25kii Sarkaal ee Inqilaabay(Afgambiyay) dawladdii Somalia 1969.

Пікірлер: 253

  • @mohamednur1696
    @mohamednur16963 ай бұрын

    QOODHABWEYNE MAAHA WAA QOORWEYNE AYUU MAGACU AHAA ISKA SAX MAXAMUUD GEELLE MAAHAYN MARREEXAAN WUXUU AHAA MAJEERTEEN CISMAAN MAXAMUUD❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤JAAMAC CALI QORSHEEL KUMA JIRIN INQILAABKA

  • @slmndow

    @slmndow

    2 ай бұрын

    Sax

  • @abdisiratabdille2685

    @abdisiratabdille2685

    Ай бұрын

    @@slmndowsax

  • @rijaalculus9074

    @rijaalculus9074

    Ай бұрын

    Sax

  • @BareAxmed-og5sm

    @BareAxmed-og5sm

    Ай бұрын

    ​@@slmndowi 😢

  • @BareAxmed-og5sm

    @BareAxmed-og5sm

    Ай бұрын

    P

  • @HappyDenimJacket-ik5ys
    @HappyDenimJacket-ik5ys2 ай бұрын

    Inqilaabku xa uahaa qalad laakiin waxey tala xumeesteen markii dalka kasaareen dadakii meesha kuhayeey ee moosko ruushaka❤❤❤

  • @SicidSicid12

    @SicidSicid12

    14 күн бұрын

    Waxuaha Khan eygalen

  • @MohamedAbdimohamoud-lw5mk
    @MohamedAbdimohamoud-lw5mkАй бұрын

    Aniga waxay iila muuqataa waa meeshii somali lagu baabi,yey dawladnimadeedii iyo isjacaylkeedii dawladnimo

  • @flackflick689

    @flackflick689

    Ай бұрын

    Exactly

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t2 ай бұрын

    Waxaa garan Kara dadkii eaaweynaa ee cilligaas joogay koleyba wadaniyiin ay dadku u badnaayeen xor ah laakiin ujeedo Alle dartiis ah ma jirin .

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman58282 ай бұрын

    Mashallah wey ku sax sanayeyn somalia 🇸🇴 xitigah geyen dal sabol ah ayey kadigen dal isu filan an tuksan ean dahin besha calamay n cawiya dal sharaf leh ayey somaliya kadigen adunka wa naga hebesa jiray 20sano o sharaf ah ayan sharaf ku noleyn 33sano kadib duli nimo ayo qabyalad folxum ayan ku nolnahay iyo calamki o nanacay ilahey haunaxaristo intoda badan wa dinten 😢

  • @moha.abdi1
    @moha.abdi12 ай бұрын

    Tariikhada adigon waxba ka aqoon inaad wax nosoo gudbisa ilama qurux badna waxa ku daawanaya dad badan oo kaa aqoon badan Magacyada waad khaladay qabiilkana waad qaladay sidoo kale darajooyinka wax badan ayaa kaa qaldan tusaale ahaan magaca cabdale warsame isaaq maaha waa cabdi warsame isaaq qoorwayne weeye ee maaha q....ra wayne maxamuud geele yuusuf maaha marexan ee waa majerteen darajooyinka sidoo kale wax soo akhri adigoo diyaarsan wax soo gudbi mahadsanid

  • @mohameddeek291

    @mohameddeek291

    Ай бұрын

    Sido kale Number 8 Maxamud Mire Muse weeye awow-gay macane lkn Maxamud Maxamed Mire ayu ku sheegay

  • @AbdihajiYosuf-jy5zk
    @AbdihajiYosuf-jy5zk2 ай бұрын

    Mesha waxa qorshaha . Keenay .waa ninka warasangali● •gen• qorsheel { alle hownaxaristo inti dhimatay iyo inta nol

  • @user-wx4dw1ff6f
    @user-wx4dw1ff6f2 ай бұрын

    Way ku saxsanaayeen 100%100 maanta yaana u baahanahay tii yoo kale

  • @abdisalamhassan9482

    @abdisalamhassan9482

    Ай бұрын

    Anagaa soo wadnee siidiyaariya sacabka iyo ubaxa dalka gudiga golaha sare ayaa afgambin doona Insha Allah

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood95563 ай бұрын

    Ma dowlad kalaa Somalia so martay waxaasi ma suaal baa?

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq58192 ай бұрын

    Masha'Allah waxaan ahay marqaati Nool Alhamdu lilah dowladii Rayadka ee la'inqalaabay waxay lamid aheyd Tan maanta kajirta Somaliya maxaayeelay waxay aheyd Number one Qusuq Maaqus iyo qabiil Waana labada maanta somaliya laharay! Hadii aysan Ciidamadii qaranka somaliyeed sidaa yeeli laheyn maal mihii soosocday waa lagu kala tagi lahaa Hadii uusan isbadalkaa iman laheyn! waana sida ay somaliya maanta kusocota hadii anan isbadal deg deg ah Alle subxaana watacaalaa keenin! Hada ogow dadka xiligaa joogay sida maanta ookale ilbax uma'aheyn balse dad dhiig leh oo somali nimada ay kudheehan tahay ayay ahaayeen Allahu akbar 😢

  • @CmajiidMohammed

    @CmajiidMohammed

    2 ай бұрын

    Wll anigu wxn u maleynaya samlidu manta maliney ka jaahilsanthy inaaneysoo marin wxd mooda inaynu dib u noqosho sameyney halkaynu horumar sameyn lahayn wx kasta qabiil iyo qabyaalad baynu ku xidhney inagun ba isu muuqanaba ilahey ha ino sahlo wllhi wado xun beynu ku soconaye

  • @user-eo9dj6dt9y

    @user-eo9dj6dt9y

    2 ай бұрын

    Walaal xukun milateri jaahil ah culimo lays ah aan diin ku salaysnayn waa waxa soomaali halkaa dhigay Iminkana waxa dalka waalayaa waa ardaydii xukun milateri iyo xoog xoog takhasuskoodu yahay Soomaaliyana ilaa ay kitaabka alle xukun ka dhigato silica iyo qabiil ka bixi meyso

  • @raashidiinabdullahi5583

    @raashidiinabdullahi5583

    Ай бұрын

    Amus duli yahow jahilka ah aderka siyad somaliya dumiyay ayad u ceb qarineysa xolo ayad tihin in Somali LA idin kasaro ayad istahishan mana isku dhawo ti hore iyo tan manta qabyaladana weliged ayey jirtay asigana ugu weyna wax qabyalad Ku dhaqmo nin fican wa laga dhiga lkn asiga hadu ahan lahen meshan lama jogen e wan horumari lahen qiyaliga ad isku shegeysan jojiya mantana alshabab aya culeyska kenay e qabyalad gar ah majirto

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue2 ай бұрын

    Wuxuu guushii iyo dawladii ugu horeysey ee soomaaliya

  • @Canada-1958
    @Canada-19583 ай бұрын

    Mashallah KACAANKI IYO TOWRADII BARAKEESNEED EE OKTOOBER ♥️ 21, 1969.❤❤. I WAS 14 years old standard 9(form 1) at 15 May Secondary school, Wardhiigleey, MOGADISHU, Somalia 🇸🇴. 120% Right ✅️ on

  • @caliaadam3507
    @caliaadam35072 ай бұрын

    Wey ku qaldanaayeen, lkn waxaan ogaadey in Raxaweyn aysan wadanka dhibaateyntiisa ka qayb qaadanin, waligoodna la dulmin jirey

  • @AhmedAli-zw5kd
    @AhmedAli-zw5kd9 күн бұрын

    Qalad ayuu ahaa waana midka horseeday dhibaatada kudhacday qaranki somaliya

  • @user-ll9qu9rf6f
    @user-ll9qu9rf6f2 ай бұрын

    100% way ku saxsanaayeen ilaahay ha u naxariisto inta dhimatay iyo inta noolba Dugaag baa ka dambeeyey aan Dal iyo Dowladnimo aan wax ka aqoon mooryaan ah

  • @abti232
    @abti2323 ай бұрын

    Waxay ahayd mailing Talaado 21 Oktoobar 1969. Mahadsanid

  • @GureeyHaabay-lf9og
    @GureeyHaabay-lf9og25 күн бұрын

    Good wlh somali kama.horayn kamana dambayn

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose10832 ай бұрын

    Waa ku sax sanaayeen. Waa xaajo rag.

  • @mahamudomar3225
    @mahamudomar32253 ай бұрын

    Saaxiib adaa u baahan in aad wax kororsatid. Geele yusuf, faarax w. Duule. Qoora weyne & kuwo kale iska soo hubi.

  • @hajibinhaji4190
    @hajibinhaji41902 ай бұрын

    Weey ku saxsanaayen 100% 100% waayo maanta waayo maanta waa kadar oo dhibi dhaal

  • @abdiwahabjibril4549
    @abdiwahabjibril45493 ай бұрын

    Iska Sam shaqsiga todobaad maxamed sheekh.muuse sawirkaa ma leh waa sawirkii shahiid col.abdilaahi Haji saeed Abdi (feeraysne) ha soo qaadan sawir aanad cida leh garanayn

  • @user-jy1tq9rh5n
    @user-jy1tq9rh5n2 ай бұрын

    Maxamuud Geelle yuusuf waxa uu ahaa majeerteen🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @slmndow

    @slmndow

    2 ай бұрын

    sax

  • @user-jd1ds5di9c
    @user-jd1ds5di9c5 күн бұрын

    Adigoo taarikhda aanan waxba ka aqoonin inaad ummadda soo hor fadhiisatid ma habboona

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama15462 ай бұрын

    Taasi waxay cadaynaysaa wax qabyaalad ladhaho majirin

  • @CumraanCumraanbulxan
    @CumraanCumraanbulxan5 күн бұрын

    ❤❤❤❤🎉🎉 sax ayay ahay in ay saa sameeyaan

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah24743 ай бұрын

    Waa 25 qasaaro ah

  • @Cabdisheikh-os9eh
    @Cabdisheikh-os9eh2 ай бұрын

    Wn sax sanaayeen Sababta oo ah madag Sanayn Sharciga dalku Marka Arinjira ayaa laga kacaamay

  • @MaxamadSoomali
    @MaxamadSoomali2 ай бұрын

    Maalintaas 21 oktoobar baaxusid mudnayd waa maalintii soomaaliya X0rrowday oo laga fujiyey jaajuusiintii gummaystaha Shan iyo labaatn sarkaal ee inqilaabka abaabulay alla ha unaxariisto

  • @mohamedismailmohamed71

    @mohamedismailmohamed71

    2 ай бұрын

    Waa msslintii SOMALIYA godka madaw ee ay maanta ku jiryo ku dhscday ee bilaabmay burburka SOMALIYA dhigsu hslka ay maanta joogto waa markhaati ma doon, waxaana ka marag kacay ragii inqilaabkii sameeyay sameeyay qaarka mid ah waraysigooda ku sheegeen in ay qaldameen sababna u yihiin burburka SOMALIYA kolkaas waxa fiican in aynu tunta ka sheegno taariikhda

  • @mohamedfarah1803
    @mohamedfarah18032 ай бұрын

    21ki Oktober 1969, MAALINTU waaa Talaada/Salaasa ee ma'aha Axad. Mahadsanid

  • @abishuceyb7067

    @abishuceyb7067

    2 ай бұрын

    Aad iyo aad Waa dhab maslin talaado bay ahayd...raggan wararka soo tabinaya waa jaahiliin aan ogoleyn in la saxo...ileen waa.jaahil qabiiliiste ah...

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama15462 ай бұрын

    Ciidankii waa lagu badhaadhay barwaaqa lagalay iyo gobano lkn jabhadihii habaarka qabay baa gaagixiyey 😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman35682 ай бұрын

    Axad ma ahayn maad qabiilka kadaysid waa kan la eeday een laga baxayn

  • @Laarva_poy
    @Laarva_poy2 ай бұрын

    Ilahay ha unaxariisto aderkeh cabdi warsame isaaq iyo dhamaan mujaahidiinta

  • @abishuceyb7067
    @abishuceyb70672 ай бұрын

    MAALIN AXAD MA AHAYN..TALAADO BAY AHAYD.

  • @somali.liibaan6059
    @somali.liibaan60593 ай бұрын

    Waa markii ay somaliya si dhab ah xuriyada u heshay. Intii ka horeysay waxan aheyn wali la haaystayal loo taliyo. 🇸🇴❤️❤️🇸🇴🇸🇴

  • @XamseXashi-ht6wh

    @XamseXashi-ht6wh

    2 ай бұрын

    Yaa 😂😂

  • @MaxamadSoomali

    @MaxamadSoomali

    2 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @somali.liibaan6059

    @somali.liibaan6059

    2 ай бұрын

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️

  • @abdulkadiralimahamad4278
    @abdulkadiralimahamad42782 ай бұрын

    Waa ku sax sanaayeen inti kahorreysay lahestayaal waxloo meeriyo ayaan eheen laakiin maxaa ka dambeeyay dadan aqoon uleheen dowladnimo iyo qabweynideenii allaah yaa raxma libaaxii afrika oo afrika eey katalaqaadan jireen jaalle maxamad siyaad barre illaa iyo hadda wadamo afrikaana oo badan taariikhdiisa xusaan waddooyinka wawenna siyaad barre ayaa loogu magacdaray lakin waxaa kadambeeyay diirato waana xaqiiq warkeyga cid ama dowlad hor istaagikartana majirto py lione star ???

  • @user-ns7ge7iy5m
    @user-ns7ge7iy5m2 ай бұрын

    waxuu ahaa sax waayo ma jiran ka horeysay

  • @kadaweaxmedsiciid4959
    @kadaweaxmedsiciid49592 ай бұрын

    Axmad Saleeman Cabdale Wuxuu-ahaa Dhulbahante ee-isaaq Ma-ahayn

  • @Mohalo850
    @Mohalo8502 ай бұрын

    Wixii kahadhayna waa shaydazn dhashii😢😢😢😮

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh78222 ай бұрын

    Weey ku saxsanaayeen 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🌺🌺🌺❤️❤️❤️❤️❤️

  • @faadumoHassan-ro1yf
    @faadumoHassan-ro1yfАй бұрын

    Somali waala hurdaa dhaqankuna waa ruyo ruyadu wax suuro gal iyo waxwalba waalagu ruyoodaa markay baraarugto waxkasta markaa baa lasixi insh allah

  • @mohamudhassan12
    @mohamudhassan12Күн бұрын

    Way ku zaxsanaayeen haddana waa loo baahanyahay

  • @user-qv2pt3vd4t
    @user-qv2pt3vd4t2 ай бұрын

    Xaqiiq ma ahan gaweers ha buun buun buninaka kuwa badan ka Karta Badan baa gaashan dhiga kujirey

  • @adullaahimohamed4074
    @adullaahimohamed40742 ай бұрын

    Sawirka Max'ed Shekh Cismaan wuu kaa qaldanyahay ee iska sax sxb waadna mahadsantaha6

  • @amcamc3949
    @amcamc394929 күн бұрын

    Dawladii ugu horeysey soomaaliya uguna danbeysey

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman17703 күн бұрын

    Aabayaashii baa ba' soomaaliyeed.

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama15462 ай бұрын

    Way saxnaayeen jaahwareer baa jiray sida hada dalku yahay

  • @Gob_gobonimo
    @Gob_gobonimo3 ай бұрын

    Inqilaabka waxa abaabulay dawladdii Sofiyeetka (Ruushka), waana arrin nasiib darro uu Ruushku waqtigaa ka fuliyey dalalkii Afrika ee 1960's xorriyadda qaadday. Soomaali baaba'eedu maalintaa ayuu bilowday, waxay ahaayeen 25 eey oo cadowga muslimka iyo diinta Islaamku soo abaabulay.

  • @aali.j1

    @aali.j1

    2 ай бұрын

    ma ruushka ayaa ka danbeysay??

  • @AbdirahmanHussein1921

    @AbdirahmanHussein1921

    Ай бұрын

    ​@@aali.j1waa la dhahaa un mooyee waa been inqilaabka ragii soo abaabulay waa laga faramaroojiyay

  • @wahibaali6368
    @wahibaali63682 ай бұрын

    Way ku saxsanaayeen wax fiicana way sameeyeen

  • @silverloola726
    @silverloola7263 ай бұрын

    Maxamud Gelle Yusuf waxuu ahaa Majeerteeyn

  • @saadaqaxmedmrcirro7571
    @saadaqaxmedmrcirro75712 ай бұрын

    90% /100 siyaad bare u shaqenayeeyn😅

  • @MuxiyadiinxasanMaxamed
    @MuxiyadiinxasanMaxamed24 күн бұрын

    Waay ku sax sanyeen wayo kuwa hada hasata oo kale ayaa qabsan laha

  • @user-wn8ll9ez6n
    @user-wn8ll9ez6n16 күн бұрын

    Way qaldanaayeen Somalina ku kala go day Inqilaabkaas ay sameeyeen 25ka nin

  • @agedigedi2075
    @agedigedi2075Ай бұрын

    In aadan waxba ogeyn Malin ma dhicin ee waxaa uu dhacay habeen Talaado ah waxaana dhigey Salaad Gabeyre , Caynaanshe, iyo dhayl waxaa hogaanka loo dhiibey Luis liiqato waana ka baqay sidaas ayaa Siyaad Bare loogu dhiibey

  • @DaudMohamed-m4e
    @DaudMohamed-m4e3 күн бұрын

    Way sax sanayeen

  • @DaudMohamed-m4e
    @DaudMohamed-m4e6 күн бұрын

    Wa qaldanayeen

  • @mohaxayle
    @mohaxayle20 күн бұрын

    Adeere saaxa beeye aheede tuugu baalga baada baadiiya

  • @joeokieh43
    @joeokieh4329 күн бұрын

    il avait raison , et Somalie à besoin d un homme fort et aimable comme siad barreh... inchallah farmajo

  • @matoorh94
    @matoorh94Ай бұрын

    Hada aan ubaahannahay inqilaab kale waa nala haystaa xor manihin

  • @barrehassan88
    @barrehassan88Ай бұрын

    Wey ku Saxsanaayeene ciidan gaadis fiican keen meesha

  • @geriileguled347
    @geriileguled3477 сағат бұрын

    Faarax waceys Gaashaanle

  • @siciidmaxamud9121
    @siciidmaxamud91213 ай бұрын

    Maxamud Geelle Yusuf: Mareexaan Cisman Maxamud 😂😂😂

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman45193 ай бұрын

    dawaladi.musuq.masuq.ayay.rideen..lakiin.waxay.ku.dhamaatay.fool.xumo.iyo.talo.xumo.1991

  • @AbadirCabdisaq
    @AbadirCabdisaq18 күн бұрын

    Way aaxsanaayeen waayo dalka markaas waxaa dilooday qabyaalad iyo musuq labadaasna way Suu liyeen

  • @fadumorobleh3884
    @fadumorobleh38842 ай бұрын

    Sax ayee ahaayeen❤

  • @GabbalqariyeMMC
    @GabbalqariyeMMCАй бұрын

    Maxamad Geelle Yuusuf ayaad Reerkiisa qaladday ee soo sax

  • @geriileguled347
    @geriileguled3477 сағат бұрын

    Dafle wuxu ahaa Gaashaanle

  • @hodanf2829
    @hodanf2829Ай бұрын

    100% waaku saxsanaayeen Somali waxay tahay nimankii aduunka baray

  • @user-yr1qh7kj3r
    @user-yr1qh7kj3r3 ай бұрын

    Inqilaab waa khalad Mar walba R

  • @outthinkersubliminalfacts
    @outthinkersubliminalfacts3 ай бұрын

    Maxamuud Geelle Yuusuf baad khaladday. Hooge, maxaad qabiilka u faar faaraysaa? Maad mid walba gobolka uu u dhashay isticmaashid, ama jagada uu hayey markii inqilaabku dhacsy !

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah24743 ай бұрын

    Geele mareexaan ma aheen majeereteen ayuu ahaa cusmaan maxamuud aniga waxey ila tahay burburkii soomaaliya ka dhacay asakartaas ayaa masuul ka ah wadan dhisan dhaqaalo leh umada is jeceshahay ayey xoog ku qabsadeen dhaqaalihii waa ku cayaareen askari faaido maleh

  • @SharmakeAdan-eb6vb

    @SharmakeAdan-eb6vb

    2 ай бұрын

    Ma dhisneen ee way dhisen dhaman allh unaxariisto 🎉❤😢

  • @slmndow

    @slmndow

    2 ай бұрын

    run

  • @XamseXashi-ht6wh
    @XamseXashi-ht6wh2 ай бұрын

    Waa markii somalia kala goday

  • @roobjama6865
    @roobjama68652 ай бұрын

    Superm Revolutioary Council wuxuu ahaa gole aan aasaaskiisa laysla ogeyn waayo talada inqilaabka waxa bilaabay Max'ed Siyaad Barre, Ismaaciil Cali Abokor iyo Salaad Gabayre kediye 1968kii!

  • @aali.j1

    @aali.j1

    2 ай бұрын

    Really? Waxaan islahaa supreme revolutionary councilka waxa la samayay mar danbe. Salad gabayre marku toogtay ka dib

  • @user-wr6tc3cw5l
    @user-wr6tc3cw5lАй бұрын

    Way ku sxsanyeen waan gumobi lahayn hadanay inqilaabka samayiin

  • @amincamirmahamed8010
    @amincamirmahamed80102 ай бұрын

    Mareexaan cismaan maxamuud kulahaa

  • @osmansufi4066
    @osmansufi406620 күн бұрын

    Beeb baad sheegtay habeenkii salaasa ah bay ahayd

  • @ahmedomar3961
    @ahmedomar39612 ай бұрын

    Somali cid kamaqneed majirin

  • @gureytuke
    @gureytuke2 ай бұрын

    Majeerteen kuma jirin mid la soo khaldey kaga jirey balse 1978 majeerteenya lahaa iyo wax lagu qurxiyey

  • @lilcuzzwhitemoe

    @lilcuzzwhitemoe

    18 күн бұрын

    Ma adigaa Majeerteenimada kasaaraya Maxamud Geelle Yusuf, ninkii ku caanbaxay ladagaalanka musuq- maasuqa iyo Abdirisaq Maxamud Abubakar (qufac-diid)

  • @maxmedcabdulahi2595
    @maxmedcabdulahi25959 күн бұрын

    Saxsanaayeen

  • @mohamedfarah5700
    @mohamedfarah57002 ай бұрын

    Waxbadan baad isku qaladay !!!

  • @user-mc2pg3hs6g
    @user-mc2pg3hs6gАй бұрын

    Waxay ahed dawladi ugu ficned Somalia iyo Africa so mara.

  • @gaslebahal3545
    @gaslebahal35452 ай бұрын

    Sax bay ahayd

  • @AhmedMooge12
    @AhmedMooge122 ай бұрын

    Well done 👏 ✔️ 👍

  • @hodanosman6068
    @hodanosman60683 ай бұрын

    War ninkaaan dadka yaaa ka qabta maxamuud Geelle Yusuf. Ayuu marrexaan ku sheegay hadana wuxuu yiri waa Cusmaan maxamuud bal is waafije

  • @zechariaabdirahmangahayr-zz8ew

    @zechariaabdirahmangahayr-zz8ew

    3 ай бұрын

    Kkkkkkk.malayaabtay ninkan kulahaa waa mareexaan kasii ah cismaan maxamuud kkkkkkkkkk Waa mareexaan iyo waa cismaan maxamuud Maba israacaan

  • @hasnanoordeman5828

    @hasnanoordeman5828

    2 ай бұрын

    😅😅

  • @user-ec9od5qp7m

    @user-ec9od5qp7m

    2 ай бұрын

    Marka hore inu majerten ujeday aya surtagala

  • @user-co3zh4cg7r
    @user-co3zh4cg7r2 ай бұрын

    Iqilaabku wuxuu dhacey maalin salaasa ah ee ma aheyn axad.

  • @MohamedmohamudNor-qt3vn
    @MohamedmohamudNor-qt3vnАй бұрын

    4.5 sax ah kaasaaba ahaa ee yaatabashaqabay oo dowladi nagadunshy

  • @Fays2010
    @Fays2010Ай бұрын

    Maxamoud Geelle ma aha mareexaan waa majeerteen, cismaan maxamuud

  • @isseelmi1433
    @isseelmi1433Ай бұрын

    Waa ku saxsanaayeen maxaa yeelay waxba kama horeeyn kamana danbeeyn

  • @HusseinAli-pp8nv
    @HusseinAli-pp8nv2 ай бұрын

    Qoorweyne kuma jirin inqilaabka

  • @abdisalamqorsheel6819
    @abdisalamqorsheel68192 ай бұрын

    Hoog iyo ba.a nooga horeyn inqilaabkaasi

  • @altogaming5558
    @altogaming5558Ай бұрын

    Xas ayuu ahaa barkee dalkuwuxuumarayay marxalada ahada aankujirno labadakun iyo labaataka marlabaad ayuu ubaahanyahay

  • @marcosnasri9005
    @marcosnasri90052 ай бұрын

    Sax weye wlla dalka wy dhisen

  • @osmansufi4066
    @osmansufi406620 күн бұрын

    Geele general ma ahayd ee kaftan ama shame janaraalada berigaa ciidamadu waxay ahaayeen 5 laba mulateri ah oo kala sareeya laba policeman ah oo kala sareeya iyo janaraalka asluubta

  • @salmanosman3966
    @salmanosman39662 ай бұрын

    Wuxuu yiri maxamud geelle mareexaan , cismaan maxamuud kkkkk ma ayagaa is qaadan kara.

  • @ibrahimahmed281
    @ibrahimahmed2812 ай бұрын

    Walagu qasaray dhibatade gestena ila waqtigan aye shacabka somalia laddala dhacayan2024

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon90182 ай бұрын

    Dawlad dhisan hadeey bur buriyeen oo ay xasuuq ku wadeen maatada mj 21 sano iyo 34 sano waa 56sano maxaa hada socda

  • @FatimoOpdirahman
    @FatimoOpdirahman2 ай бұрын

    Waa ku khaldanayeyn

  • @qadarbile7040
    @qadarbile70403 ай бұрын

    Sacad meel kasta waa ku jiraan

  • @dalfactv9356
    @dalfactv935619 күн бұрын

    Waqtigaas looma baahneyn cinqilaab xiliga hada aan kujirno ayey ugu haboontahay cinqilaab military 🪖 Somalian puntland galmudug hiirshabeele koofurgalbeyd jubaland banaadir saraakiil ciidan military kasoo kala jeeda maamuladaas iney xoog ku qabsadaan wadanka

  • @CabdilahiMaxamuud-et8in
    @CabdilahiMaxamuud-et8in12 күн бұрын

    Waa warcad

  • @dahirmohamed2704
    @dahirmohamed27042 ай бұрын

    Waceysle caadi maahan

Келесі