8 WIIL VS 6 GABDHOOD || DOOORO QOFKAADA || LABO QOF SOO HARTE YEE NOQON DOONTA …

Ойын-сауық

#YAHYE_HUNTER
Waa kan channel ka keydsane : • TEAM YAHYE HUNTER OO Y...
Waxaad igalaso xariiri karta:
Instagram: Hunterda_official
Snapchat: Yayavic1
Facebook: Yahye mumin wardere
TikTok: Yahye.hunter
LAST SUBS: 710,362

Пікірлер: 373

  • @yahye_hunter
    @yahye_hunter6 ай бұрын

    Waa kan youtube ka cusub ee keydsane kzread.info/dash/bejne/nn2d1NOinLbVdLg.htmlsi=p516nxYsZtH00cs0

  • @user-en7xr3kw2d

    @user-en7xr3kw2d

    6 ай бұрын

    Diyarwaa sxb

  • @Siham_Omar12
    @Siham_Omar126 ай бұрын

    Qofka Wanagsan maso marin Adunka Xabibkena Mohamett Scw 😢

  • @AhmedIsakho-vl4jn

    @AhmedIsakho-vl4jn

    6 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw

  • @muwaahibismaaciil751

    @muwaahibismaaciil751

    5 ай бұрын

    scw scw scw scw

  • @hanamaxamed7069

    @hanamaxamed7069

    16 күн бұрын

    scw scw scw scw scw

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade6 ай бұрын

    Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤

  • @user-uy2gf1gk5f

    @user-uy2gf1gk5f

    4 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hanamaxamed7069

    @hanamaxamed7069

    16 күн бұрын

    scw scw scw scw

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan90836 ай бұрын

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel ❤

  • @TAATAABEY-nm7im
    @TAATAABEY-nm7im6 ай бұрын

    Nawiga kusali scw ❤❤❤

  • @user-jc7zu2nc3p

    @user-jc7zu2nc3p

    5 ай бұрын

    Scw scw

  • @Lion_gamer10
    @Lion_gamer106 ай бұрын

    Afka cali wlhi waa the best comedian kaftan + no xanaaq + qosol wow ninks haka so tagin😂❤

  • @ahmadjamah7430
    @ahmadjamah74306 ай бұрын

    Kaydsane dartiis baan meeshan u imada legend weeyo

  • @cadnaanmohamed3250
    @cadnaanmohamed32506 ай бұрын

    Keydsane iyo afka cali waan idiin wata😂😂

  • @shukriita4206
    @shukriita42066 ай бұрын

    Wlhi waa furay cwa alla beerka barnamijkan funny wye keydsane afka cali deeq bari aa ugu jclhy wlh funny wye intaas masha allah noso badi abwe yahye😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mahamedaadam

    @mahamedaadam

    6 ай бұрын

    Walhi annaa kaa daran beerkaa icasaaday vediogii iigu qosol nadnaa chambion camal inee qaadeen wa adabaaldageen😂😂😂

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance16056 ай бұрын

    😅😅😅war yahye hunter anagoo afka cali layaaban ayaa noo keentay kaytsane so funny 😅😅😅😅

  • @babadebaba-pk1jr
    @babadebaba-pk1jr6 ай бұрын

    Nesteexo funny tahay madaxa ii saran tahay keydsane cadowga u jabi ❤❤❤

  • @mualifyare4049
    @mualifyare40496 ай бұрын

    Afka cali is Not easy 🎉❤

  • @user-hr5rx1cw8f
    @user-hr5rx1cw8f6 ай бұрын

    Scw scw صلي عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤اللهم صلي علي محمد وعلى ال محمد كما صليت على إبراهيم وعلى وعلى ال ابراهيم ❤❤❤❤❤❤❤ انك حميد مجيد

  • @AhmedIsakho-vl4jn

    @AhmedIsakho-vl4jn

    6 ай бұрын

    Scw scw scw scw

  • @Zakach-xw8zg

    @Zakach-xw8zg

    6 ай бұрын

    صلى الله عليه وسلم ♡

  • @Musabsalah550
    @Musabsalah5506 ай бұрын

    Mi 2 fav Afka cali iyo keydsane 😅😅

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi84426 ай бұрын

    Team Sayga is muujiya😊😊😊😊😊

  • @Soniyaa1242

    @Soniyaa1242

    6 ай бұрын

    Waan wadanaa seyga

  • @LeaderShaam
    @LeaderShaam6 ай бұрын

    Kedsane walhi waa funny walhi wanqosaly😂😂😊

  • @inaguudowofficial4867
    @inaguudowofficial48676 ай бұрын

    Seyka waa ciisheen wlhi😢 miskiinka baskadhaha wuu dhibsadey

  • @ismahanxasan727

    @ismahanxasan727

    6 ай бұрын

    Mida kle meg maba lo dhiibayo that’s abused shame on you guys ✌️💀

  • @CnaasirkhadarAadam-bh7lm
    @CnaasirkhadarAadam-bh7lm6 ай бұрын

    Kaydsane waan ku Taageeraa zxp keep going

  • @liilove7703
    @liilove77036 ай бұрын

    Afka cai isnot eazy

  • @daudofficial29
    @daudofficial296 ай бұрын

    Hunter in the building 🤴✊

  • @omarmohamed-ri3uo
    @omarmohamed-ri3uo6 ай бұрын

    Yahye sxb wph barnamijkan wn ku heesta sxbkey afka ali kaydsane iyo deeq bari wn wata marwa buldhaq

  • @user-is9iz1gi8i
    @user-is9iz1gi8i6 ай бұрын

    Sayga sxp yahye wuu kuyaasa ee iskaadaf sxpow

  • @axmedmohamed9188

    @axmedmohamed9188

    6 ай бұрын

  • @axmedmohamed9188

    @axmedmohamed9188

    6 ай бұрын

    Ma aragty horta sxpow😊

  • @oraahsameadanhassan2363

    @oraahsameadanhassan2363

    6 ай бұрын

    Qof yasa malahan asigey cuqdad heysa😂😂😂

  • @abdirahmanosman1296
    @abdirahmanosman12966 ай бұрын

    Hahahahahahahahaha Yahye video hadii aa soo duubeesid never ever afka cali iyo keydsane iyo deeqbaari haka tagin so funnnnnyyyyy😂😂😂

  • @KhadraC.qadir9746

    @KhadraC.qadir9746

    3 ай бұрын

    Waa 3 kaliya meesha inoo shida wlhi 😂😂😂

  • @Abdirahman.isse2000
    @Abdirahman.isse20006 ай бұрын

    Lamaanaha ugu shidan afkacali iyo marwo buldhuq

  • @roododagsn-gr7xu
    @roododagsn-gr7xu6 ай бұрын

    Sxb yaxye hakaso tagin pls afka ali kedsane iyo boqorka codka deeq bari❤

  • @user-sc8xi6sz9u
    @user-sc8xi6sz9u6 ай бұрын

    Team keydsane wallahi kan yar legend waaye follow dhahaa

  • @user-hafiyouko
    @user-hafiyouko6 ай бұрын

    Kaydsane the legend 😂😂

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance16056 ай бұрын

    Wlhi yahye hunter waqoslay cawa kaytsane iyo afka cali iyo qalajiye 3 guys funny 😂😂😂😂

  • @CabdisamadDaahir-it6vw
    @CabdisamadDaahir-it6vw6 ай бұрын

    Kedsane isn't easy 😂😂😂

  • @AYAANXuseen-og5hv
    @AYAANXuseen-og5hv6 ай бұрын

    Plz yaxyow lahadal labadan wiil keydsane io afka cali calooshà sxbkod ha iska dhaafan😢😢

  • @abdirizaakhofficial9115

    @abdirizaakhofficial9115

    6 ай бұрын

    Gym uu adaa dhaaf hala duqeeyee😂

  • @ismahanxasan727

    @ismahanxasan727

    6 ай бұрын

    Ceeb wye qofka wuxuu ilahey siyey lguma caayo lkn somalida aad ayey u dhaqan xun thy✌️💀

  • @HeykalPoy

    @HeykalPoy

    6 ай бұрын

    Walahi yuutubka dad naxariis ah juuga😢❤❤❤😊

  • @Alicabdalla7332

    @Alicabdalla7332

    3 ай бұрын

    ​@@ismahanxasan727asi xafiit muu aqrinaa lama kala xanaaqan wye

  • @user-ch9hq9kk1f
    @user-ch9hq9kk1f6 ай бұрын

    Dhalinyartan funny waaye waan kahelay kaysane iyo afka cali m.a

  • @user-hg6ml5wl2t
    @user-hg6ml5wl2t6 ай бұрын

    War huntarow kashka iyo kadsane isku balami zhp ❤

  • @shuwareamira5944
    @shuwareamira59446 ай бұрын

    Sorry saayga next video dhaqtarka ku zoo dar

  • @OmarRahima
    @OmarRahima6 ай бұрын

    Wow kedsane iyo afka cali are legends

  • @FaatimaLucky
    @FaatimaLucky6 ай бұрын

    KZread ka aniga afka cali io kaydsana ijeclaysiyy kaydsane sidu uso ordayo ayaba igu darn😂😂😂

  • @user-ir1ot2vk6h

    @user-ir1ot2vk6h

    6 ай бұрын

    Sdkle walahi

  • @RuwaydaxaajiRashiid
    @RuwaydaxaajiRashiid6 сағат бұрын

    Jah afka cali haduuna kujirin waan iska dhaafaa❤❤

  • @hanixaaji312
    @hanixaaji3126 ай бұрын

    Afka cali iyo keydsane ..is not easy..

  • @user-ut6sc1vr9t
    @user-ut6sc1vr9t6 ай бұрын

    Cawada ana ugu horeyOH😂😂❤

  • @user-wz3qd5in6l
    @user-wz3qd5in6l6 ай бұрын

    Team afka cali isn't easy ❤

  • @muktargedi8708
    @muktargedi87086 ай бұрын

    100k within a month inshallah let's go guys this guy is a pure talent

  • @XamzecaliMaxamed
    @XamzecaliMaxamed13 сағат бұрын

    afka cali &keydsane haka zo tagin😅😊😊😊😊

  • @yaymin-ly1yk
    @yaymin-ly1yk6 ай бұрын

    Wow wat a funny afka ali and deeq bari always my favourite ❤❤❤❤

  • @yaraankabalcad4553
    @yaraankabalcad45536 ай бұрын

    Keep going my pro

  • @user-ts7uz5ph4p
    @user-ts7uz5ph4p6 ай бұрын

    Bahasha wixi macdahay marka oo kujiro kedsane and afka cali

  • @user-en7xr3kw2d
    @user-en7xr3kw2d6 ай бұрын

    Afka Ali legend ❤

  • @Moohaannor10
    @Moohaannor106 ай бұрын

    Yahya waa laggaa dareemaa inaa sayga ku dhacsan thy

  • @xasandaqare4410
    @xasandaqare44106 ай бұрын

    Keydsane waa wataa❤

  • @aminsuleyman8049
    @aminsuleyman80496 ай бұрын

    Lamaanaha ugu Shdan keydsane iyo nasteexo

  • @ameenmohamedmoha2998
    @ameenmohamedmoha29986 ай бұрын

    Wtf kan yaxye seyga si fican sida dhalinta kle ulama hadlayo 😮 si bu uu yasaye way ciileen wlhi brother gaab ka dheh meshan

  • @babadebaba-pk1jr
    @babadebaba-pk1jr6 ай бұрын

    Goaaaaaaal wa marki labad isku xigto nasteexo keydsane doraneyso asagana wuu naxdin ka qadhaayo kkkkkk xita farxad wuu qosalay

  • @ibrahimahmed3701
    @ibrahimahmed37016 ай бұрын

    Keedsane iyo afka cali is n't easy wlhi

  • @user-pz8dk2gc7f
    @user-pz8dk2gc7f6 ай бұрын

    Yaxye zxp waan ku wataa nio adiga iyo zxpkaa afka 😅

  • @IbraahimmaxamedXasan-sj2ys
    @IbraahimmaxamedXasan-sj2ys5 ай бұрын

    Keydsane fani waaye wllhi qofka kuxiga waa afka cali

  • @user-bs7wn3ei3x
    @user-bs7wn3ei3x6 ай бұрын

    Legend afka cali

  • @sabrinaqueen2737
    @sabrinaqueen27376 ай бұрын

    Cawa saan u qoslayey ayuu dhamaadey Barnamijkan soo badi wllhi funy waaye 😂😂

  • @Ustaadibrahim23
    @Ustaadibrahim236 ай бұрын

    Afka cali iyo kedsane ❤

  • @mohamedhusseinmusadheego3492
    @mohamedhusseinmusadheego34926 ай бұрын

    Anigu afka cali iyo kaydsane hadaaney ku jirin maba daawado yaxyoow videogaa

  • @yaxyamaxamed396
    @yaxyamaxamed3966 ай бұрын

    Yaxiyow barnaamishka noo soobadi keydsane na marwalbo haku jiro wllahi WAAn uxiisaa daawashadiina

  • @walaalsaidsaid266
    @walaalsaidsaid2666 ай бұрын

    Zayga wee ciileen

  • @lifeisbest5276

    @lifeisbest5276

    6 ай бұрын

    Wlhi sxp sibay u takoorayaaan nio nin lama ciile

  • @jamadhore7694
    @jamadhore76946 ай бұрын

    Keydsane afka falembo iyo deeq afarta nin hore usocda sxbyaal

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan58506 ай бұрын

    Barnaamijka waxaa ugu qosol badan kedsane iyo afka cali

  • @AHMEDNUURABDI-xo1pn
    @AHMEDNUURABDI-xo1pn22 күн бұрын

    😂😂😂😂😂 kaydsane waan ku wataa sxp😇😇😇

  • @DAHIRABDIRAHMAN-uh7mf
    @DAHIRABDIRAHMAN-uh7mf6 ай бұрын

    I'm frøm dire 🇪🇹 keep gøing ɓrø

  • @user-iq8hl8lz5m

    @user-iq8hl8lz5m

    6 ай бұрын

    Dhilo Oromo inta maxad kasamenesa 😂😂😂

  • @AbdikaNi2

    @AbdikaNi2

    6 ай бұрын

    ​@@user-iq8hl8lz5m ceeb

  • @user-rg2uz1mh3b
    @user-rg2uz1mh3b6 ай бұрын

    Zxp wankutagera yahye my name is the future boy

  • @CaliIbrahim-uv8js
    @CaliIbrahim-uv8js6 ай бұрын

    Qalajiye is back

  • @HibomaxamedWarsame-rj5vn
    @HibomaxamedWarsame-rj5vn6 ай бұрын

    Wlhi yaxyow wn kugu xiranahay wn ku tageraa runtii 29 min kdb wn dawanayaa vedio❤

  • @user-ge8cv4cj4r
    @user-ge8cv4cj4r6 ай бұрын

    Afka cali io kaydzane ayaa shidaya barnamijKa❤😂

  • @ahmedkaafia.k1351
    @ahmedkaafia.k13516 ай бұрын

    Afca ali waa fani waaa ku wataa bro jir oooo jog 😅😅😊

  • @King.pro4
    @King.pro46 ай бұрын

    Pr0 ma imada Aniineh zxp yaxyee brother keygi

  • @user-hs1gi1ix4r
    @user-hs1gi1ix4r6 ай бұрын

    Keyd sane happy ❤❤❤❤❤

  • @AbdulkadiraliOmar
    @AbdulkadiraliOmar6 ай бұрын

    Al fanaane kuwadanaa lipax sare

  • @daadirdaacad501
    @daadirdaacad5016 ай бұрын

    Keydsane musibo waye wlh 😂😂😂

  • @fardosaahmedahmed7232
    @fardosaahmedahmed72326 ай бұрын

    Keysane,mashaa,allah

  • @-khaled_mishcal
    @-khaled_mishcal6 ай бұрын

    🎉buste oo yaaye walle habluhu waxay kugu naceenba waa oohinta

  • @user-nw3yw7uw5y
    @user-nw3yw7uw5y6 ай бұрын

    Keydssne legend 🙌 😂😂😂

  • @user-hl5yp7mb2q
    @user-hl5yp7mb2q6 ай бұрын

    Maariya harlin hadey ku jirto waa daawanaa😂😂😂😂

  • @AbtigaAbtiga-fr5ss
    @AbtigaAbtiga-fr5ss6 ай бұрын

    Keydsane iyo afka cali waa imtixaaan😂😂

  • @user-tg7og4tk9e
    @user-tg7og4tk9e6 ай бұрын

    Woow farxadda afka cali😂❤

  • @UukeyCumar
    @UukeyCumar3 ай бұрын

    😢keydsane waan taakeera waa nin shacturule ah😊😊😮

  • @MaxamedYareInaDhaqane-vj2vg
    @MaxamedYareInaDhaqane-vj2vg6 ай бұрын

    Afka Cali legend ❤❤❤

  • @mohamedchanel5921
    @mohamedchanel59216 ай бұрын

    Mss buldhuq caawa waa iga farxisay😂😂😂

  • @aishaabdullaahi1913
    @aishaabdullaahi19136 ай бұрын

    Wlhi qosolkaa iga dhamaday 😂😂😁afka cali meshaan iga wada kulahaa keydasane iyo afka cali 😂

  • @user-gk5bj5jh9r
    @user-gk5bj5jh9r6 ай бұрын

    soo dhacyay❤

  • @AminMahamoud-bu7wi
    @AminMahamoud-bu7wi6 ай бұрын

    We want red shirt down Abass

  • @Amuun293
    @Amuun2936 ай бұрын

    Cawa wan fuury walhi 😂😂😂 marwo buludhuqo wad iga farxisi afka callya taagero u ahy ani

  • @user-wi3ol3fh8m
    @user-wi3ol3fh8m6 ай бұрын

    Afka cali isn't easy 😢😊

  • @AnisoCadow
    @AnisoCadow6 ай бұрын

    keydsane iyo afka cali ayoow barnaamishka ku socdaa walahi😅😅😅😅😂😂😂

  • @user-lw8ug8to2m
    @user-lw8ug8to2m6 ай бұрын

    Warniyow yahye hantar team Kan badal wax Ka ahy afka Cali iyo buldhuq iyo kaydsane kuwa hadajogo midmidka Kenya dheh

  • @Simaneyyy
    @Simaneyyy6 ай бұрын

    Keydsane welcome afka Caline halo furo channel❤😢

  • @XajicabdiraxmanDaud-en1zi

    @XajicabdiraxmanDaud-en1zi

    6 ай бұрын

    asc wll

  • @NuurtoCabdiqaadir-lf8yd
    @NuurtoCabdiqaadir-lf8yd6 ай бұрын

    Keydsane io afka cali wan idin wataa😂😂

  • @user-oe2bn5rk2v
    @user-oe2bn5rk2v6 ай бұрын

    Afka caliy 😂😂 Calooshada 😂😂😂

  • @sabariinalas736
    @sabariinalas7366 ай бұрын

    Afka cali keydsane lwadas hde mesha ku jirin nah mleh 😂🫶

  • @user-nd8lq5gk2p
    @user-nd8lq5gk2p6 ай бұрын

    Keydsane legend wye

  • @ragge8199
    @ragge81996 ай бұрын

    Keydsane funny saney ii kadi😂😂😂

  • @shucaybcade8969
    @shucaybcade89696 ай бұрын

    Zhp Barnam8jkam so badi a😂😂 Ababaska Halso qabto Yu dhuuman😂😂😂

  • @nadiiramahamed7650
    @nadiiramahamed76504 ай бұрын

    Alla saa uqoslayay kilyahaa ixanuunay kaydasane iyo afka cali 😂😂

  • @badribaari5772
    @badribaari57726 ай бұрын

    Yaxye team kaga inaba cadi maaha 😂 dadka ku xigo in KZread lo furo mudan waa Afka cali & Aabaska❤ wey mudan yihin very Tallented waye😂

  • @user-yk5it9cr2r
    @user-yk5it9cr2r6 ай бұрын

    Sayga guul

  • @STvN1PaNaDoL
    @STvN1PaNaDoL6 ай бұрын

    Guleysta🎉

  • @anasabdillahi6998
    @anasabdillahi69986 ай бұрын

    Yahye khaska uwac sxb darnamisheka

Келесі