲

  • @fadumoabdi5537
    @fadumoabdi55376 ай бұрын

    Masha allah wlh farxad darted xaada I istaagtay aniga xita 😢 omg ceyda waa duceesatay masha allah alalh idin deysto family dhamaan😊❤

  • @ayaancali2777
    @ayaancali27776 ай бұрын

    M.a king cayda❤ Waxaan umaleenaa xaflada qalinjabinta cayda inee soo dhowdahay🎉

  • @drabdikey2244
    @drabdikey22446 ай бұрын

    What a reunion one of the best you did a great job 🎉 brother

  • @kheyralnisaatube46
    @kheyralnisaatube466 ай бұрын

    Masha'Allah beautiful family ,Caydarus Allah ha isku kiin xifdiyoo waa iga oysiisay 😍🥰

  • @KaltuumaAdil

    @KaltuumaAdil

    6 ай бұрын

    Walhi anbo waoyay 😊

  • @faraxxayd2021
    @faraxxayd20216 ай бұрын

    M.a Allah hooyo iyo aababa way kuuimaadeen caydoow ❤❤😢😢

  • @fawaazfawaaz
    @fawaazfawaaz6 ай бұрын

    1M and 600K Intan iyo inka badn I.a king cayda 🤴💪✊️

  • @aaminoaadan8789
    @aaminoaadan87896 ай бұрын

    ماشاء الله تبارك الله الف مبروك 🎉🎉 ceyda abowe Alle farxada haidin siyaadsho ❤🎉

  • @najmakhaliif8608
    @najmakhaliif86086 ай бұрын

    Masha Allah family qurux badan allow idiin xafid wlhi caawa indhahayga ilin dabooshay farxadiina waan ku faraxsanahy waana idiin la qeybsaneenaa m.a aabahay igusoo duceya wuu IGA geeriyooday allow maxariistaada usii aabe macaan 😢😢😢❤❤❤

  • @muniitamuniita9264

    @muniitamuniita9264

    6 ай бұрын

    Ilaah ha uu naxaristo abaayo mcn🙏🙏🙏

  • @najmakhaliif8608

    @najmakhaliif8608

    6 ай бұрын

    @@muniitamuniita9264 aamiin yaa rabi 🤲🏼 abaayo qaali ❤️

  • @sahal967
    @sahal9676 ай бұрын

    Ceyda Alaha hakuu dhaafo hooyo iyo aabo❤❤guul walaal ceyda 😅😅

  • @Ina_MOHamed1
    @Ina_MOHamed16 ай бұрын

    *I can't stop crying when I think about it My father left us 19 years ago when we were young and I have not seen him until now* Aaaaaabo😭💔

  • @user-lo5ht1gq2y
    @user-lo5ht1gq2y6 ай бұрын

    Ilaahay aabo io hooyo cimriga ha u dheereeyo aakhirana halkii roon ❤❤

  • @fardowsomahamad7519
    @fardowsomahamad75196 ай бұрын

    inta aabayashod unoshahay Allaha u daayo inta aabayashod dhimatay sida aniga uu kale Allaha u naxariisto

  • @afnaanmohamed9765

    @afnaanmohamed9765

    6 ай бұрын

    Aamiin waligey asoo nool aabo ma dhihin😢😢😢😢

  • @NafisaHaaji51
    @NafisaHaaji516 ай бұрын

    War ceyda ina adeeroow waa duceysate wllhi😢Alle ha idin xifdiyoh dhamaantiina ❤

  • @juweriaa.omarhassan1299
    @juweriaa.omarhassan12996 ай бұрын

    AYYY Surprise waa dhaafay waxan Ceyda anagaad xataa Surprise nagu sameysay anyway M.a❤🔥

  • @cawobahnaan2105
    @cawobahnaan21056 ай бұрын

    Hanbalyo cayda 600k 1m iyo waliba farxada hooyo iyo aabo ay kuugu yimaadeen ❤😊qiimaha aabaha waxaa dareemi kara qof garanaya uun rahmaan ha kuu naxariisto aabo 🥺😭❤

  • @user-vh8fe8oj2f
    @user-vh8fe8oj2f6 ай бұрын

    Mashaalah ilaahay farxadaada hakuu siyaadiyo wllkeen King cayda waalidiintaadana ilaahay haku xafido 🤲

  • @user-uh6bj1lh9i
    @user-uh6bj1lh9i6 ай бұрын

    M.a farxda ku nolda ❤❤❤Wlhi cwda Aabo soo xasuusty Aabo mcn Allah Ha ku naxristo😭😭💔

  • @umabdala-er2wx
    @umabdala-er2wx6 ай бұрын

    Ilen ceyda kalmada ma soconeyso mama dhahda kkkkk Masha Allah family qurux badan ilahey haidin xifdiyo❤

  • @cadarsulaiman4332
    @cadarsulaiman43326 ай бұрын

    😢aniga Aabahey wuu iga dhintay Aabo wan ku jecelahy wana ku xiisay mel aan kugu arki karo waa janatul fardows inuu Allaha inagu wada kulmiyo inshaa Allah Allaha ku naxaristo noloshu atkaa Aabo la,aan 😢😢😢

  • @drslaila1426

    @drslaila1426

    6 ай бұрын

    Amiin dhamantenba😢

  • @hayat-q8y
    @hayat-q8y6 ай бұрын

    Masha Allah king ceyda baariya tahay ilaah farxada haku siyaadsho🎉🎉🎉♥️♥️♥️

  • @Najaxkiaze
    @Najaxkiaze6 ай бұрын

    M.a ceydah waan nasiip badan thy aabehysataah alx allah kudayeh ❤🎉

  • @kalsonyusufcali640
    @kalsonyusufcali6406 ай бұрын

    Waa iga oohisay cayda m.a ilaahay ha ku xifdiyo walidiintaada wiil baari yaa tahay m.a anigana h.aabahey allaha unaxariisto kuwii janada ku kulmo allaha naga dhig hooyo kasto io aabo kastaha waan jeclahay Farxad aan dhamaan ayaan idin rajeynaa my brather cayda

  • @hudacabdiraxmaan7289
    @hudacabdiraxmaan72896 ай бұрын

    Congratulations 🎊 👏 💐 🥳 ceyda 600 waadba gaadhayee wow masha allaah lucky boy 👦 ❤

  • @user-qu1lx8dz4c
    @user-qu1lx8dz4c6 ай бұрын

    600 dhaqsi kugaaroosaa maasha alaah videoyadaada waala wada sugaayaaa maasha alaah mardhaw 1 Malyan kuu rajeenaa insha alaah

  • @Abdulaziz_12i
    @Abdulaziz_12i6 ай бұрын

    Walahi this video made me emotional I lost my dad when I was young and l don’t have a mom since then am facing through a lot please pray for me walalaheyga Somali please 🙏😭😭😭😭😭😭😭

  • @mohaaofficial5176

    @mohaaofficial5176

    6 ай бұрын

    😢😢😢😢 sorry walal ❤🎉samir Allah hkaasiyo ❤❤❤ inshallah 🙏 janad Allah hageyo

  • @anr4578

    @anr4578

    6 ай бұрын

    😭

  • @Abdulaziz_12i

    @Abdulaziz_12i

    6 ай бұрын

    @@mohaaofficial5176 Ameen Wll

  • @ayanabdillahi6408
    @ayanabdillahi64086 ай бұрын

    Walaalayaal abahay igu soo duceeya wuu iga xanuunsanayaa ee hadii rabo caafimaad igu waydiisaan rabi marnaba masoo celiyo ducada wllaha islaamka ah😢😢 Cayda ilahay haku xifdiyo farxada iyo dhamaantiin

  • @jamila-rh7yo
    @jamila-rh7yo6 ай бұрын

    M.a Allah xanudafo walidintena...i love my parents Alhamdulillah...❤u look ur mother ceydurus...🎉

  • @haliimoxuseen5570
    @haliimoxuseen55706 ай бұрын

    M.a family qurux badan ilaahay ha ini siyaadiyo farxada kuligeena ilaahay waalidkeen nolol iyo caafimaad waarto ha siiyo aamiin❤😢

  • @user-qj8sh7nt3t

    @user-qj8sh7nt3t

    6 ай бұрын

    Masha allah

  • @hibacooking4859
    @hibacooking48596 ай бұрын

    Alle haku barakeyo cimriga io cafimadka hawsiyadiyo 😊 aabahay io wllkayna allow cafimad nagu kulmi yarabi amiin Inshlah 😊❤

  • @almass12
    @almass126 ай бұрын

    Alla farxad badana mashallah cimri dheer ilaahey idinka baryaa😭❤️❤️❤️

  • @islaanka11mj
    @islaanka11mj6 ай бұрын

    Beautiful and emotional moment mashallah ceyda allah haku daayo

  • @caasha93
    @caasha936 ай бұрын

    Caydow hooyo igu salaan iyo aabe iyo walal dhamaan Alle haisukiin daayo Ana iso ducee in walidkey nabad Alle isugu kaayo geeyo Aamiin 🤲

  • @user-ek2fl8io3u
    @user-ek2fl8io3u6 ай бұрын

    Cayda farxadada allaha kuusiyadiyo 20 sikin aya 6 jeer lkn tiri 😂 baraka allah family kada ❤

  • @sundusmohmedsundusmohmed6061

    @sundusmohmedsundusmohmed6061

    6 ай бұрын

    Hhhhh

  • @Ayisha-gv1zm
    @Ayisha-gv1zm6 ай бұрын

    MashaAllah ❤❤ mashaalah illahi hakubarakeyo brother ❤ always be happy ❤

  • @Naadiyaa804
    @Naadiyaa8046 ай бұрын

    I was smiling through the whole video ❤❤❤

  • @hibosaakin5835
    @hibosaakin58356 ай бұрын

    M.a ale walidakaga haku daayo wllo cayda Aabo iyo hooyo alle cimriga ha u dheeryo waxan u maleeni inad jamacda dhamayneso saas darteena aya familyga kugu imanayaan 😢❤❤👸🏼🤴🏽❤️

  • @NasteexoCabdi-qp9vm
    @NasteexoCabdi-qp9vm6 ай бұрын

    M.a aboowe illaaheey mahadiis hadiiba hooyo mcnto iyo aabo macaane abaayo macaan aad wadaheshay m.a ilgeey hakuudaaysto ani aabo iyo hooyo waan hees taa laakiin curadeena aaiga maqan i.a waxaan rajeeynaa inay iitimaado sanad kaan dhaxdiisa 👭👭👭❤❤❤💯💯

  • @user-qx9et1mw9m
    @user-qx9et1mw9m6 ай бұрын

    M.a farxadaha wey isku kaa xigxigsadeyn walaal 😊allaha kuu siyaadiyo aboowe 🎉

  • @Musam377
    @Musam3776 ай бұрын

    Living in this world gives you everything you need to learn life becomes more cohesive

  • @joynjeri488
    @joynjeri4886 ай бұрын

    Seeing you made me so happy, just like when my parents come to visit, even if it's been a while since I last saw them.❤❤❤

  • @mohamedabdi4520
    @mohamedabdi45206 ай бұрын

    Nothing to say but ma sha Allah May this happiness be the endless in your life.to those of us who didn’t meet their patents for so long we ask Allah sw to make it easy for us to meet our lovely parents.❤

  • @ashwaan125
    @ashwaan1256 ай бұрын

    Ceyd hooyo mcn iyo aabo waaba kente away ciyaalki guriga yaala joogo waan iseydinaya okaliya❤ waxan dhahaya aabo mcn sodhawoow❤🎉

  • @Hanna13717
    @Hanna137176 ай бұрын

    Waa iga nasiib badan tahye wllhi aabheyga waligey markin😭😭😭Alxmdullaha 😊maalin un waa is arki doonaa aabe😢