33-sano kadib sidee ayaa maanta Muqdisho loogu soo dhaweeyey Diyaaradda Masar (Egypt Air)

Пікірлер: 66

  • @SakiHashi
    @SakiHashi23 күн бұрын

    somali waxay noqotay meel loo soo raadsado in laga faido lkn ayadu ayeysan hamigaa lahayn

  • @sabahhussein3184

    @sabahhussein3184

    23 күн бұрын

    Cawrado rag ajanabi loogu dhiibayo rag what a sad situation 😭💔

  • @Yusufxasann

    @Yusufxasann

    23 күн бұрын

    ETHIOPIAN AIR INAAN RAACNO WAXAA NUGU KHASBAY WAA DIYAARAD LA,AAN LA HEYSATA. SOMAALIYEY JOOJIYA OO HARAACININA ETHIOPIAN AIRLINE WAAYO WAA QIYAANO QARAN.

  • @MahirHassan-oh5qk

    @MahirHassan-oh5qk

    23 күн бұрын

    @@Yusufxasannwa runtaa sxb instead Ethiopian airline inti laraaci Lahaa Egyptain airlines hala raaaco

  • @ghst4487

    @ghst4487

    23 күн бұрын

    2 duba ismadhaamaan waa xabash iyo carab. 2 cadow ee soomalida leedahay ​@@MahirHassan-oh5qk

  • @theancientsancients1769

    @theancientsancients1769

    22 күн бұрын

    ​@@sabahhussein3184Somali women forced to dance to welcome and Egyptian airline that will suck money 💰 out of Somalis . It's like a caveman era mentality

  • @habiboanshur9989
    @habiboanshur998923 күн бұрын

    Mash Allah masar wa wadan ficn wa so dhaweyneynaa diyaradoda wen🇪🇬🇸🇴❤️🥰💌🤳

  • @theancientsancients1769

    @theancientsancients1769

    22 күн бұрын

    You love everybody 💖 but not everybody loves you back 😂

  • @tolmoon693

    @tolmoon693

    22 күн бұрын

    Iska ilaali yay ku iibsan, say falastiin lacag uga doorteen waliga ha isku haleen maamulka iyo emaratkaba

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed676023 күн бұрын

    Xasan shiekh so tuulahaa imaaradka waa walalheeni mxy ujoojiyeen diyaaradoodi

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he19 күн бұрын

    Wasiir Fardowsa Masha ALLAH habaryar ❤❤❤❤

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf489923 күн бұрын

    Maanshaa allaah walaahi aad ayaan ugu farxay sababtoo ahaad ayaa loogu baahnaay Soomaali basan ayaa joogo Masar garaa dadka Masar joogo ayaa ku soo noqon karo Taranto oo ku imaan karo muqdisho Soomaaliya.

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y23 күн бұрын

    WAXAAAN JOOOGAAA awdal tatis of Somalia 🇸🇴 guuuuuul 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL GUUUUUUL 🇸🇴 of Somalia Somalia 🇸🇴 guuuuuul

  • @AbdulAli-ku9he

    @AbdulAli-ku9he

    19 күн бұрын

    ❤❤

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y23 күн бұрын

    HAMBALYOO HAMBALYOO MUQDISHOO HARGAYSA BORAMA GARAWLE BOOSASO BAYDHABOO SAYLAC OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL GUUUUUUUL

  • @AbdulAli-ku9he

    @AbdulAli-ku9he

    19 күн бұрын

    ❤❤

  • @CabdifitaaxMaxamed-v6p
    @CabdifitaaxMaxamed-v6p23 күн бұрын

    Guul wacan Somalia 🇸🇴👍

  • @Abdinasir2025
    @Abdinasir202523 күн бұрын

    Waaaa sheeko qasan Masar waxba idiin qaban mayso Kuquusta phalestian qaabka ay udaawado dhibkooda

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed558923 күн бұрын

    Masha.alaah hanbalyo dalxureeye

  • @barkhadmahamud7869
    @barkhadmahamud786923 күн бұрын

    Maaashaa allah guuuuuuuuul umada somaaliyed ❤❤❤❤

  • @theancientsancients1769

    @theancientsancients1769

    22 күн бұрын

    What guul? This airline will suck money 💰 out of Somali people pockets

  • @MrAntoniyo12
    @MrAntoniyo1223 күн бұрын

    Mashaa Allah Egypt air ku soo dhawaada muqdisho aniga bariiskiina iyo jikinkina aan ka helay kkk. Qoimahana waxaan rajeynaynaa inaad khafiifisaan

  • @unknownp5594
    @unknownp559423 күн бұрын

    Mash allah

  • @OglaMohmed
    @OglaMohmed23 күн бұрын

    Masha allah guul iyo gobanimo somalia♥️♥️🇸🇴🇸🇴

  • @mahaddahiromar4894
    @mahaddahiromar489423 күн бұрын

    Masha alah guuuuuuul soomaliyah hanolato

  • @12hamaro
    @12hamaro23 күн бұрын

    Masar haddii ay nafleedahay falastiiniyiinta ayey wax u tarilahayd.

  • @Rahim123Jr
    @Rahim123Jr23 күн бұрын

    تحيا مصر

  • @shaficali5991
    @shaficali599123 күн бұрын

    Guul

  • @thegreatnormad3424
    @thegreatnormad342417 күн бұрын

    Guul waye

  • @user-fv9eg5rz5c
    @user-fv9eg5rz5c23 күн бұрын

    Yaa huu in la sodhaweeyo maha waxana

  • @AHH677
    @AHH67723 күн бұрын

    Bal inkaartaas ka warama Hooyooyin waaweeyn iyo Aabbooyin Da’a ayaa la yiri ciyaara oo Diyaaradda masar soo dhaweeya Waa waqtigi dembi dhaafka la waydiisan lahaa ILAAHAY

  • @amina_haji
    @amina_haji23 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤😢

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir607223 күн бұрын

    Alow soomali jidka tosan kuduw❤❤yaarabi

  • @habiboanshur9989

    @habiboanshur9989

    23 күн бұрын

    Amin thank you ❤🎉

  • @awiladen7814
    @awiladen781423 күн бұрын

    🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Lovemesomedripppp
    @Lovemesomedripppp23 күн бұрын

    Faraciyyinta dhabta ah waa somalida sida ku xusan tariiqada fog iyo mida dhow

  • @yussefdirshe8953
    @yussefdirshe895321 күн бұрын

    masar waxaa daris la ah Falastiin waxey falastiin tari weysay miyey Somalia taree siyaasiintu beenbadanaa

  • @faysalmaxamuud1394
    @faysalmaxamuud139423 күн бұрын

    Fiqi reer miyi

  • @abdillahiismail7715
    @abdillahiismail771522 күн бұрын

    Bacaluul is qaday .

  • @momedhussein7737
    @momedhussein773723 күн бұрын

    Ujeedadii lagaa lahaa waa la gaadhay aduu maxaad ku badalatay mise adigu ma uunid

  • @elmiabdullahi1960
    @elmiabdullahi196023 күн бұрын

    Soomaaliya , Nabad iyo horumar Ayaan u rajaynayaa,in iyo in gardarada dictator Abiy Ahmed loo diyaar garoobo in lago hortaga la difaaci qaranimada,Soomaaliya ,kuwa cadowga Soomaaliya xulufada la ah waxay la midyihiin Abiy Ahmed iyo regime kiisa. SOOMAALIYA HANOOLAATO.

  • @habiboanshur9989

    @habiboanshur9989

    23 күн бұрын

    Amin thank you ❤

  • @saidmussa6461
    @saidmussa646123 күн бұрын

    Meeshani dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano

  • @user-pd3ec6mh8z
    @user-pd3ec6mh8z23 күн бұрын

    Maxaa khaldan😂

  • @saidmussa6461
    @saidmussa646123 күн бұрын

    Faqi waa ciyaal Faycali ninkaka dhigey wasiir ayaa ka liita cajiib

  • @mohammedabdi7145
    @mohammedabdi714523 күн бұрын

    Wale in anan jecleyn carab hdi ay run kathy ma hubka dhemishka e mareykanku siyey noso xadan an shabab argagixiso ku wabsane

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b23 күн бұрын

    🫡🫡🫡🫡🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️

  • @NeyruusMaxamed-q5x
    @NeyruusMaxamed-q5x21 күн бұрын

    Hhi

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein318423 күн бұрын

    Intaad dhaqan gaalo loo sacabo tumayo hoos uun baad u liigeysaa

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht18 күн бұрын

    Tahribis intey imaan lashegaya fananinti meel hakushegto mas geso leh ee kudaqo jowharad hadana laqo sheko side loga qadaa waxa lagu ganbiya danbil siuusan uarkin udabarorin kuli shey shirkad danbil dabel caaw merax nuriyad cano

  • @kaabuucabdilaahi870
    @kaabuucabdilaahi87023 күн бұрын

    Hada waxaas wax lasheego miyaaa 😂

  • @AbdinajiibAden
    @AbdinajiibAden23 күн бұрын

    😂midka diyaarada kaso dagay madaxweynaha mustaqbalka muu fiqi ku dhahay mise ana mooday😂😂😂

  • @faysalmaxamuud1394
    @faysalmaxamuud139423 күн бұрын

    Kani wuu waashey somaliland iyo Ethiopia heshiiskooda ayuu ku waashey

  • @user-ew2zf6pm8o
    @user-ew2zf6pm8o23 күн бұрын

    Hawiye dameero masar May gaza waxtarto

  • @FarxiyoXasan-ss4pq
    @FarxiyoXasan-ss4pq23 күн бұрын

    Wax badan wuu qabtey lakiin dhul bixis ayuu dadka ku dhibey

  • @hassanaden7847
    @hassanaden784723 күн бұрын

    Diyaradi Somali airline 🛬 🇸🇴 away ??? Diyarado islamed waxb xariga hanoga jarinina waxan adunka qimo kalehen ayad qimo uyelesan,, mida kale dalag kulaha , qudarta Somalia 🇸🇴 lagu gado Egypt 🇪🇬 ay katimada

  • @Alankiika

    @Alankiika

    23 күн бұрын

    Dowlada lacag eey diyaarad ku gadato ma heeysato

  • @ghst4487

    @ghst4487

    23 күн бұрын

    ​@@Alankiikahadee dowlada sidaas ubahdilanthy dee haiska baxdo nacalada jiljilcan

  • @saidmussa6461
    @saidmussa646123 күн бұрын

    Gabdha wasiirada ayaa iska leh maamuska fardowsa Faqi mooryaan dhiigyocab ah maxaa keeney tuuga

  • @MahirHassan-oh5qk
    @MahirHassan-oh5qk23 күн бұрын

    Somaliyey Maanta Kadib Ethiopian airline joojiya inaad raacdaan instead Egypt air iyo Kenya airways Raaca please Axmaarada aan Cunaqabateyn Saarno FADLAN indhaha Fura oo Caqliga Hashaqeyo Ethiopianka wey naga Lacagesteen Wlhi Midakale Hal diyaarad oo Somaliweyn Ledahay Dowlada masoo iibin karaan miyaa WTF?

  • @saidmussa6461
    @saidmussa646123 күн бұрын

    Faqi maxaa meesha keeney waa jaahilnimo nin aan aqoon laheen wasiirka gaadidka cirka iyo dhulka ayaa looga baahnaa ninkani waa nin naagaha dahabka ka goosanjirey oo ahaa ciyaal faaycali