No video

2 Muqaal Xanuun Badan Yaab leh Qurbajogta Qaranjogta Subxanalaah

#Bandhiga #Baraha_Bulshada #Part_6

Пікірлер: 308

  • @ismaaciilcali9420
    @ismaaciilcali94203 жыл бұрын

    Qofki oguhoreeye Comment bixiyo ahat

  • @mohamedhassan-xz3op

    @mohamedhassan-xz3op

    3 жыл бұрын

    Anaa ismaaciil

  • @illintir
    @illintir3 жыл бұрын

    Fadlan aragtidaada noo sheeg in ay sax tahay iyo in ay beentahay🙏✍👇

  • @alixamari1031

    @alixamari1031

    3 жыл бұрын

    Wcs walaal manshallh waa arin cajiib ah lkn wax ka fican malaha In aad rabi talo saarato

  • @naanii1878

    @naanii1878

    3 жыл бұрын

    Sax waye Aniga labada shey ow ka hadlay waan arkay Famil wadamo badan ilmaha kusoo wareriyay mida igu yabka badned waxey eheed Gabar ayaa Dibda jirtay Wey shaqeysaa Hoyaded iyo walalahed ayey bili jirty guri ayey u dhistay Gabdhihi yra waa la gursaday Qar ayaa laso furay oo ilmo kala abe ah wataan guriga gabadha dhistay ayaa lawada jogay gabadhii oo soo dashay ayaa wadnkii dib ugu soo noqotay oo hoyaded iyo walalahed u soo xistay kdib waxey dhahday gabdhow san idinma an faceyao ina canugba mel ku dhashaan ee guryihina xajista oo nolosha waa loo dul qataa u dul qata kadib gabadhii hoyaded ayaa u jawabtay nyaa ha iga cunin gabdhaheyga adiga gumes noqotayee oo wax ku gur sado weysayee😥😥 gabadhaas niyad jabki kusoo dhacay ila hada cadi mahan heer waxa la garsiyay ladhaho plz qolkada haka soo bixin asxabtena ayaa noo imanayaan mana rabno in ey ku arkaan adoo saan umadow oo u cato badan Ilmuhin gabadha ayaan la hadlaya walidkin waxtara lkn mustaqbalkina ha u babi inina walkana hashaqesto Wabilahi towfiiq

  • @kowtharali4384

    @kowtharali4384

    3 жыл бұрын

    That's true! 😂😂😂😂😂 walalkey Really ♥️♥️♥️♥️♥️💯👈

  • @adanhassan4033

    @adanhassan4033

    3 жыл бұрын

    Sex waaya bro aniga ayaa kamid ah waxaan jogaa America inta aan wax uqabtay hada bilaa abaal ah waad yabeysaa waxaa hada ka hor legu dhahay ma aniga ayaad ugu faneysaa mareykan ayaan jogaa qofkaan waxba uma rebaan wax qabad xagiisa kwrn sxb waa wax jira arinkaan

  • @hodanitanajmanita6664

    @hodanitanajmanita6664

    3 жыл бұрын

    Exactement ce la réalité 💯 je te Salue TabliQ AbdiAziz Realy

  • @fardusheris7033
    @fardusheris70333 жыл бұрын

    Ma habaarnin ee naxariistaa nagu badan.

  • @leylamuse3195
    @leylamuse31953 жыл бұрын

    Waa xaqiiqo run ah been muusheegin walaahi anigaa kuu markhaatiya

  • @sowdaothman4607
    @sowdaothman46073 жыл бұрын

    Waalahi waan qoslay waa run

  • @safiahassan3655
    @safiahassan36553 жыл бұрын

    waa saax walaal

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk3 жыл бұрын

    Keep going My Brother guuleso waliga wadna mahadsantahay

  • @zahraweyseysane3952
    @zahraweyseysane39523 жыл бұрын

    waa dhab!

  • @igraanaxmed6599
    @igraanaxmed65993 жыл бұрын

    Wllkay allaxam dulilaah wll dalkaygaan joogaa wll

  • @shukrimohamed1254
    @shukrimohamed12543 жыл бұрын

    Sifiican ayuu ugu fiirsady Arintaan weydacdaaa.

  • @eveibrahim4091
    @eveibrahim40913 жыл бұрын

    اللهم إني أسألك باسمك الأعظم، الذي إذا دعيت به أجبت، وإذا سئلت به أعطيت، أسألك بأني أشهد أنك أنت الله لا إله إلا أنت، الأحد الصمد، الذي لم يلد ولم يولد، ولم يكن له كفوا أحد: أن تغفر لي ذنوبي، إنك أنت الغفور الرحيم. اللهم إني أسألك بأن لك الحمد، لا إله إلا أنت، المنان، بديع السموات والأرض، ذو الجلال والإكرام، يا حي يا قيوم: أن تتم علي نعمتك، وتنشر علي رحمتك يا رحمن يارحيم صلى اللهم على محمداً و على آل و صحبه و سلم. 🌹🌹🌹

  • @farhiyahussein2121
    @farhiyahussein21213 жыл бұрын

    Kkkk wlahi waa runtiisa keen le lagu leyahy iyo horumar ma garaysid wiilkan love u saaray

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye23323 жыл бұрын

    Abdi Aziiz Realy qof aan kugu maseeyo magaranayo wax kaliya ee aan kudhihi karo waxaa weeya Ilaahay ha kudhoowro hameen iyo maalinba Isha allaaha

  • @ahmedeleyeh9878
    @ahmedeleyeh98783 жыл бұрын

    It is so the truth one and I like it really. Thus the it is so funny this video...

  • @sadiiqcali472
    @sadiiqcali4723 жыл бұрын

    Salan sare inta badan we dhacda ilahy bini adan nama bado thanks bro

  • @munoali6345
    @munoali63453 жыл бұрын

    Kkk mahadsanid

  • @sadiaibrahim8179
    @sadiaibrahim81793 жыл бұрын

    Hadaad dhahdo ilmaha ayaan soo wadaa haimaanin meshaan ilmaha ha keenin haimanin

  • @nacimaiman
    @nacimaiman3 жыл бұрын

    Subax wanagsan ziizoo 😍Waa runtiis mr waawareey Aniga arkay dad badan oo dhibkaas ku jiro xaqiiqda xanuun waaye 😊😎

  • @diqo8361

    @diqo8361

    2 жыл бұрын

    Waxaan kasaa Hooyo sanad gudaheed afar wadan ISU martay hal sono gudaheeda!!!

  • @HamdiSheikhHassan-jd8tv

    @HamdiSheikhHassan-jd8tv

    Жыл бұрын

    Haaaa Haaaa wayjirtaa inbadan

  • @fatimahersi436
    @fatimahersi4363 жыл бұрын

    Masha allah that is really true my dearest brother

  • @amrangas4481
    @amrangas44813 жыл бұрын

    Masha Allah Allah xafido dhamantin kkkkkk waa layaba

  • @sofiamohamed6844
    @sofiamohamed6844 Жыл бұрын

    That's true my life's been so bad my brother's and my sister's today they're rich but me i am poor woman today even they're never helping me alhamdulila now i I Marge masha allah ilaahow iga sii ajar waxaan u qabtet adaa rabigey ah

  • @sowdaali2441
    @sowdaali24413 жыл бұрын

    Waa run waa wax jira

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye73823 жыл бұрын

    Waa runtiis labada mowduuc wlhi

  • @faisaahmed2648
    @faisaahmed26483 жыл бұрын

    4:43 not all parents do that.. My parents stay same house n stay state but me .. I move around different state but my kids refused move around or changes School because tired of new friends every year.. Now because teenage 12 yrs so the exercise they right ha ha ha no more move for me

  • @anbotan
    @anbotan3 жыл бұрын

    السلام عليكم:حزاك الله خيرا. لمشاركتك لنا بهدا الموضوع الدي يخص جاليات اهلنا في الخارج. وفي ديننا الحنيف اليد العليا خير من اليد السفلي يابنى

  • @ramlomuhudin9566
    @ramlomuhudin95663 жыл бұрын

    Wlhi waa run

  • @anabissa9500
    @anabissa95003 жыл бұрын

    Masha Allaha 👌🏽👌🏽👌🏽

  • @fosiyahaji5792
    @fosiyahaji57923 жыл бұрын

    Aamin aamin aamin yaa rabi mahadsanid huuno qaali abdicaziz

  • @maqbuulawale421
    @maqbuulawale4213 жыл бұрын

    YES YES WAA WAX JIRO 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maysuunofficial
    @maysuunofficial3 жыл бұрын

    Wallee inankaan xaqiiqda ayuu kahadlay Inkastoo sidaa lawada ahayn

  • @nuuran9656
    @nuuran96563 жыл бұрын

    Qurba joogta waa dad daacad ah Wax unaxana malahan shaqeysta reer Qurba-joog

  • @fadumoosman9740
    @fadumoosman97403 жыл бұрын

    Mida biilka say tahuu u sheegay waa runtiis adigoo biilkii diraysid aamiin lagu leeyahay awalba xaa qabatay biil xun aa soo diri jirtay xataa thanks ma leh

  • @umucaliyaumucaliya5606
    @umucaliyaumucaliya56063 жыл бұрын

    Maasha Allah walaahi waa xaqiiq jirta 2 shey ee u kahadley wiilkaas

  • @zeynabahbintumohammed7827
    @zeynabahbintumohammed78273 жыл бұрын

    Aamiin yaa rabi ilahayow irsaqada wasac nogadhi

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh69083 жыл бұрын

    Ha wajirta wa sisicdan wasocda

  • @foosiyacadaani1499
    @foosiyacadaani14993 жыл бұрын

    Waa runtii

  • @suruurhaaji...4490
    @suruurhaaji...44903 жыл бұрын

    Xaqiiqo waaye

  • @hooyoqaali9073
    @hooyoqaali90733 жыл бұрын

    Wallahi beentiis ma Ahan waan Arkay

  • @saadiaismail7755
    @saadiaismail77553 жыл бұрын

    Haa walahi that's true 😂😂😂

  • @Sahan12341
    @Sahan123413 жыл бұрын

    Anaa kugu raacsan waa run waydhacdaa 👍

  • @maryanhassan7386
    @maryanhassan73863 жыл бұрын

    Kkkkkk wuu iga qosliyay waa runtiis

  • @yusraabubaker7401
    @yusraabubaker74012 жыл бұрын

    Walahi abowe wan ku wana qatatay reer qurbo hadan nahaay wad no aqliyeysay thans

  • @maryanhassan7386
    @maryanhassan73863 жыл бұрын

    Weelkaan wax walbo run ayuu ka sheegay

  • @fowsiyamuhammed2035
    @fowsiyamuhammed2035 Жыл бұрын

    Asc Masha Alha 🙏 Sax waaye

  • @Halkaynoomaraysay
    @Halkaynoomaraysay3 жыл бұрын

    Haa waa wareerka ilmaha qurbaha heysto 20 wadan oo kala luqada lageeyo. Wax barashada waa ku wareeraan anaa aqoono families badan oo ka shalaayo

  • @suadsuad6154
    @suadsuad61543 жыл бұрын

    So true walaahi

  • @kmuusa3658
    @kmuusa36583 жыл бұрын

    Waa run

  • @zulekhamahad5253
    @zulekhamahad52533 жыл бұрын

    Hey 👋👍

  • @fardusheris7033
    @fardusheris70333 жыл бұрын

    That’s true! My friends I we were talking few days ago.

  • @anabmohamed2047
    @anabmohamed20473 жыл бұрын

    Waa dhadaa

  • @amanaahmed8405
    @amanaahmed84053 жыл бұрын

    Haa waa run 💯😭

  • @sadiohagi6370
    @sadiohagi63703 жыл бұрын

    Haa waan u badanahay ee Alle hanadajiyo owlaadana hanoo daayo hana noo xafido Aamiin yaarabi (Anaga dadaal unbay naga tahay)

  • @xalimacali9231
    @xalimacali92313 жыл бұрын

    Qofkii 2 waa aniga

  • @ibrahimmahmood768
    @ibrahimmahmood7682 жыл бұрын

    Masha allaah

  • @ubahwarfa7100
    @ubahwarfa71003 жыл бұрын

    Aad iyo aad walahi waa runti anagaa uso jognay wax badan

  • @sadiaibrahim8179
    @sadiaibrahim81793 жыл бұрын

    Haa haa waya dhacdaa

  • @farahfaysal8628
    @farahfaysal86282 жыл бұрын

    Waa run arintaa soomaalida oo dhan ayaa sameeya inta badan ilmaha waxba uma arkaan siday rabaan ayey ka yeelaan

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah56473 жыл бұрын

    Allah waa Runtiiiis

  • @manadaud6266
    @manadaud62663 жыл бұрын

    Waa run way dhacata

  • @hibaqcabdullahi8616
    @hibaqcabdullahi86163 жыл бұрын

    Walee inusan been shegin waliba adoo dirayo waxa kata ayey ku cayayan oo leh maxey dhibtaa guri dhis biil dhiib hadana ilmohoda biil hadana ha lagu necbado aniga arkay oo xijabki igu cadaday wllhi ale ayan raxmad ka sugeynaa

  • @fadumohussen669

    @fadumohussen669

    3 жыл бұрын

    Saxwaaye walahi ilaah aa wax kabada agtiisa nootaalaa halkeena cabaayad aa iska wadano xariir janaa helaynaa insha alah

  • @hibaqcabdullahi8616

    @hibaqcabdullahi8616

    3 жыл бұрын

    Ale ayan ku mahadineynaa nasiyay wax an bixino walidka waa muhiim farxadoda haba lagu duleyo qof ka xog badan kana qurux badan walidka madixisa ale ha rajiyo asaga isku wado kan dhiban iyo kan an fakareyn

  • @fatimaabdi7597
    @fatimaabdi75973 жыл бұрын

    Warun walahi

  • @ciiltire509
    @ciiltire5093 жыл бұрын

    Waa runtiis

  • @leilaahmed1865
    @leilaahmed1865 Жыл бұрын

    Way dhacdaa waana run... Wayna Ku qanacsan yihin In odayga shaqeeyo ilmahana geeyo, sida masar iyo meelo kale.

  • @saaaafi6023
    @saaaafi60232 жыл бұрын

    100%aan siiyay qaybta qurba joogta masruufka waxaa u sii dheer caayda ay caaynayan markaad gayso caruurta ay ku leeyihiin waa caruur dhiman marka xaqa allaha tusi .

  • @njmelmi4708
    @njmelmi47083 жыл бұрын

    Yes wa run

  • @fatimaabdi7597
    @fatimaabdi75973 жыл бұрын

    Yes warun

  • @ayub_king2885
    @ayub_king28852 жыл бұрын

    Walaahi summa walaahi waa dhacdey waana la wada og yaahay Abdi asiisow

  • @rahmadahir6840
    @rahmadahir68403 жыл бұрын

    Kkkkkk waa runtisa

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow92173 жыл бұрын

    Waa runa

  • @cabdiqadirahmed3880
    @cabdiqadirahmed388011 ай бұрын

    اللهم امئن

  • @naciimo_cabdisahal1625
    @naciimo_cabdisahal16253 жыл бұрын

    Kkkkkķk wlli waa wax garad ninku

  • @shukrialifarah2018
    @shukrialifarah20183 жыл бұрын

    Waa sax wajirtaa been mashege👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @hindiali4469
    @hindiali44693 жыл бұрын

    Sax sah sax

  • @dulmarxaaji7191
    @dulmarxaaji7191 Жыл бұрын

    Guul waxaa hela ninkii ilaah ugarto ilaahay waxaan kabaryeynaa inuu warasada iyo nafteena cadaabta nagabadbaadiyo❤❤❤

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed59033 жыл бұрын

    Taasna waa runtis dadka wadanka jogah waxay dadka ibada joga inay ihin cadow waxay dhahan lacagta soodir waxba imatari ee soomadi shaqana kuma laha waxay kusugan yihin dadka dibada waxdiraya waliba waxaa kugu daran kaad wax tarto cadow nimo ayuu ba siiqada waxay dhahan xasid baatahay lacagta maa ii soobadisi waad ihag rata waxaad ledahay caruurtaydu gaajo ha u dhamato miyaa kuwagana debeda ayay kuraxay sanayan miyaa waa caruur kuwas dalka joga san ugu xamalayney aan luminay caruurtayadii waa ilow nay kuwan u xamalnana nooma oga Alloow ceeb tayada astur aamiin yaa rabbi.

  • @farhiagaraad2426
    @farhiagaraad24263 жыл бұрын

    Walahi waa runtiisi waa hanaranahay Sometimes odoo kiradii bixin baayku leeyihiin lacagata soo dir It is true😂😂😂

  • @rodaabdalla8600
    @rodaabdalla8600 Жыл бұрын

    Yes

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 Жыл бұрын

    That's right I now many family 👪

  • @lulahmed1880
    @lulahmed18803 жыл бұрын

    Asc waa runtiis wiilkan waa u fiirsaday

  • @deeqaali9622
    @deeqaali96223 жыл бұрын

    Aniga ku dalay tah sow true

  • @mohamedhassan-xz3op
    @mohamedhassan-xz3op3 жыл бұрын

    Haa weèy jirtaa labada oow soo sheegay waa runtiisa

  • @faisaahmed2648
    @faisaahmed26483 жыл бұрын

    8:04 agree

  • @momohammed6359
    @momohammed63593 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Wajirta jahwarerkas ilmaha lakulman Lkn walidka inaydalan aakagoan 😁

  • @aminahusein8399
    @aminahusein83992 жыл бұрын

    Asc cabdicasiis 300 Lee kaadhiman insha allaah somka dhamaadkiisa waa heleysaa

  • @Halkaynoomaraysay
    @Halkaynoomaraysay3 жыл бұрын

    Kaaga darane qof kii asaa ugu rafaadeysay markaa wadan Ka tagto maxaa tabcatey kkk na oga inaa isaga tabcatey ileen waxaa kaydsan laheed iyagaa ku biishee. Marar badan waxaa dhacdo in markey isku filnaadaan kula hadlin dadkii as soo barbaarisay.

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed74313 жыл бұрын

    way dhacdaa runta ayuu ka hadlay from Canada

  • @sahramuse1730
    @sahramuse17303 жыл бұрын

    Haa run waaye

  • @chinachina830
    @chinachina8303 жыл бұрын

    True bro

  • @ashaalimohammed1549
    @ashaalimohammed15493 жыл бұрын

    Waaa run sidey ubadantahay

  • @intisarm6014
    @intisarm60143 жыл бұрын

    Yes brother we so tired weenie the life tour so I'm not going to sad anymore money back home starting today please don't laugh at me everything that guy saying is true🎤 # everyday you have to have this ☕☕☕☕☕☕☕☕☕☕☕☕☕

  • @mariamohamed8128
    @mariamohamed81283 жыл бұрын

    Asc wllo adoo rali ah inaan siqas kula hadlaan rabay arin baa iheeysato inteen kala so xariiraa

  • @achaaigal3722
    @achaaigal37223 жыл бұрын

    Yes he's right its happened

  • @safiajama8784
    @safiajama8784 Жыл бұрын

    Waa xawiiq arintaa.

  • @afnanmaxamadxasan3547
    @afnanmaxamadxasan3547 Жыл бұрын

    Saxiiix wllhi

  • @sumayawacayz1613
    @sumayawacayz16133 жыл бұрын

    War walalayaal soomaalidii way wlatay bas ba khalas sheekadu waa sidiiii.......

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Жыл бұрын

    Wa ruun wan aragnay 👍❤

  • @shahad2629
    @shahad26293 жыл бұрын

    Asc wiilka waa sax wax uu sheegay

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 Жыл бұрын

    Nacam. Waa xaqiiq. Soomaalidu weli geefi bay ku jirtaa. Awr baa u raran. Waa muhiim in danta ubadka la hormariyo.

  • @nimcomaxamad3814
    @nimcomaxamad38143 жыл бұрын

    Walahi waa warer tasi

  • @KaadheriTv
    @KaadheriTv Жыл бұрын

    Waxaan ku dharaan maalinta qiyaame.75:2 - Waxaan ku dhaaran (oo kale) nafta Dagaasha (Saaxiibkeed) (Ee waa la idin soo bixin).75:3 - Ma wuxuu u maleeyay Dadku inaanaan kulminhaynin lafihiisa.75:4 - Saas ma aha ee waan karraa inaan sinno (soona Celinno) Farihiisa.

Келесі