AABE CABDICAZIZ O LAGU QASBAYO INUU MAGTA LUUL QASAB KUQATO Bal Dulmingan Arka

Ойын-сауық

Пікірлер: 224

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska22 ай бұрын

    Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi wa.link/yfrkhn

  • @hawohosh9198

    @hawohosh9198

    2 ай бұрын

    Waxaadan ogeynaa jiro markey soo qabayeen qoladii yaryareedaa u dhaweyd oo qabsan rabeen waxay ula soo cararen meeshan oo ay ku kalsoonaayen in amarkoodu ka shaqeynaayo

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed2 ай бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubahyusuf1064

    @ubahyusuf1064

    2 ай бұрын

    Scw Scw Scw Scw ❤️

  • @ubaxbashir7334

    @ubaxbashir7334

    2 ай бұрын

    Scw ❤❤❤Scw Scw scw ❤❤❤Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤Scw ❤❤❤Scw scw ❤

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf2 ай бұрын

    Waa Sax Hadalkaaga. Waa Dad La Yaableh. Allah Mey Zka Baqaan. Aduunka Lama Joogayo. Xasbinallaahu Wa Nicmatul Wakiil

  • @hagiohaji7937
    @hagiohaji79372 ай бұрын

    Dadkaan Allah kama baqaayiin oo haddii binu'aadan aad ka qarisaan wiilkiina ma idinkaa Allah ka qarin karay? Subxaanallah... Dadkaan jahli ayaa ku ilmo dhalay...ee sharkooda ummadda Allah ha dhaafiyo.

  • @abdallaelmi
    @abdallaelmi2 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤

  • @ubahyusuf1064

    @ubahyusuf1064

    2 ай бұрын

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤️

  • @ubahalinur2253
    @ubahalinur22532 ай бұрын

    صلى الله عليه وسلم عليه الصلاة والسلام 🥰😢

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed60812 ай бұрын

    War kuwaan dadka ayey dubtaan ee allah umada ha ka qabto dulmiga ay isku raaceen allah dhexdooda ha isku salido dulmiga ay wadaan allah ayaga ha ku koobo aamiin

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    2 ай бұрын

    Aaaaaamiin Aaaaaamiin Aaaaaamiin

  • @AbaganaYabaroow-nf4qk
    @AbaganaYabaroow-nf4qk2 ай бұрын

    Beesha reer Xaaji Saleebaan haddii ay Awood. SheeGanayaan. Masaakiinta waxna yay beeGsanine. Hal Xifaaltamaan haddii ay runta sheeGayaaan. Beesha AbGaal. Ee ka dileen. Wiilkii Ganacsadaha ahaa. Bal waakaas. Ee AbGaal. Ha'U'Goodiyaaan. Ama ha beeGsadaaan. Wlh. Habartoodna kuma dhacaaan

  • @user-wt1be4sl4l

    @user-wt1be4sl4l

    2 ай бұрын

    adalkaada toosi saad udhigee Maaha masaakiin markaad leedahay mashiiqaal ayaad yasee shiiqaal Maaha dad layaso waa laandheere hiraaba hiraab hiraab kafiicana majirto hiraabna waawadadhashay marka adeer hadalxumada jooji

  • @ayanhirsi211
    @ayanhirsi2112 ай бұрын

    SOMALIA XAQDARO AY LA SO KABSAN LA YAHIIN WALLAHI SUBHANALLAH DAD IYAGA ISKU HALAAGAYO GACAN TOODA UFF MACSALAAMA AWALBA UMA SO SOCAN FOREVER

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk2 ай бұрын

    Cabdullahi LUUL ilmihi caloosheda ku jirey isxasuusi Markad Luul sheegeyso. Luul iyo ilmihi caloosha ku jurey Vuu diley gacan ku dhiiglaha

  • @ugaskawadanka2623

    @ugaskawadanka2623

    2 ай бұрын

    Sax ilma yar oo xudunta hooyadii ku xidhnaa oo dab ugalay. In laba danbi lagu qaaday ahayd

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    2 ай бұрын

    Xataa 6deda caruura ohurdada diiday oleh ninkii hooyo gubay malagubay😢😢😢😢

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    2 ай бұрын

    ​@@ugaskawadanka2623kaaga daranti 6dedii caruura luul AHU ohurdo diiday oleh ninki hiyo gubay mala gubay😢😢😢😢😢😢

  • @sadiahassan798
    @sadiahassan7982 ай бұрын

    Mashaallah abdullow Allaha ku barkeeyo adiga iyo reerkaagaba si xaq ah oo run ah ayaad ayaad wax ugu sheegtay

  • @user-rr4vz9hq2w
    @user-rr4vz9hq2w2 ай бұрын

    Waaruntaa waayaaab sub xaaana alaaah in muslim aaanahay hadana shareecada ala noo jideeyey la ogo leeen sub xaaana alaaah

  • @safimuktar6292
    @safimuktar62922 ай бұрын

    Allahu masale cala muxamed,wa yaab walen adun waxkasto kafilo

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali61352 ай бұрын

    Salalahu caleyhii wasalam

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed19252 ай бұрын

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk2 ай бұрын

    Cabdullahi, HADAL BADANI HAAMO MA BUUXSHO. SEYD CALI WAA LA DILAYA WAA GACAN KU DHIIGLE DILEY LUUL OO AHEYD HOOYA UURLEH IYO CARUURTI KALE GURIGA KU NOOLA OO KU DHAWACMEY FALKI XUMA DILAGA"SEYD CALI" DIL TOOGASHO AH DEG DEG. ALLE SWT AYA SO QABTEY IYAGA MA KEENIN. LUUL AUN QOF ALLE SWT KU XIRNEYD BEY AHEY.

  • @aasuf119
    @aasuf1192 ай бұрын

    Subxanallah subxanallah subxanallah

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q2 ай бұрын

    Illahy caws o jimco ah gurigins allh ha guubo haabro asasqy dhiimsho ayuka cabsonya kkkkkk sheeko

  • @cabdallacagey2632
    @cabdallacagey26322 ай бұрын

    Ilahayoow kuwa dhaliminta ah waxay sameyaan bariban kanahay ee rabbiyow somaali iyo dalka sommaliya hanoo cadabin tii culamadii soomaali ee siyaad bari inkartedii baa nahaysata ilahow midkale hanoogu darin rabbiyoow intaa kabadan ma awoodno ilahayow ummadada unaxariiso yaaaaaa rabbbi yaaa allah

  • @user-kn5jf4cn6y
    @user-kn5jf4cn6y2 ай бұрын

    Nabiigan Maxamad scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q2 ай бұрын

    Sheeko ayeyka jiira ninkan diilaga ah waa inlaa diilo xaaqa lulu allha haso dadajiyo inshallah tuugo haabro asasqy dhiimsho haado siidas oga cabsonya maxu u gubaye hoyo miskin allh

  • @Istar-yk6jb
    @Istar-yk6jb2 ай бұрын

    Wa islamo ana fiyowen ee dhag lomahayo

  • @aasuf119
    @aasuf1192 ай бұрын

    Guri caruur joogo suu u gubay horta

  • @ahmadaboobakker
    @ahmadaboobakker2 ай бұрын

    Cllhi m..a allĥ haku xaffidddo wllhhi hadalkii aadd sheegttaay waa ssoo abbax

  • @farhiyomahamadadow4070
    @farhiyomahamadadow40702 ай бұрын

    Maxad ku kennen teen hadu danbi lahen

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey2 ай бұрын

    Cadaalad ayaa nadeeqda kuligeen sharciga cidna kama sareeso 😂

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli5542 ай бұрын

    Qofku haduuba ii hanjabo tanaazul maba qaato anigu waan lagudhiyaa ciyaarta halkaa kawada wuxuu ilaahay qoray baa dhici doona qabiil haday noqotana sheekhaal waa laandheere banaan daga

  • @hodaismail-zw6kg
    @hodaismail-zw6kg2 ай бұрын

    Marka horayba khaldameen luul dadkeedu inay dilaan bay ahayeen indhaha mrkay kaqaadeen wale somaliya ciday nabada udiidan way cadahay ILLAHAY dad aan grn oo qeyb ah madhi dhulku nabad hanoonoqde aaaamiin yaarabi

  • @suldanohassan7856
    @suldanohassan78562 ай бұрын

    Waa sax adalkaas

  • @user-mk5hf2yr1x
    @user-mk5hf2yr1x2 ай бұрын

    CABDILAAHI GUULAYSO XAQA AYEYNU WADA TAAGEERAYNAA INSHA ALLAAH

  • @user-ce5uu7kw8m
    @user-ce5uu7kw8m2 ай бұрын

    Waan arkeynaa ehelka mujrimka hadey sharciga kasareyaan

  • @user-vz5dw8pp9n
    @user-vz5dw8pp9n2 ай бұрын

    Wa.xasheegteen wabeen.

  • @hodannutritionistgirl8226
    @hodannutritionistgirl82262 ай бұрын

    Gabdh ilhey baa qorey in ay sidaas ku dhimto ilhey janatul faradwsa ha geeyo ninkaasi dhawar mar oon daawdey maan arag meel ku cadaal ku taaganyhye ( wax uu dhahye waan maseerey oo maseer darteeda ayaa igu kalifey in aan alaabtii guriga aan keensadey aan gubi si uuna nin kale iiga danbyni iyada oo sidaas ah hadda gabdhu uur bay ii lahydi ma gabdh uur leh baa la fura mise way mehersantaa)

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b2 ай бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali20672 ай бұрын

    Waa dad cawaan eh waligeedna masaakiinta laaynjireen😢

  • @maxamedxuseen833
    @maxamedxuseen8332 ай бұрын

    War alle malaga baqoo war jooga somaliyeey cadaabta alle wllhi wax an uduqaadankarno ma'ahan war dadoow jooga

  • @Sahraomar-ln4hg
    @Sahraomar-ln4hg2 ай бұрын

    aabo abdi aziz ha badalin go aankaga somali waa in sharciga loo hogaansamaa hadi kale dowladnimo ma jirto

  • @Hodan_1333
    @Hodan_13332 ай бұрын

    Aderow magtada iska qado somali awalbey isku dhanate inta hadhayna adigu sabab hawnoqon ilahey darti ugatag meshan folxuma kasosocota 😢😢😢😢

  • @abdifidow3870
    @abdifidow38702 ай бұрын

    Ninkaas waa meyd socda. Mudaaharaada ama ha mudaaharaadeen

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b2 ай бұрын

    Ilaahayow xaqa soosaar cidaan masaakiinta gabadhooda i

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie87222 ай бұрын

    Kuligood Diin haloo sameeyo naagahaan mujrimiin taa waxay Rabaan diinta dulmiga ayadaana diinta Rabi inay kula galgashaan

  • @Bilicsan-gp6yt
    @Bilicsan-gp6yt2 ай бұрын

    Innaalillaahi wa innaa ilayhiraajicuun muqdisho guribay ayey noqtay

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw2 ай бұрын

    walagubi soomaliyana waxba kamabadalaysid cidna kama tabaryara guul qarenka sirkhanka dila❤️❤️❤️

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied49302 ай бұрын

    Subxanallah war cidan alle kama baqan

  • @aasuf119
    @aasuf1192 ай бұрын

    Cadaaladooda Waa inay dadka gubaan oo aan denbi lagu qabdan diin wax kama ogidiin ee allaah denbi dhaaf waydiista

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du2 ай бұрын

    Qasab ma ahan ee waa xal in oow qaato odagu diyo hadii oow diido oo la dilo sedcali fit nadii ka bilaa bato ma dameyso 100 Wiil oo shii qaal ah aaloogu aaraa

  • @hodanfarah3799
    @hodanfarah37992 ай бұрын

    Awalan Xaqiiqda Allah ayaa og. Marka hadaadan qabyaalidi kaa hadlinayn. Maxaad qabiildhan oo culumo iyo caamaba leh afgaaga u wada gaarsiinaysaa.

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame35522 ай бұрын

    Waxay is lahaayen mar haday dhimatay cid xaqiiqada sheegaso maleh

  • @sowdahassan9690
    @sowdahassan96902 ай бұрын

    Rerku dulmi badana aabaha luul dhalaybay doonayan ineey dilaan bal dulmigaa daya 😢

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr2 ай бұрын

    Salalaahu caleyhi wacalaa ahlihii wasacbihii wasalama❤

  • @abdallabro11
    @abdallabro112 ай бұрын

    صلى الله عليه وسلم 🥰

  • @hodaismail-zw6kg
    @hodaismail-zw6kg2 ай бұрын

    Ilayn dad aan caqliguba shaqeyn baa somaliya kunool marba hadii aan dab shido shibka kayimaada saw anu malih rabiyow ummad aan garan caqli sii

  • @sour.candly7868
    @sour.candly78682 ай бұрын

    Ninkaas Caalimka ah ee weliba Madluumka ah oo aad Gabadhiisa Dubateen banaanka kamara Haddi kale Mucjiso lagu Waano Qaato ayaad arkeysaan indhaha Dulmi ayey u soo xiratay Habartaas.

  • @zamzamyusuf4919
    @zamzamyusuf49192 ай бұрын

    Maansha allah cabdullahi runta ayaad ka hadashey

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q2 ай бұрын

    Xaaqa ayay u helineya walshey lulu xaaqeda allh ay bananks Kenya diig muslin ma qarsomo was Wala tiilaya noooo Mag noooooo caafis diilaga haala guubo inshallah allhu Akbar allhu Akbar allhu Akbar

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed7702 ай бұрын

    Clahiyow waxan kushegya ninkn waxa so qabty ciidnka dowlda familkuna waxey ku rano weynayen in latoogn doono lkn fidnadaan iyo rajdan waxa keeny qareenkii difacayay isago cuno darted uso abaabulay shakigan Rabina waxba kama qarsoona

  • @KifaaxYuusuf
    @KifaaxYuusuf2 ай бұрын

    Ismahayso shekadani waqabyalad cad

  • @hananihanani7576
    @hananihanani75762 ай бұрын

    Waa duul waalan

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q2 ай бұрын

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @maxamedxuseen833
    @maxamedxuseen8332 ай бұрын

    Qofkasto maanta wuu isxalinkaraa xataa haduusan wax heysan lkn mar hadii 2 daas mitir lagu dhigo hadii uu alle kuu naxariisan waayo cid kuu naxariisaneeso malahan wllhi

  • @user-ws4xn2cs4j
    @user-ws4xn2cs4j2 ай бұрын

    Sallahu Caleyhim Wa Sallim❤

  • @umuaisha6859
    @umuaisha68592 ай бұрын

    Gardaro ayey ku difacayaan lakiinqiyaamo yaa difaaci doono

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw2 ай бұрын

    waliba walagubi ee ilamkodhan baa cadaladu deeqdaa scw baga o.😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi81392 ай бұрын

    Scw go,anka maxkabadu Waa lafulinayaa diid ama Yeel bilaa akhlalbaa tihiin

  • @khadra-km6lq
    @khadra-km6lq2 ай бұрын

    Ilaahey halagu daayo.

  • @faisalabdullah1245
    @faisalabdullah12452 ай бұрын

    Allaah halaga baqo marka hore markaxiga cadaalada ma aha sida aan rabno in ay wax udhacaan ee illaahay ayaa cadaalad ah hadaad ku qanciweeydaan geedkaad gaadhaan miro kagoosta

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y2 ай бұрын

    Wcs wllo

  • @sahafiyare4434
    @sahafiyare44342 ай бұрын

    Sxb sare SU AAL KAFTAN AH ADIGA SHIIQAL YABANAHAY

  • @GuadidDiriehdarar
    @GuadidDiriehdarar2 ай бұрын

    Sayid cali cidisa maso qaban o shashada kama arag e cidan ba kenay.markas ,no one is above the law.Dalimka wa ladila rerkan dunidi ba yabtay.(from Djibouti)

  • @AminaCuisine692
    @AminaCuisine6922 ай бұрын

    Mzee Abdiaziz maahen inu dhugo gabdhisa

  • @aasuf119
    @aasuf1192 ай бұрын

    Waa waxa kici yey maanta

  • @lulafarah2038
    @lulafarah20382 ай бұрын

    Asc habaar alaha ku rido dambigooda yaa cafinaa haber gidir xoog ayey wax kulee yihiin gabadhii ay gubeen iyo cadaalada ayey diiden yihiin iyo xaqa wiil kooda dhaartu beenta ku dhaartey yaa cafinaa.

  • @user-sj7wc4pv5u
    @user-sj7wc4pv5u2 ай бұрын

    Salalahu calyhı wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiabdulla5572
    @abdiabdulla55722 ай бұрын

    Subhanallah qabyaalad Allah nagakori

  • @User_19567
    @User_195672 ай бұрын

    Mucjiso waye cidan tii Allah aya kawen

  • @ubahyusuf1064
    @ubahyusuf10642 ай бұрын

    🤔🤔🤔🤔Daadkan wey walaanyiihin😢😢 subhanaallah

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u2 ай бұрын

    Qadar baa dhacay lamana dilayo cabdi casiis waa O'Day xun waa inankiisa oo kale

  • @HalimaAli-sf2ww

    @HalimaAli-sf2ww

    2 ай бұрын

    Cabdi casiis moryane ma dhaline odey xun mahane ee waa Boqor waa Abo sharaf leeh oo gabartiska ku hiililye oo ilmaha oo aweewga ku yaahey ku hililye mahane siida odeygsha xun oo lacagta qatane marki dadkoda la diilo

  • @qabilamoussa360
    @qabilamoussa3602 ай бұрын

    Swc swc ❤

  • @omarhirsi2983
    @omarhirsi29832 ай бұрын

    Asc kuwan oo kale ma arkine

  • @user-rd2wb5ci3s
    @user-rd2wb5ci3s2 ай бұрын

    Dadkaan alah kama baqaayaan waayo waa dad dulmiga jidaystay

  • @maxamudcali2236
    @maxamudcali22362 ай бұрын

    svwsvwscwscw marka kahadal arinta luul ilahay haunaxariiste maxakamda gobalka iyo tan rafcaanku sidi sharcigu ah ayay kuxukumeen marka dadkan hadalka iyo hanjabad wada rabitaankoodi ayay cadaladu meel saartay marka marka hadalkoodu waa waa hadalow kunacay siyad cali waa tiirki insha allaah

  • @MushtaaqQalanjo23-wc9lw
    @MushtaaqQalanjo23-wc9lw2 ай бұрын

    M.a

  • @YyyYy-bs5oo
    @YyyYy-bs5oo2 ай бұрын

    Hg waxaalabaraa runts mooryaan xamarna hooyadood malaha

  • @Doosame
    @Doosame2 ай бұрын

    Waaba beelo qof walba adii uu qof dilo dhahaayo qof walba xaniiya hiisa ayuu ku jooga magalada waala ogaan doono sharciga qofka uu qaban doono

  • @abdisalamyoussouf4090
    @abdisalamyoussouf40902 ай бұрын

    Xaji idagayso aniga ningan isku qabil manihi I m from Djibouti 🇩🇯 issa ok lkn ningan cadeen lagu qan coo halatiso dadgisaa anigu man arag intaa dagastey wlhi ma arag allah ooog sidaa saax daa a Lkn adigu maad ku qab rigalii

  • @kkklll5532
    @kkklll55322 ай бұрын

    ❤SaLaLaahu CaLeehi WasaLam❤SaLaLaahu CaLeehi WasaLam❤SaLaLaahu CaLeehi WasaLam ❤

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud16422 ай бұрын

    Caqlihoda Aya sidan noqday Allah ka qabto

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle38712 ай бұрын

    Qabiilka HBG. Dhamaan ma wada qaldana ee hablahan yar & wiilashaan waxba ma sameyn Karaan? Ee yaan lagu tayax tagin

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar40102 ай бұрын

    Subxanalaah😢

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v2 ай бұрын

    SUBXAANA LAAH AABE C CASIIS LACAGTODA URAYSA MUXU KU FALAYAA? WAALO TOGAN UUN

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame35522 ай бұрын

    Scw scw scw

  • @AshaJamac
    @AshaJamac2 ай бұрын

    Ma laga ayaba dadwaynow inaanu badheedh cad ugubay sababtoo ah gabadhu way nolayd 7 bari sow may shegteen sayid ninkaga aya ugubay abo ama dhakhtarka waxasa igu dhacay waa arin Mijim ah

  • @FaadumoCusmaan-ik5to
    @FaadumoCusmaan-ik5to2 ай бұрын

    Saas waaye

  • @ibrahim.mohamedabdullahi2071
    @ibrahim.mohamedabdullahi20712 ай бұрын

    asc aaxib beesha hawargidir hadii ayaga gabar laga gubi laha oshiiqalna ay gubi laheed hawar gidir mayeelen

  • @abdifidow3870
    @abdifidow38702 ай бұрын

    Taas waa hanjabaad ninka C/siis reerkiisa loo hanjabayo. Police waa in ay ninkaa soo xiraan

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u2 ай бұрын

    Miss awdal wariyahani dadkuu isku dirayaa waligood waxba lagama filing

  • @user-hq6mm3ev6x
    @user-hq6mm3ev6x2 ай бұрын

    habrahaan halalaayo haad runrabtaan

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur16432 ай бұрын

    Horta ninkaan ama hal dilo ama hala daayo waxba igama geline Maxey tahay waxa dadka muslimka ah lagu xukumayo xeerka ciqaabta somaaliyeed iyo xarfahaan la tirinayo maxey tahay maxkamadaha haloo gacan geliyo dad diinta aqoon u leh dadka somaliyeed a waa muslim ee kitaabka alle iyo sunada nebigeena صلي الله عليه وسلم halagu xukumo wabillaahi towfiiq

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi18012 ай бұрын

    ❤❤❤🎉

  • @adoontiialle1602
    @adoontiialle16022 ай бұрын

    Habar gidir habro lee ayaa ubuuqa ragii maye

Келесі