No video

4calaamadood hadaad gurigaaga ku aragtid deg deg u ogoow in sixir dhexyaalo

Habib Abdirahman
Fadlan Hadey Tahay marki kugu horeysey oo aad soo booqoto
channelkeyga subscribe saar si aad ula soco muuqaal waliba aan soo gelino mahadsanid.
youtube : / @habibabdirahman3747

Пікірлер: 1 000

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh40811 ай бұрын

    Subhanalaah waa yaab ilaahey saaxiriinta ha fashilo ilaahey shartooda ha iga haayo aniga familkeyga waalidka caruurta walalaaha ehel iyo dhamaan somalida iyo muslimiinta dhan aamiin

  • @sadiomohamed6338

    @sadiomohamed6338

    9 ай бұрын

    Xasharad idhibty mxa keno😢😢😢

  • @NimcoCismaan-ov1je

    @NimcoCismaan-ov1je

    3 ай бұрын

    Amiin amiin

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.

    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.

    3 ай бұрын

    AAMIIN ILAAHOOW NAGA QABO SAAXIRIINTA .

  • @fatimaaflow

    @fatimaaflow

    2 ай бұрын

    Amiin amiin yaa Rabi walal

  • @fatimaaflow

    @fatimaaflow

    2 ай бұрын

    Walal ila so hadal o i caawi

  • @user-cy3hd1id8y
    @user-cy3hd1id8y3 ай бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ShamsoAhmed-gg1nl

    @ShamsoAhmed-gg1nl

    Ай бұрын

    Ielif❤❤❤❤❤❤❤

  • @NimcoSiciid-zj4tz

    @NimcoSiciid-zj4tz

    Күн бұрын

    Ascw❤❤❤❤❤

  • @mubariklander3096
    @mubariklander30963 ай бұрын

    Illaahow Saaxiriinta Ummadda ka qabo oo kuwii wax sixray ku celi... Illaahow dadka ka qabo... Yaa Rabi ..

  • @JibrilmohamedsharifSharif

    @JibrilmohamedsharifSharif

    27 күн бұрын

    Aamiin yaarabi

  • @umaayashukri1603
    @umaayashukri16033 жыл бұрын

    Wallahi sheikhow anigaad iga hadleysaa boorame markii aan joogay waxaa ley dhihi jiray shukri gurigeeda tixsigii ku istaaga waa shan xabadood yacni nadiif ayuu ahaan jiray xili walba balse xamar markaan imid waxaan degay guri gurigaas waxba kuma arag mudo hada laga joogo 4 sano ayaan guri dhisanay gurigaas ilaa hada waan deganahay si kasta hadii aan u hagaajiyo quraanjo baranbaro iyo dhawaaqa xitaa gabadheydu iyadoo ordeysa ayey isoo gashaa hooyo maadigaa ii wacay labadeyda yar yar ee wiil xanuun kama baxaan wallahi waa runtaa sheikh xanaaq iyo caro iyo qeylo joogtaa gabadheyda 13 jirkaa iyo anigu laba kelmad kedib waa inoo dagaal ii soo duceey sheikh in caruurta alle ii caafiyo

  • @hoodocaynsane1057
    @hoodocaynsane10573 жыл бұрын

    Allaha ku barakeyo shikhaw wallahi 3 arimood ayaan isku haya oo kamida ku waad Ka hadashay markasta na wn darta quranka iyoh salada wabada aan madaxanunka iyoh dhita kaga bogsodo isoduceya allaha haydin barakeye

  • @abdirizakjama8514
    @abdirizakjama85142 жыл бұрын

    1:Dirxi xasharaad 2:waxbaa kuu sawirmaya Waxbaa qaylinaya Waxbaa sanqadhaya Ur qarmuun 4:adigay kugu kooban tayay 5:karaahiyo iyo caruurta oo kugu soo

  • @sadiomohamed6338

    @sadiomohamed6338

    9 ай бұрын

    Waxs anaa kula qawa mxa keno

  • @marwoali6189
    @marwoali61893 жыл бұрын

    Wallaahay waa runtaa subxaan allaah 4 anaa arkay qudhaanjo cas cas koow.3 kalena waan arkay.ilaahayoow ku celu waxa wax sixra .

  • @ruunahmed5944
    @ruunahmed59443 жыл бұрын

    Masha allaah sheekh waxad noo faa iideysay waxyaabo aad muhiim u ah kheyr allaha ku siiyo

  • @Malikahmed961
    @Malikahmed9613 жыл бұрын

    Anigu ilaahay ayaa xaqiiqda og dad aan ogay haday waxaas ay ka danbeeyan kaliya aakhiro ilaahay wajiguusun ba la sugi oo ilaahay ban ka dacweyn markaas meshay ilaahay uga carari karaan iyagaa oh 🤲🏻 اللهم احفظ انا وعائلتي يارب يارحمان 😭😭😢🤲🏻🤲🏻

  • @hodanhassan8361
    @hodanhassan83613 жыл бұрын

    Acuudu bilah waar dadka shakiga ka daa xayawaanka kulaylaha jaarka ayaa kasoo wareegi kartaa

  • @najmamohmmed9154

    @najmamohmmed9154

    2 жыл бұрын

    Way soo wareegi karan lkn tan uu sheegayaa waa mid غير الحد

  • @zamzamshuuriye4830
    @zamzamshuuriye48302 жыл бұрын

    Quraanjo iyo baran baraa nadhibtay wlhi blhi si kasta u hagaaji waatan subxanalaah

  • @fardsohussein7136
    @fardsohussein71363 жыл бұрын

    Jiza kaallah khayr shukran

  • @fatimaali5213
    @fatimaali52133 жыл бұрын

    Shukran sheikhuna🙏

  • @caashocabdiqaadir3965
    @caashocabdiqaadir39653 жыл бұрын

    Jasakalaaah shiikh maasha allaah ilhy ajar iyo xasanaad hakasiyo ya shiikh

  • @saamisomalilovepartnerexpe1857
    @saamisomalilovepartnerexpe18573 жыл бұрын

    Aniga Gurigaygu wuu Dumay waxaanu Shaki ku jirin In wallaaladay Ay Qayb wayn ku lahaayeen Waayo Sababtoo ah waxay ii muujinayeen in ay Doonayaan in Gurigaygu Dhismo Oo ay Nasteex ii yihiin maalintii ay xaaskaygu maxkamada isla Tagnay wallaaladay way iga Seexdeen oo mar Qudhaata ayaan is Arkay Anigoo cidla jooga Taas ayaa Caddayn iigu fillan lkn 15kii shacbaan ayaan iska Cafiyay si uu illaahay Ducooyinka iiga Aqbalo, Markii Aan ku idhi wallaalayaal Calloosha ayaan idinku hayay oo waan idin cafiyay La yaab ayay ku Noqotay Anigoo Xaqiiqda og. Hadaba waxaa jirta gabadhii markii Aan Dalqaddii siiyay sabab la,aan ee muddo ka soo wareegtay Ayaan Damcay in aan xaaskaygii ku Qanciyo in mustaqbalka caruurta ka fikirno iyadoo aan waxba ila diidanayn Markaan gurigaygii immaado Afar habeen Aanan Hurdo Arkayn waana Arin Aan saddex jeer tijaabiyay in wax jiraana way caddahay..افتوني امري إن كنتم للرؤيا تعبرون؟ لكن الصراصير موجوده في غرفة النوم ونحن في موسم الصيف والجو دائما حار جدا رغم الخلاء نطيف.

  • @umusaara6789

    @umusaara6789

    2 жыл бұрын

    Wall is cilajiya adiga xaskaga carurtada dhaman allaha idinla jire cadowga wa iska badan yhy

  • @user-pm8zf2ei5p
    @user-pm8zf2ei5p3 жыл бұрын

    Subxaanallah aniga la idabo dhigay baranbaro gurigii waa nadiif xataa sharikad ayaan ukeenay aad ayay ii dhibtay gurigana waa nadiif yaarabi

  • @adna-qv4bn
    @adna-qv4bn3 жыл бұрын

    Kuleylaha waa la arkaa. Dariskana wey ka imaan kartaa gurigoo nadiif ah 🤷‍♀️

  • @hodanhassan8361

    @hodanhassan8361

    3 жыл бұрын

    Haa wllo waa runtaa dadkan shaki uunbay wadan fanacuudu bilah

  • @deeqoali57

    @deeqoali57

    3 жыл бұрын

    Aad iyo aad

  • @mohaabdirashiid2469
    @mohaabdirashiid24696 ай бұрын

    Sheeqow waxaan kale oo kala yaabay gurigeena baranbaro musqusha aan galeenin oo kushiinka iyo dharka oo kaliya ku dhix jurta xitaa wax walba waan ku sameeyay😢😢

  • @user-kf5lc9nm4t

    @user-kf5lc9nm4t

    Ай бұрын

    wll aniga kula mid

  • @ibruadan7763
    @ibruadan77633 жыл бұрын

    Waa khuraafaat!! Bal intuu le'egyahay ee waxaas uu ku shaqaysanayo eega!! Waa taa dumarkii mid waliba leedahay waan hayaa calaamadahaas..Eebbe ka yaaba oo aamina....

  • @qisoiyomurti1351
    @qisoiyomurti13513 жыл бұрын

    Quraanjo iwareerisay siiba musqusha iyo fadhiga meelkasto yaacaysaa allaha naga bixiyo

  • @apdallanasir.838
    @apdallanasir.8383 жыл бұрын

    Allahu Akbar Quranjada Gadudan aya idhibtay bursoyinkeyga dharka iyo gidaarka moye meel kale kuma arko waja quranjo badan dusheyda dhan wada finan aye ka dhigtay wan la yabay wax waliba ayan sameyay xita waan waayay meel eeka timado balse wan shakiyay masi racraacin wlhi ciwankada aya iso lexiyay Sheikh🥺

  • @missomar5215

    @missomar5215

    3 жыл бұрын

    isku mida nahy wll aniga computer dharka bugagta dhaxdoda mesha jifto maqn mele wax ka qaldan yihiin ane sas arkay

  • @juweriyaabdihassan520

    @juweriyaabdihassan520

    3 жыл бұрын

    Wllhi anigaba quraajadaas aad bey ii dhiptay wxkasta wan sameeyaa sun baan ku buufiyaaa hadana ma baxdo meel ay iga timaadona ma garanayo

  • @sahrodhemanxasan2213

    @sahrodhemanxasan2213

    3 жыл бұрын

    wlhi walayal anaa idinku mida quranjo gadud yaryar ah caga salida gasaca caanaha wax hadan mel dhigo hilib cajin xitaa wey ka buxsantaa

  • @ruqyohabib505
    @ruqyohabib5053 жыл бұрын

    Jazakallah sheikh shukran

  • @luulsaid7809
    @luulsaid78093 жыл бұрын

    Wlh arimahaas oo idil wey iheystan lkn baranbaro ma arko lkn quranjo guduud idhibtay iyo inta kalaba uu shiiqa shegay yaarabi cafimad iso duceya walalo

  • @samirasahra1747
    @samirasahra17473 ай бұрын

    XaSbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @sawjatuaweys9189
    @sawjatuaweys91893 жыл бұрын

    Isoo Jawaab walal allaha kuxiftiyee 1/ WAlwal iyo cabsi ban dareemayaa 2/ Ma Rabo inaan suuqa tago ama dadka iyaqaana inaan arko waan ka dhuumanayaa 3/Caruurteydu wey idhibayaan aragooda ama ciyaartooda maro iney dhaqdhaqaq sameeyan waxan rabaa ineyna ciyaarin hadlin dhaqdhaqaqin wax bi in hadiikale waxaan udilayaa sida cadawga uma naxayo kadib marmar wanka qoomameyaa go an ayan gaadhaa inaana mardanbe dilin hadana wasidii uun wanku noqon uun 4/xajigeygu mahadli karo haduu hadlokhalaas 5/ madax xanuun khadka kabaxey Qeybta midixda wey ixanuuneysa markasta wan naxsanahey bilaa sabab Xaga Guriga baranbar xadka kabaxdey jiir qalajis qudhanta cascas eedadka qaniinta intaba lagama waayo

  • @mohamedahmed5591

    @mohamedahmed5591

    3 жыл бұрын

    Wllhi waxaan u moodi in aad xaaladeyda ka hadli Inta aad isku sheegtay wllhi waan ahay mana aqaano alle ha naga dul qaada dhibta insha Allha 🤲🏼

  • @sawjatuaweys9189

    @sawjatuaweys9189

    3 жыл бұрын

    @@mohamedahmed5591 aamin aamin walal allaha Nagadul qaado adiga iyo aniga iyo inta buktaba

  • @june6206

    @june6206

    3 жыл бұрын

    Wa depression waxasiye

  • @june6206

    @june6206

    3 жыл бұрын

    @@mohamedahmed5591 lakiin ta 4wanka heley

  • @asouma620

    @asouma620

    3 жыл бұрын

    Guriyga hppti albaqra ku shid adkarta iyo ducadaba Afka ku qabo inshllah waad ladnaane

  • @fahmoali4186
    @fahmoali41863 жыл бұрын

    SubxanaAllah shakiga Maqabo tawakatu Cala Allah wal xawla Wala quwa

  • @ifraaxmaxamed980

    @ifraaxmaxamed980

    2 жыл бұрын

    Mansha alla allow naga nagux anfac

  • @ayaankahiye770
    @ayaankahiye770 Жыл бұрын

    Subxanallah aniga guri ban dagay mudo 7days quraanja nafta ikenty😢 xataa sariiirta wey saran tahay yaa rabbi ilahow naga haay wixi shar ah

  • @omarsalah8419
    @omarsalah84192 жыл бұрын

    subxana Allah اللهم آنت لا إله إلا أنت أستغفرك وأتوب إليك من شر ومن كل ضيق ومن كل كرب

  • @habonsoofe8875

    @habonsoofe8875

    2 жыл бұрын

    Sheekh aniga dhiba ihysata saladana fooda ka.ma qado adkartana wn akhrista malin walba oyinbay itahy iyo murugo wxan u oyaya wax kle maha diinta hdan maqlo walayga daraya diinta ka baxba laygu ciqabaya mar horan sas noqday ilahy ba iga cafiyey

  • @habonsoofe8875

    @habonsoofe8875

    2 жыл бұрын

    Sheekh halken kala so xidhiidha

  • @ifrahhassanabdullahi9392
    @ifrahhassanabdullahi93923 жыл бұрын

    والله عظيم ياشيخ اني مبتلي بذباب وربي انظف بيت كله ولا يزول ذباب حتي بعد اليوم قرأت سورة البقرة الحمد لله شوية استرحنا كثرة ذباب والله مزعج جدا كثرة ذباب اخت واحد ذباب قرأت سورة البقرة كاملة بعديين رميتت بعيدعن بيتي ماشاء الله الحيين مرتاحين من ذباب

  • @caawiyechannel373

    @caawiyechannel373

    3 жыл бұрын

    إذا أنتم وجدتم الآن أعلى علاج على هاذه الأرض ألقرآن الكريم هو أعلى محلل لكل مشاكل تداوو بالقرآن في كل وقت

  • @FursadahaNolosha

    @FursadahaNolosha

    2 жыл бұрын

    abaayo afsoomaali noogusooqor adoo raali ah mahadsanid

  • @zeytunadan8597
    @zeytunadan85973 жыл бұрын

    Shiqow mahad dhixikarta qof riyadhisa ay rumowda inta badhan especially salada subax kabacdi

  • @june6206

    @june6206

    3 жыл бұрын

    Ha

  • @SeytunQaali
    @SeytunQaali10 ай бұрын

    Subxaanalah wan isku arkay lkn wax kalan umaleeynayay Allah ha na caafiyo dhamanten sheikh Allah ha ku xafid I.a

  • @fathi1250
    @fathi12508 ай бұрын

    Sheikh ani shan guri aya barnbaro ugu guraya welib 3guri o wadaan kle ah lab guri na wa wadaanka an hada joga ani meel walbo an dago weyb ila dagto wab mid an laybnhy noloshed wadaan ka wadaan aye I daba socota subaxnllha 😢

  • @Ina-ugaas
    @Ina-ugaas2 жыл бұрын

    سبحان ملك القدوس، الحمد لله الذي عافاني هذه امراض، أسأل الله سبحانه ربّ العرش العظيم ان يشفيكم وعافيكم .

  • @hindamaxamed1810

    @hindamaxamed1810

    2 жыл бұрын

    ما ذا تفعلين يا اختي

  • @fardowsosman4458

    @fardowsosman4458

    2 жыл бұрын

    Iklllkljopppopopp

  • @nashadmahmoudarmy6337

    @nashadmahmoudarmy6337

    2 жыл бұрын

    آمين

  • @hibonuuraaxmed1950

    @hibonuuraaxmed1950

    2 жыл бұрын

    اللهم أميين يا رب

  • @Mataan1967
    @Mataan19673 жыл бұрын

    Asc.Abti Sheekh Xabiib Cabdiraxman Xirsi,maasha allaah.Si fcn baad u iftiimisay astaamahan,laftayda abtigaa ah ayey lasoo derseen calaamadahan.

  • @user-ci5nj3ph1j
    @user-ci5nj3ph1j8 ай бұрын

    Sheq inaakulaso xiriro rabaa labarkale iisheg plz calamada haas iheesatee

  • @ubahmohamed7793
    @ubahmohamed77933 жыл бұрын

    somali ayaga dhan wey sixran yahiin miyaa quf walbo aniga isku arko ayu leyhy yaaab

  • @KabsarCaleen5339

    @KabsarCaleen5339

    3 жыл бұрын

    😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀

  • @seynabqaaliofficial6844

    @seynabqaaliofficial6844

    3 жыл бұрын

    Hhhhhhhh wlhi waa ila aragtay

  • @sagalhaji3898

    @sagalhaji3898

    3 жыл бұрын

    🤣🤣🤣😂😂

  • @abdullahititanicofficial1123

    @abdullahititanicofficial1123

    3 жыл бұрын

    Kkkkkkkk wlh wanfure

  • @arwaaxcade5512

    @arwaaxcade5512

    3 жыл бұрын

    Somali inee waalan yihin shaki maa kaaga jiro hhh

  • @fadumomohamed3267
    @fadumomohamed32673 жыл бұрын

    Sheikh Allaha ku barakeyo e walashay aya mishkiladas o kale haysata

  • @CristianoRonaldo-wr6ik
    @CristianoRonaldo-wr6ik3 жыл бұрын

    Mashalah ale haku barakeeyo sheekh

  • @captaindacarofficial1939
    @captaindacarofficial19393 жыл бұрын

    Jazaakallah sheikh Habib Abdirahman Waan kaaga mahadcelinayaa sida qiimaha badan oo arimahaan usoo bandhigto

  • @malyuundhool2189
    @malyuundhool21893 жыл бұрын

    Dadka ha shikiseen abti Ilahaybaa nagaga filan wxse wax naga qadayaan maleh subxanalah ilahay nama tuso wax xun

  • @nasraaxmad8145

    @nasraaxmad8145

    3 жыл бұрын

    Waa runtaa walahi

  • @bulleliricks

    @bulleliricks

    3 жыл бұрын

    Wa beenale fatalkan wllo yusan Ku waswasinin

  • @malyuundhool2189

    @malyuundhool2189

    3 жыл бұрын

    @@bulleliricks Haa wllo ilahaybaa aamisanahay ninkani caadiya maaha wxsay ulo gashay isna

  • @abdimalikxaaji3880

    @abdimalikxaaji3880

    3 жыл бұрын

    Haweenka way u daran tahay so ma aha..sixirka haweenka ayaa ragood ku sameeyo

  • @malyuundhool2189

    @malyuundhool2189

    3 жыл бұрын

    Maxay saamayni haweenku ma baran barada aad ka waramayso 😂😂 ayay ku sameyaan ragooda dumar baran baro sameyana may soo socotay sheikh ciyarta naga daa dee kkkkk

  • @xamadaak2904
    @xamadaak29043 жыл бұрын

    Wallhi waa xaqiiq calmada 4 ayaan ku arkay gururiga m.a aad ayaad umahadsantahy shiiq

  • @kooshinchanel3836

    @kooshinchanel3836

    2 жыл бұрын

    Hal xadiis maad soo qaadan hadal ayuunbaad haysaaye dadka bacda ka daa

  • @adarmohamed3709
    @adarmohamed37093 жыл бұрын

    ALAAH ha baqo sheikh dadka ha ka shakisiin xawaanku wuu isjoogaa

  • @deeqoali57

    @deeqoali57

    3 жыл бұрын

    Anaba yaaban carabta wa kuleyl baranbaro iyo quranjo wa la arka

  • @BEERYAHAN

    @BEERYAHAN

    3 жыл бұрын

    Waa sax Wiilkaan waxa uu ka hadlaa QAAR kamida waa wax dadka qalqal ka qaadayaan.

  • @MUHUDIINHUSSEINDOREDIINEY
    @MUHUDIINHUSSEINDOREDIINEYАй бұрын

    SALALAHU CALAYHI WASALIM NNKH

  • @masuudali3171
    @masuudali31713 жыл бұрын

    Sh jazakal laahu kheer

  • @yoniscade3060
    @yoniscade30602 жыл бұрын

    Masha Allah Sheekh Alle wayne haku barkeyo

  • @asmaayusuf6404
    @asmaayusuf64043 жыл бұрын

    Sheqow sixir markan maqlo madaxaa iweynado ohina wey iqabataa wana cabsadaa illahay hana xifdiyo aaaamiin 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @habibabdirahman3747

    @habibabdirahman3747

    3 жыл бұрын

    alle haku shaafiyo walal

  • @asmaayusuf6404

    @asmaayusuf6404

    3 жыл бұрын

    Aaaamiin yaa allah

  • @mohammedhussiehassan4689

    @mohammedhussiehassan4689

    3 жыл бұрын

    Ku dadaal, qur'aanka aqris iyo dhageysi iyo cibaada

  • @lifelessboy8519

    @lifelessboy8519

    3 жыл бұрын

    @@asmaayusuf6404 😍

  • @khadramohame936

    @khadramohame936

    3 жыл бұрын

    @@habibabdirahman3747 asc wall suratun baqra dhegayso aadkarta na hariso Allah haku caafiyo wll

  • @realboychannel9208
    @realboychannel92083 жыл бұрын

    Sheeq cilmiga kugu jira mayara lkin intii aqli leh wlahi way ka fa idaysan alaha kubarakeeyo

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 Жыл бұрын

    Wan arkay wax yalahad iyo kuwa badan lkn mar kasta waxa is dheha wax yalahas ha aaminin qofna waxba kama rabe ilahy aya iska tala sarta o ka magan gala wayo wixi shar wada wa dacif ilahy haku celiyo

  • @illuminatiking4391
    @illuminatiking43913 жыл бұрын

    Mansha alllaah ilaahay haku xafdiyo wasidaa walaahi Cadad bilaxisab intan calamdahan argay maqiyasikao

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig3 жыл бұрын

    masha allah illhay cilmiga haa ku fududeeyo

  • @filsanali9913
    @filsanali99132 жыл бұрын

    M.a jiza kaallah kheyr allaha kuxifdiyo 🤲🤲🤲

  • @user-hw2ur5xx8u
    @user-hw2ur5xx8u10 ай бұрын

    Khyr allah hakuu siiyo zhkh

  • @abdulahihussein8702
    @abdulahihussein87023 жыл бұрын

    Asc, shiikh guryo xaaraan lagu dhisay ama xaq dad ku jiraan oo calaamadahani ka muuqdaan waan aragne kwrn

  • @saynabaxmed9760
    @saynabaxmed97603 жыл бұрын

    Sheekh guruga barnbar iyo quraan jo wa nadhibeen daawo kastaan kuShubnaa wan. Yaabanahy berigiihire nalamaydeganayn indhawaale waan yaabanahy

  • @habibabdirahman3747

    @habibabdirahman3747

    3 жыл бұрын

    Ka saar sixirka guriga

  • @nuuroaxmed3146

    @nuuroaxmed3146

    2 жыл бұрын

    @@habibabdirahman3747 Shaikh horta iga rali noqo wana ku salamaya guriga hadu dono mayalo adigana walagu cabsin kara ha xanaaq iyo quranjo codad kulli wan haya teda kale quranjada wa ill mcnha cayumannas e sixir maha sas maqlay xanaqana ninka len uqaba marku ila hadlaba isfilito inan qabo cml halmar len isbadala wllhi culays iyo cabursanana wan haya guriga ima yale naftayda sixran malaha iyo yala yaaba ma ogi wllhi

  • @ayanlesalah5510
    @ayanlesalah551010 ай бұрын

    Masha allah shiiq 🤯allah haku barakeyo

  • @hmedmohamed07
    @hmedmohamed072 жыл бұрын

    Guri dhan baa uga guureey Baranbaro xafadana nadiif ayay ahayd habeenkii ayay soo baxdaa

  • @azazuberesa7281
    @azazuberesa72813 жыл бұрын

    Shkhow aniga waxan arkay , qurunka , cayayaan, iyo qof , yaan yuur waxaas na hadii aan qof ugu Waco ma dareemayo , marka waxaa is dhahay Allah imtixaankiis waaye maadaama aan jeclahay meel nadiif ah

  • @cabdicasiismaxamuud5866
    @cabdicasiismaxamuud58663 жыл бұрын

    Manshalaa

  • @iqraxasan1991

    @iqraxasan1991

    2 жыл бұрын

    m.a m.a

  • @bintumohamed8886
    @bintumohamed88862 жыл бұрын

    Masha Allah shukran sheikh Subxana Allah wlh sheikh baranbaro yar yar io waaween na waa ii jogan io quuro weeyto na waa iga buuxda fadhiga io qolka ilmaha io aniga seexano bisinka waxa ii sawirmayo wan arka oo malada ah wan arkaa markasa albaqara shitaa urtaaasna wan isku arkaaa gaas baan ka daba wada io cafar wlh maxa sameya Subxana Allah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Ninkeyga ina iska fura raba bilaaa sabab

  • @suusuudaimond1933

    @suusuudaimond1933

    2 жыл бұрын

    Ilah haka qabto cadawga baayo quranka iyo adkrta badso iyo salaadaha

  • @bintumohamed8886

    @bintumohamed8886

    2 жыл бұрын

    @@suusuudaimond1933 ameen xbbti ❤️

  • @Hodan_lilly

    @Hodan_lilly

    9 ай бұрын

    Quran saar si dhaqso ah u raadso ok please ka kac meesha

  • @magarsahajiganachanel611
    @magarsahajiganachanel6112 жыл бұрын

    As wr wb jummaa Mubarak Masha Allah shekh Habib waxan ad shegtey Aya iheyse Maca dawa fadlan shekh Habib qoralkeyga marka ad aragtid iso war elli barik allaa fik

  • @bilannuur1660

    @bilannuur1660

    2 жыл бұрын

    Saginaw b

  • @farhiyahussein2121
    @farhiyahussein21213 жыл бұрын

    Allow naga qabo saxirinta

  • @user-fq2sr7kr1q

    @user-fq2sr7kr1q

    3 жыл бұрын

    Ameeen yaarab

  • @bashiraktar4218
    @bashiraktar42182 жыл бұрын

    This is very true I have witness

  • @sheekooyin784

    @sheekooyin784

    Жыл бұрын

    How much I love you lots

  • @ahmedgurey1974
    @ahmedgurey19747 ай бұрын

    shiikh aniga Qolkayga jiifka ayaa baranbaro quraanjo iyo intaas humaag beena oon ku arkaa malinkasta waan kala guraa hadana waa tan mooji subxanallah

  • @raxoyasain4409
    @raxoyasain44093 жыл бұрын

    M.a sheekh waad. noo faaidaysay ee jasa kalahu khayr

  • @user-ly8fc5yb4l
    @user-ly8fc5yb4l3 жыл бұрын

    التخيلات والخوف وسماع اسمي كثرت عني فظننت اني مريضة نفسيه

  • @hamdamohamed2209

    @hamdamohamed2209

    3 жыл бұрын

    الله يشفيك

  • @user-vz2ib7nf1d

    @user-vz2ib7nf1d

    3 жыл бұрын

    الله يشفيكي

  • @Ina-ugaas

    @Ina-ugaas

    2 жыл бұрын

    شفاك الله حبيبتي

  • @qadanqaran6439
    @qadanqaran64393 жыл бұрын

    Alaa bay anigay ii dhibene anigo habeen iyo malin baa tagan oo ka shaqya ayaa hadan xashard ka buux 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mohamedsaidmohamud1927

    @mohamedsaidmohamud1927

    2 жыл бұрын

    Qurub is ku tufa qadan

  • @fahdashire3860
    @fahdashire38602 ай бұрын

    Somalida shaki bey u dhiman war illah amina sixir iyo ha aminina nadafada badiya baranbaro iyo quransho iyo dooli wasaqda umba kenta ee nadafada kudaala markastana guriga quran ku dhex dara oo illah aamina

  • @happyahmad9689
    @happyahmad96893 жыл бұрын

    Mashallah in dhawayd ka raystay meeshan daganayba guriga qudhaanjo iimanaysa iydo labada galinba la nadiifinayo baranbaro xashard badano kale iyo jiir iyo bisado badan aboor dhulka kudhalanaaya Naafto gaas saliid babuurta laga daadiyo danbas kulul saan ugu waday iyo bisinka duco mashallah hada mudo laga joogo sand iyo badh waan karaystay la hor waxaso dhan may joogin ilaa qudhanjo yar kulaylaha la arko iyo baranbaro kulaylka larko suulida kale katimaada kaygo buufinay ربي يسير ولا تعسر

  • @squeen8526

    @squeen8526

    3 жыл бұрын

    Maxaa sameey ee aad kaga reesatay huuno

  • @fatmaabdi6383

    @fatmaabdi6383

    3 жыл бұрын

    ❤️

  • @umalkhymohamed7492

    @umalkhymohamed7492

    3 жыл бұрын

    Iska nadifi guriga zixirna maa jiire waa qurafad waxasi 🤣🤣😂😂🤣🤣

  • @jamalhure8924

    @jamalhure8924

    3 жыл бұрын

    Waad shakiday ee shaydanka iska naar kkkkkkķ

  • @faizam523

    @faizam523

    2 жыл бұрын

    @@umalkhymohamed7492 🤣😅🤣😅🤣 walaaley maka yaabtey waxanu akhriyaayo, qofkii ilaahay aamina cidna sixir iyo balo wax kaga qaadi meyso.

  • @naimaabdi3088
    @naimaabdi30883 жыл бұрын

    M.a shiikh allah ku barakeyo

  • @abdullahiolad9286
    @abdullahiolad92863 жыл бұрын

    Asc calaamadahaas oo dhan waan hayaa

  • @sagalsimansalaad9870
    @sagalsimansalaad98703 жыл бұрын

    Quraanjo gaduud iyo baran baro aan ka saari waayay gurigena Allaah subxana wataacala ayaa nooga filan 😓

  • @jiijogarjeex1792

    @jiijogarjeex1792

    2 жыл бұрын

    Quraanjo gaduùd manala aragty

  • @samiironuur9478

    @samiironuur9478

    Жыл бұрын

    anaa kulamida walhi wax aana kusamayn malahan hadana waan kasaari waaayy quraanjo gaduud iyo baran baro iyo jiir siiba quraanjado xadba maleh armaajada dharka ayadoo kukidhaad arkin

  • @user-cw7fr7lg4x
    @user-cw7fr7lg4xАй бұрын

    Haban iyo mallan barabara iyo qulajaa dakalaa kulaa jiraaa wax walbo wn kushowaa subaxanalah

  • @abokarhajji2288
    @abokarhajji22883 жыл бұрын

    Maashalah

  • @ramloxussen658
    @ramloxussen6583 жыл бұрын

    sheeq.gurigayga.xasharaad.kamaqan.malahan.aniga.iyo.ilmahayga.iyo.gabar.walaashay.oo.ila.dagan.waan.ķuxanuun.sanahay..anaga.iyo.odayga.mudo.sanded.kawaran.islama.Geraldo.

  • @habibabdirahman3747

    @habibabdirahman3747

    3 жыл бұрын

    Ku dadaala inad guriga ku rusheesan quraan

  • @abdullahiqasimmahamed8517
    @abdullahiqasimmahamed85172 жыл бұрын

    Masha Allah wallahi waxbadan ayaa kifa.idaystay

  • @saedulahdilad5422
    @saedulahdilad54223 ай бұрын

    Ilaahay ha ku yareeyo. Wax fiican kuma shaqaysa'naysid. Ee cabsi gelinta qaldan dadka ka jooji.

  • @israacookingvlogs5934
    @israacookingvlogs59343 жыл бұрын

    Jazakalahu qeyr

  • @user-zv2lw8dg5n
    @user-zv2lw8dg5n2 жыл бұрын

    Haben hore Ano suratul baqara aqrinayo Ayan arkay baranbaro wayn 1:00Am xita majogi Mel baranbarada ku badantahay Subaxi Ayan arkay ayado xamamka jogta dhimatay xita Mele ka gasho majirin xamamka Wu xirna Intas kadib cabsi badan iyo niyad jab Aya I yimid sh maxad igula talinaysa AllahA ku xafido

  • @ayanabdi8497
    @ayanabdi84973 жыл бұрын

    Nacam sheikh qudhajada baa ii dhibtey subxan allah waxan dagan dabaqa sedaxad haben iyo malin waa nadiif walahi

  • @yasirabdullahi2540
    @yasirabdullahi254011 ай бұрын

    Gurigeena cml waxa arki boqol socks o hal hal eh qandada yar yar manta hadii lasogada baritole malahan jikada qof walbo wukasocarara micnihi cuntada lamajeclo ,sikasto guriga lonadifiya baranbar lagamawaya,magac yeerka wanaraknay sidii qof taqana cml ,inu kuyeraya , waniskarahsana runtii ,qilaf lee ,aabe marko imada udaran😢سبحان الله

  • @ikraanahmed5947
    @ikraanahmed59473 жыл бұрын

    Shiikhaw anaa dhibtas isku guriga quraan kamadamiyo habeen iyo quran waan kushida sadex calamad baan isku hayaa 😭😭😭

  • @habibabdirahman3747

    @habibabdirahman3747

    3 жыл бұрын

    allaahu akbar ilaahay hakuu gar gaaro walal bal ku dadaal xidhsi xirka

  • @habibabdirahman3747

    @habibabdirahman3747

    3 жыл бұрын

    haka daalin qur aanka insha allah

  • @arashiidmaxamedcolow1070

    @arashiidmaxamedcolow1070

    3 жыл бұрын

    Boorama and har

  • @cabdisammedabiib5588
    @cabdisammedabiib55883 жыл бұрын

    Sheekh anigu fiidmeer ayaan guriga uga taag, lahay sidoo kale caruurtayda marwalba way sasayaan arrinkaas ka waran

  • @user-zf9gd5tp9m

    @user-zf9gd5tp9m

    3 жыл бұрын

    Degdeg isku cilaajiya !

  • @hamdihenna4703
    @hamdihenna47033 жыл бұрын

    Iso jawaab sheequna iyo qofka cilmi uleh jasakallaah

  • @hmedmohamed07

    @hmedmohamed07

    2 жыл бұрын

    Maxay thy wll

  • @nimcofaysal1954
    @nimcofaysal19542 жыл бұрын

    Dirxi ciida ka badan oo buur buuran ayaa ku arkay gurigii n Waa nadiif hantidaydì ayey ahyd wanka guury buuq rabash waan baqan jirayba

  • @mukhlisazan5017
    @mukhlisazan50173 жыл бұрын

    Waxa muddo 15 sano kahor waxa igu dhacay guri aniga hoyo keli ku ahayn oon markaa uun soo dagnay oo wuu cusbaa habeen kasta albaabka la iisoo gargaraaci jiray waan soo bixi jiray waan fiirin jiray waxna ma arki jirin dhowr habeen ilaa muddo ayuu sidaa uun loosoo garaaci jiray ana furi jiray waxna ma arki jirin, weli aniga dhankan jin ama sixir inuu yahay maalinna umaan maleenin oo niyadaydaba kumayn soo dhicin waxaan umalayn jiray uun maadama aan xaafada ku cusbayn tuug guriga xadi raba inu yahay unbaan u haystay, habeenka mucjisada igu dhici doonto ayaan hurdadii iska waayay abaaro 1 30 am anigoo sariirtayda isga jiifa hurdana jirin hooyana salaatulayl usoo kacday qolka fadhiga ku tukanaysa ayaan waxaan maqalnay cod dhawaaqaya (waa guumays) dhawaaqaysa anigu markaa waxani wuxuu yahay magaranayn hoyo ayaan ku iri hoyo waxani dhawaqaya mxu yahy iyadoo og inuu gumays yahy bay iga qarinaysaa iyada dareen baa markiiba galay waxay igu tiri waa eey ciyaysaa ee naga seexo hoyo waxani eey ma ahee muxuy yahay anigoo yaaban daaqadahan furay wax ka eeg eegay kadib anigoo markii horaba ma hurdayne fadhiya oo waxuun shanqadh dhagaysanaya oo sariirta ku fadhiya baa mar qura waxan kawar helnay albaabkii guriga oo sida in la haraatiyay oo kale hal mar baan booday hooyo ma adigaa baan ku iri mayee muxyy ahaa bay itiri markaa baan iri nal majirin hooyo tooshka iidhiiib waa tuuge aan baxee markaa bay iidaday oo icelisay haduu tuug yahay hasoo jebiyo hasoo galo bixi maysid igu tiri anigii hoyo kuxanaaqay wxaanan maqlayaa dig digta albaabka hortiisa anigoo hoyo ku xanaaqay diidma ay iidiiday inaan tuugadan shaqa kasoo qabto kkk aniga ilaa waqtigaas tuugo ayuu ii ahaa illeen hooyo waxbay dareensantay cajiib markay iiday oon iska soo noqday baan sariirta iska dul fariistay wlhi wxaan filayaaa 25 daqiiqo kama soo wareegin qolku waa mugdi wxaana dhulka fidsanaa shumac wxa iigu soo socda socodkiisa waan maqlayaa sida qof kaba la'aan shumac dul socda oo kale waan kacay saadaan ukacay dhuunta iga qabtay isqabanay af ikala qaadsiiyay dhankii albaabka la iiwataa waan qaylinayaa hooyo markaa xoog bay lahayd igu dhagtay......... madhamayn karo walhi waa qiso dhab aniga igu dhacday anigoo sooman baan idiin sooqorayaa inta dhiman qofkii iga codsada...... at that time i was 20 yrs old Now i'm 35 yrs old Alhamdulillah

  • @jamiilacaqlizanofficial2343

    @jamiilacaqlizanofficial2343

    3 жыл бұрын

    Wll plz noo wad bismilaahi wllhi wanba cabsaday plz no wad

  • @meenasuleiman3814

    @meenasuleiman3814

    3 жыл бұрын

    Noo dhamaystir wllo

  • @aminoaden3149

    @aminoaden3149

    3 жыл бұрын

    Allow ku daa hooyo mcn wll

  • @ubahsuleiman180

    @ubahsuleiman180

    3 жыл бұрын

    Muxuu ahaa waxa dhuunta kaga dhagay

  • @ubahsuleiman180

    @ubahsuleiman180

    3 жыл бұрын

    Muxuu ahaa waxa dhuunta kaga dhagay

  • @Radwaan
    @Radwaan3 жыл бұрын

    Masha Allaah

  • @marftoons5249
    @marftoons52492 ай бұрын

    Asc, Sheekh dadka Shaki ha gelin ama daliil keen !! قال الله تعالى أو قال رسول الله خلاص.

  • @fatumali4500
    @fatumali45003 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا

  • @talabsi123
    @talabsi1233 жыл бұрын

    Wan kusoboqday sheikh rabi haku xiftiyo sheikh guriga hadu sixir kujiro maxan same ya maka guraa quran wan kushida markaste

  • @habibabdirahman3747

    @habibabdirahman3747

    3 жыл бұрын

    Video gii dambe ee aan so galiyay daawp qaabka looga saari karo sixirka

  • @talabsi123

    @talabsi123

    3 жыл бұрын

    @@habibabdirahman3747 shukran sheikh

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN3 жыл бұрын

    Sh Dadka Stress haku furin, baran baro waa noole musqulaha jooga . guryaha somalia kuma yara.

  • @maryamali9880

    @maryamali9880

    2 жыл бұрын

    😂😂

  • @umuamir466
    @umuamir4663 ай бұрын

    Jiir .xasharaad aanan garaneen magacyadooda 100 dhaafayaan noocyadooda waa wax tara badan ,xasbunalahi waaba inaan quraan saaraa

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын

    Asc shiiqow Familykena waxaa cadow ku ah habaryardeeda hooyade la dhalatay xataa Guriga sixir keentay ma cafin karnaa

  • @Beingme541

    @Beingme541

    Жыл бұрын

    Haa mxa wa cafinkartaa hada awodid

  • @ilwaadAbdurashiid4631

    @ilwaadAbdurashiid4631

    Жыл бұрын

    @@Beingme541 see u cafi karnaa iyada hala i caafiyo ma dhihineey

  • @Beingme541

    @Beingme541

    Жыл бұрын

    @@ilwaadAbdurashiid4631 wa cafinkartaa Yado kudhihin

  • @queenwujdaqueen2973
    @queenwujdaqueen29733 жыл бұрын

    Wllhi quransho wa na dhibtay meel yeyka timid ma aqaan gurigena wa villo wana nadiif virinjiyerka xita wa dhex socota wa ku wareernay gabar nala dagan rashinka xata wa ka gasha lkn aniga rashinka igama gasho ee virejka darbida igu dhibtay mana shareysan ila hada quranjo lee u arka

  • @bulleliricks

    @bulleliricks

    3 жыл бұрын

    Alla aya kenay quranshada waliba Ku irsaqayo tusaale nabi muuse aya lagu yidhi ushaada Ku dhufo dhagaxa Ka dib dhagaxi aya Kala jabay markale aya lagu yiri Ku dhufo dhagaxa USHA wa uu Ku dhuftey mar sadaxaad aya lagu yidhi Ku dhufo wuu Kala jabay kadib waxu Ku arkay quransho wax cuneso kadibna rabigeed Ku shugrineso Bal kawaran allihi quranshada dhagaxa dhex galiyey miyan filadaada dhex galin karin

  • @queenwujdaqueen2973

    @queenwujdaqueen2973

    2 жыл бұрын

    @@bulleliricks waa dexgalin kara mahadshanid wllky

  • @ubaxyareey7844
    @ubaxyareey78443 жыл бұрын

    Mashaa allah shiikhow khayr alle haku siiyo wlhy aniga dhibkaas waan qabaa ninkaygii xitaa waan Kukala tagnay waxaa idhibtay baranbaro yaryar oon tii aynu naqanay ahayn waxay naga gashaa dharka Hadaan dharkii dhaqnay hadaan qoraxda gaynay kadaan sumaynay dharkii oonhada xadhiga kaso dajinay bay dhextagan tahay waan yaabay waan ka dalay saan u daba socday hada caadi bay nola dagantahay aqalkenu waa sar Waxana la'dhisay 2013 /3 marna dib ayaa loo dayac tiray kalooriin io nafto io carafna malinkii sadex ama ka badan ayaa Lagu sameyaa oo carur ayaa jogta wlhy dhib ayaan ku qabaa dirxigana waan arkay oo dharkaygii oo dhaqan ayuu ka buuxsamay qolkayga wuxuu ka galay dhanka alaabtayda taalo is cunka dulqaad la'aanta waan arkay aniga io carurtaydaba waa sidaa abohoodna Waxaan kala maqanahay 3years ilaa hadana hadal kuma heshiino wlhy aadbaan u dhibanahay khayr alle haku siiyo shiikhow allow naga dulqaad adaa naxariis badane

  • @Inamaxamed4

    @Inamaxamed4

    3 жыл бұрын

    amiin

  • @user-zf9gd5tp9m

    @user-zf9gd5tp9m

    3 жыл бұрын

    @Ubax Yareey Intey goorgoortahay iscilaajiya

  • @hassanomar294

    @hassanomar294

    3 жыл бұрын

    Allaah ha idinka dulqaado wixii idin dhibaaya

  • @umusaara6789

    @umusaara6789

    2 жыл бұрын

    Is cilaji wllo inteysa kula tagin subxanallah

  • @ruuxinajma2265
    @ruuxinajma22652 жыл бұрын

    Asc shiiq aniga dhibaatada i heeso waxa waye gurikeyga dooli aya uga harsan wayy mukulaal xita wan kenay doolika mesho ka carari lahaa mukulaasha aya ka carareeso wlhi hoyaad wa lediiday wixii jiro allahu aclam lkn mushakilsan aya ihaayo iso duceeya wllheyga xaq baa lesku leyahay

  • @Jamalosman665
    @Jamalosman6652 жыл бұрын

    Walaahi sheikh arintaas anigaah ayaah ku arkaay gurigaah quraanjo badan ku arkaay walaahi

  • @najmaahmed7854
    @najmaahmed78543 жыл бұрын

    Aniga baranbaro meely kasocoto kasay nafti ikeeenty maalinwalba wn nadifiya wxn sameyo garan wayey wlhi

  • @najmamohmmed9154

    @najmamohmmed9154

    2 жыл бұрын

    Wll mcney anaa kula mid ahaa wlhy waanuba uga guuray buuq & dagaal caruutii baa heshiin wayday alhamdulillah markn ka guurnay banu cafimadnay

  • @fatimadagan5083
    @fatimadagan50833 жыл бұрын

    waxa ihaysta inwax iskukaysawiran sida shiekhu sheegayo iisoduceya in Allah igabixiyo wllyaal

  • @hibohillowle7514

    @hibohillowle7514

    3 жыл бұрын

    Anigaa kulaa mid aah abyo manta dhaan waxba isawiran ilaa aan gurigaa dhaan baroo sarira hostoda xitaa aan firiyo

  • @user-hs8ng2oq3g
    @user-hs8ng2oq3g22 күн бұрын

    Wallahi sheiqow anigeyba iheysataa qeb kamid ah arinkaas

  • @sabarinabdi1199
    @sabarinabdi1199Ай бұрын

    Quransho iyo baran barada ad aya ugu dhib qaba siba qolka jifka siwalba an u hagajiyo kama dhamato wa shakiye