No video

16-Saciid_Ibn_Jubayr.RH By Shiekh Xuseen Guleed XafidahuAllaah

Asalamu alaykum,
Walaal waxaa halkan idinku soo gudbineynaa"Suwar Min Xayaat Taabiciin" ee uu inoo akhriyay Shiikh Hussein Guled Adam (Shiikh Hussein Siiro).
Casharka 16-aad ee kitaabka صور من حياة التابعين Waxaa uu ku saabsanyahay taabiciga "Saciid Ibn Jubayr - Raximahullah (RH)" oo Shiikh Hussein Guled Adam (Shiikh Hussein Siiro), xafidulaah, uu aqriyay Monday, April 1st, 2013.
Jazak'Allahu khayran

Пікірлер: 7

  • @amatallah7719
    @amatallah77193 жыл бұрын

    jazaakallaahu kheyran sheekh Allahu akbar aakhiro xisaab baa yaalo

  • @bahsanyussuf4125
    @bahsanyussuf41258 жыл бұрын

    Mansha allaah jazakallahu kheyr ilaahay ajir iyo xasanad haka siiyo ya sheqana

  • @Ismaciilcarab75
    @Ismaciilcarab7510 жыл бұрын

    asc wr wb allaahu Akbar sheikh xusen siiro jazaakallaahu kheyran ilaahay hakuu dambi dhaafo oo janatul firdowsa jazahaaga haka dhigo aamin

  • @abdulqadirmukhtaarsalaad3151
    @abdulqadirmukhtaarsalaad31519 ай бұрын

    MashAllh sh huseen

  • @mac-hirsi8569
    @mac-hirsi85694 жыл бұрын

    Maansha allaah allash miisaanka ha kuugu daro

  • @abdulqadirmukhtaarsalaad3151
    @abdulqadirmukhtaarsalaad31519 ай бұрын

    سعيدابن جبير رضي الله عنه ورحمه

Келесі