05 Al-Qawlul Ameen Fii Saddi Al Cudwaanil Mubiin~ Sh. Xassaan Abu Salmaan 5/5

Тәжірибелік нұсқаулар және стиль

BOOQO www.daarulxadiith.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah
SH. XASSAAN OO KA JAWAABAYA MUXAADARADII SH. UMAL.
Walaalayaal Muxaadaradani Waa Muxaadaradii Uu Sheekh Abuu Salmaan Ugu Jawaabayay Muxaadaro Uu Qabtay Sheekh Mohamed Umal Oo Uu Ku Eedaynaayay Sh. Xassaan Abuu Salmaan Arimo Badan Oo Ay Kamid Yihiin:
1. Inuu Dhiiga Muslimka Baneeyo, .2. Inuu Fatwoodo Dhamaan Culumada In La Laayo Waa Sida Uu Sh. Umal Yiriye. 3. Inuu Fatwooday Inay Gaalo Yihiin Dhamaan Qabaa'ilada Soomaaliyeed. 4. Inuu Aaminsan Yahay Inay Gaalo Yihiin Cid Walba Oo Ku Hoos Nool Xukuumadaha Gaalada Ah. Eedaymahaasi Waxay Soconayeen Qiyaastii 45daqiiqo, Waa Inta Kusaabsanayd Sheekh Xassaan Abuu Salmaan.
Walaalayaal Eedaymahaas Iyo Kuwoo Kale Oo Fara Badan Oo Uu Sheekh Umal Kusoo Gabagabeeyey Mudo Dhan 45daqiiqo Qiyaastii Kuna Wajahnayd Sheekh Xassaan Abuu Salmaan. Hadaba Sheekh Xassaan Abuu Salman Wuxuu Kaga Jawaabay Muxaadarooyinkaan Soconaya 5Maalmood, Isagoo Sheegay Inay In Badan Oo Muxaadaraadka Sh. Umal Ay Ku Jireen Iftiraa '' Been Abuuro Badan '' Iyo Waxyaalo Uusan Iska Hubin Wadaadku.

Пікірлер: 109

  • @Daarul_Xadiith
    @Daarul_Xadiith5 жыл бұрын

    Kusoo Biir Channelkeena #Telegram Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada... 👇👇👇👇👇👇👇👇👇 t.me/Daarul_Xadiith

  • @abshirabdilaahi2486

    @abshirabdilaahi2486

    5 жыл бұрын

    Daarul Xadiith reer daaerul xadiith noolaada ale haydin barakeeyo

  • @yaxyecismaanxasanansaarush5778

    @yaxyecismaanxasanansaarush5778

    5 жыл бұрын

    Allaah yaxfadkumaa reer daarul xadiidh aadbaan adiin jecelahay Sheekheena abuu salmaan allaah ha xifdiyo aaaamiiiiiiiiiìiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  • @sayidcabdiraxmaan9238

    @sayidcabdiraxmaan9238

    4 жыл бұрын

    Asc اخوة دار الحديث Wallayaal shubho yar ayay nagu wareeriyeen acdaada shiikhu oo ku qoran waraaqaha تحذير الأمة من تحريفات حسان Ee noogasoo jawaaba

  • @mohamudosman7875

    @mohamudosman7875

    3 жыл бұрын

    asc hadaan su al wato xgeen kusoodiraa wll

  • @salmaanyare7910

    @salmaanyare7910

    2 жыл бұрын

    @@abshirabdilaahi2486 ff

  • @aynihassan5906
    @aynihassan590610 жыл бұрын

    Ilaahyoo noodanbi dhaaf oo noo naxariiso amiin

  • @shagra-mo3wu
    @shagra-mo3wu6 жыл бұрын

    Caalim rasmi ah shiikh xassaan ilaahey hadhowro

  • @xirtaxasaan2880

    @xirtaxasaan2880

    4 жыл бұрын

    Waaa runtaaa waa calimka somliyeed walhi

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa97622 жыл бұрын

    Jazakumu Allahu kheyra sheekh Xassaan ilaahy haku barakeeyo ummadana hakugu anfaco dhamaantood

  • @macalinmaxamuud4435
    @macalinmaxamuud44355 жыл бұрын

    sheekh xassaan xuseyn waa caalimka rasmiga ah ee ilaahay Ku badbaadiyay umada soomaaliya ilaah haxifdiyo cadow giisana ilaah hakaqabto aamiin

  • @xirtaxasaan2880

    @xirtaxasaan2880

    4 жыл бұрын

    Amiin

  • @dayurwarfa9762

    @dayurwarfa9762

    2 жыл бұрын

    Aamiin ya rabb

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed88323 жыл бұрын

    Baraka Allahu fiyk Sheekh Xassaan

  • @alisuleiman9450
    @alisuleiman94506 жыл бұрын

    Tabarakallaah Sh Xassaan Abu Salaam waa jabeen kooxahii dulmiga kusoo Duulay. Allaah ha inagu sugo Diinkiisa.

  • @maxamedbashir905

    @maxamedbashir905

    3 жыл бұрын

    Abuukar xasan maalinbaa kacaalimsan

  • @ShucaybCabdi-ni8vv
    @ShucaybCabdi-ni8vv2 ай бұрын

    Alle hayno xifdiyo shekha ❤

  • @mohamedelmi6860
    @mohamedelmi68604 жыл бұрын

    Allaha kubarakeeyo ya sheekhunaa faadil, welee qubuuriyiin, madkhiliyiin, distuuriyiin iyo ictisaamiyiin meel baadnagasaartey ahlubidcahaas.

  • @dayurwarfa9762

    @dayurwarfa9762

    2 жыл бұрын

    Aad iyo aad, Ilaahy habarakeeyo ummadana haku anfaco dhamaantood

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed74894 жыл бұрын

    Ilaahahow culimada noo xafid.. Wax badan baan kafaaiidnay. Jidka xaqa ah Alle swt Alle Hanagu toosiyo

  • @dayurwarfa9762

    @dayurwarfa9762

    2 жыл бұрын

    Aamiin

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi88045 жыл бұрын

    Diinta wax fiican kama baran lkn caawa laga bilaabo waxaan ku dadaalayaa inaan si fiican u barto intaan ka dhimanayo

  • @hsndkn1882

    @hsndkn1882

    4 жыл бұрын

    .adsfsda

  • @caliadow3602
    @caliadow36026 жыл бұрын

    Asc masha Allah ulmada qeri Allah siyo waxabadan Ayeye naga xayan dinta wa inlabarata sababatoa qofka muslimkaa dintu wa inu baratax insha Allah wana kudedaleina barashada dinta ulumada qeiri Allah siyo Amiin ya rabbi

  • @anticulumaausuu545
    @anticulumaausuu54511 жыл бұрын

    Sheekh Xasaan Xuseen Xafidahullah, si fiican ayu u radiyay sheekh umal been-abuurkiisi

  • @nourali4908

    @nourali4908

    6 жыл бұрын

    culimada dhexdeeda hala hagaajiyo

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa97622 жыл бұрын

    ماشاء الله تبارك الله، جزاك الله خيرا شيخنا ونفع الله بك الأمة

  • @ahmadbadar8968

    @ahmadbadar8968

    2 жыл бұрын

    J j j jjjokkk k kjk jjj. Jjjj k jjok jjo jj j. Jj. Jj jjojj j jokokkoj koj kkkkkkk jjjj jjjjk jjjojkijk okk. Jjj jjj jjj jjj ojj j jj jojojj nojj. Jk o lookikojikkjkok ooo o took kojij j jij ojk8jojj kkk. Kikikk ii ok ok. Jo jjjojiijkj ok looking oo

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi88045 жыл бұрын

    Wadaadkii kitaabo leh inaa wan u qalaa weeye Welaalis meel wacan inaan ugu wadhaa weeye Walanqiyo baruurtii inuu walaqsadaa weeye

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa97622 жыл бұрын

    Baaraka Allahu fiyk Sheekh Xasaan, Jazakumu Allahu kheyra

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi88045 жыл бұрын

    Afku kuma go,o hadalo cad cadaa qumayo kuma cunto sheekh xasaan

  • @dayurwarfa9762

    @dayurwarfa9762

    2 жыл бұрын

    Hhhhhh, Ducadaadu adkaa mar baa yaabey sheekha iyo qumayo maxaa isku keeney

  • @rashidsheikh8988
    @rashidsheikh89884 жыл бұрын

    allow shekhena ino xafid

  • @abshirabdilaahi2486
    @abshirabdilaahi24865 жыл бұрын

    Sh xasaan ibaaxa libaaxyada ala habarakeeyo

  • @ahmedmohamed-zc7mm
    @ahmedmohamed-zc7mm2 жыл бұрын

    Illaahoow xasanoow kheer kusii adun iyo akhiro wad dultagan tahay xaqa wanku kal sonahay diin tada

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi88045 жыл бұрын

    Shibile iyo sheekh umalba waan nacay sharkoodiiye Adigoow sharaxan sharafta iyo shacabka soomaali

  • @macalinmohamudismail3673
    @macalinmohamudismail36735 жыл бұрын

    شيخ حسان كثرالله أمثالك

  • @xiisnagi4263
    @xiisnagi42637 жыл бұрын

    Jawabtii ku habooneed ee buh tankii iyo iftiraagi sheekh maxamed abdi umal weeraradii ururada uu weeraray kuna weraray ineey kuta atuureen sifaadkii khawarijyta siida urur ka al qaacida u rurka asaadicuuna bilxaqii ururka suufiyada u ruurka al shabaab iyo magtabka daarulxadiith dhaman uu ku weraray man qaj ciil miyeed oo eey ku khaldameen iyo jawabtii u gu atkeeyd ee uu bixiyay شيخ الإسلام و العقيدة و الشجاع /شيخ أبو سلمان حسان حسين آدم /حفظهه الله ورعاه وحفظ من كل سوء والشياطين /المحاضرة بعوان القول الأمين ...............في الصدالمبين

  • @xiisnagi4263

    @xiisnagi4263

    7 жыл бұрын

    ماشاء الله

  • @Xaad52
    @Xaad526 жыл бұрын

    Mash allah

  • @mustafaaxayaat4271
    @mustafaaxayaat42713 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا

  • @abdiwali2247
    @abdiwali22474 жыл бұрын

    Jazaka alh

  • @Infinitelybetter466
    @Infinitelybetter4664 жыл бұрын

    Culimada yaan lagu xadkudbin, labada wadad wixi udhexeya ayaga kahadli inshallah.

  • @khalidabdi9537
    @khalidabdi95376 жыл бұрын

    Ikhwaanii waynal xalqah arbacah ?

  • @umeymaabdi7933
    @umeymaabdi79332 жыл бұрын

    Masha allah 😘

  • @mubarakmaxamed2140
    @mubarakmaxamed21404 жыл бұрын

    Wale maalintaasi waxaan joogkey kaalgacay sandkii 2011 sh runbuuu sheeg

  • @mahadhassan9810

    @mahadhassan9810

    3 жыл бұрын

    2012 ayay ahayd walal

  • @nourali4908
    @nourali49086 жыл бұрын

    in leesku fatwoodo oo lees takfiiriyo sh xasaan iyo culimada kale dhexdiina allaha islaaxiyo

  • @Mahamoud12345

    @Mahamoud12345

    5 жыл бұрын

    aamin

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad94752 жыл бұрын

    sheekh cumar faruuq sow mu dhiman ilahay ha u naxariistee salamaad dadkii maxa isku diray

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa97622 жыл бұрын

    Baaraka Allahu fiyk sheekh, Ilaahy haku barakeeyo ummadana hakugu anfaco dhamaantood

  • @shacbanofficialchannel7341
    @shacbanofficialchannel73414 жыл бұрын

    M.a shiiq xasaan

  • @osmanmohamed-msonjey5158
    @osmanmohamed-msonjey51588 ай бұрын

    Nin yar buu ahaa oo caqliga ukalabixin

  • @jiilka5aad5g95
    @jiilka5aad5g956 жыл бұрын

    NINKII XASAAN BADIISA GALA WALLEE KAMA REEYO.

  • @saadaatmuuse111

    @saadaatmuuse111

    6 жыл бұрын

    LIBAAX_LEGED kkkkkkkkkkkk itixaan weeye ninku

  • @dayurwarfa9762

    @dayurwarfa9762

    2 жыл бұрын

    Ilaahy habarakeeyo ummadana haku anfaco dhamaantood, Jazahu Allahu kheyr

  • @mukhtaaraxmedbulale6382
    @mukhtaaraxmedbulale63822 жыл бұрын

    Maashaa alaah

  • @ibnugaaaranesiyaad1450
    @ibnugaaaranesiyaad14506 жыл бұрын

    ما شاء الله

  • @luckyboyofficial1372

    @luckyboyofficial1372

    2 жыл бұрын

    😊

  • @ibrahimbaraka9669
    @ibrahimbaraka96695 жыл бұрын

    Masha Allah Sheekh

  • @farsadtv8910
    @farsadtv89105 жыл бұрын

    Waligay ma arag kan nin cilmi sheegta oo ka afxun .sheeekh Xasaaan Suyuudi baa xaar cun ah buu difaacayaaa in looga horeeyay oo haddii lagaaga horeeyay xitaa wax wacan baa oo la difaaco .

  • @maxamedbujeti8623

    @maxamedbujeti8623

    5 жыл бұрын

    Nin yhow awalan afsomaliga so baro ta kle wxaan ku odhan lha imaam alsuyuudi afka kla bax wllahi hdaadan afka kla bixin waan ku so habaari doona alle wxaan ku wedina in u ku so hanuuniyo. Imaam alsuyuudhi ma taqaana xita wuxuu qory ma fahmi kartid. Kutubtisa eeg tafsiirka kowkab alsaadhic tadriib alraawi ashbaah wannadaair caqud aljuman. Kutubta iyo wax ka bdan ayu leyhy adiga xita madan fahmin ama maadanba maqlin. Marka culumada macsuumin maaha waxay qorenna wa la intifaacsanaya nebigeena sllallahu caleyhi wsalam wuxuu yidhi dadka waxaa ugu qeyr bdan kuwa dadka anfaca. Bal adiga maxaa lga faaidayna i sheeeg. De xaarka adiga iyo wixii ka darn ayaa cuna.

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi88045 жыл бұрын

    Sh xasaan ninkii kugu gefaa isagaa xabsiga liinta ku cabaya

  • @dayurwarfa9762

    @dayurwarfa9762

    2 жыл бұрын

    Hhhhh oo sheekhu ciidan dadka xareeyo miyuu yeeshey hhhhh, Ilaahy sheekha habarakeeyo

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi88045 жыл бұрын

    Ziyaa ul xaq alle how naxariisto wuxuu ahaa geesigii pakistan shir qool baana lagu dilay diyaarad baa bom loogu dhex qariyey ziya waa ehlu jano

  • @huhuhaha6754
    @huhuhaha67543 жыл бұрын

    Sheekh waxan ku odhan lahaa sheekh umal wada fadhiista oo dood toos ah isku arka

  • @al-ad-aniya4048
    @al-ad-aniya40482 жыл бұрын

    War Soomaali baad lahadlaysaaye, afkooda kula hadal. مسالة التناقض Wax kala bay baydhsan oo aan kulmin مثال / tusaale اجماع/ wax la isku raacay

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed40502 жыл бұрын

    ابوشامة المقدسي

  • @cm4221
    @cm42214 жыл бұрын

    Qofkastow dhimashaa kusugaysee naftaada kudadaal say heli lahayd raali ahaanshaha allaah , ciddii kaloo waad waxtarikadhidna kuxiji

  • @xiisnagi4263
    @xiisnagi42637 жыл бұрын

    Ok

  • @abdiraxmaanhappy6194
    @abdiraxmaanhappy61945 жыл бұрын

    waxaan rabaa muxaadaro sheekhu kaga hadlayo suufida inaad jawaab iga soo siisaan mahadsanidiin

  • @dayurwarfa9762

    @dayurwarfa9762

    2 жыл бұрын

    Waxaad KZread ka kuqortaa sh Xassan iyo suufiyo weey kuu soo bixi kuwp badan uuuga hadley

  • @samowade1300
    @samowade13002 жыл бұрын

    2:21:25

  • @osmanmohamed6893
    @osmanmohamed68932 жыл бұрын

    Macnaha' fatwa ma fahmin Haduu qof I dhaho salaad ma tukanaayi Anigoo cilmi lahayn baan ogahay in eey qalad tahay fatwo maaha ..ee shekh maxaa qaldan

  • @loodhan8260
    @loodhan82604 жыл бұрын

    War ninkaan maxuu ka hadlooyaa, war hadaad taqaanaan bal ii sheega maxuu ka shaqeeyaa siduu masaariifta isaga baxshaa

  • @user-sj5eo1fq9x

    @user-sj5eo1fq9x

    4 жыл бұрын

    Hjhhhhhh

  • @jaamackaasimkaasim7696

    @jaamackaasimkaasim7696

    4 жыл бұрын

    Waa wakiilka al shabaab ee kenya waxaw la shaqeeya sirdoonka yahuuda ee kenya jooga mushaar le weeye

  • @dayurwarfa9762

    @dayurwarfa9762

    2 жыл бұрын

    @@jaamackaasimkaasim7696 iska hadle been sheege lkn been abuurkaas intaa la'eeg adigaa og waxaad ilaahy aktiisa uga jawaabi doontid, Ilaahy sheekha habarakeeyo ummadana haku anfaco dhamaantood

  • @sakariyeomar684
    @sakariyeomar6842 жыл бұрын

    T

  • @lajoyapoi2313
    @lajoyapoi23132 жыл бұрын

    Tan wye

  • @saidmohamed8284
    @saidmohamed82848 жыл бұрын

    Argos

  • @ahmadbadar8968
    @ahmadbadar89682 жыл бұрын

    O

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi88045 жыл бұрын

    Sheekh xasaan markuu hadlayo wuu degen yahay waxbadana wuu xeerinayaa lkn sheekh umal waxaa ka muuqda xanaaq iyo isla weyni boodhkuu isku qarinayaa mida kale sh xasaan waa geesi aan cidna isu dhiibin lkn sh umal ganacsi buu ilaashanayaa siduu rabo uma hadli karo sababtoo ah aduunkuu jecel yahay sh xasaan waa run sheeg aan cidna ka cabsan ilaahay mooyee

  • @ismaciilcalimohamed6477

    @ismaciilcalimohamed6477

    5 жыл бұрын

    Ma ninkaan leh wax badan baan ogahay hadana masheegayo hadan sheegay waan la yaaba sheekh xassan Iskama war qabo runtii tusaale wuxu yiri sh xasan waxban oon ogahay masheegayo hadan isla daqiiqadii cashar buu qalday anaga maxadarada magaceeda la toosinaynay kkkkk war muxu ka tagay waa su aal waa wadad aan iska warqabin

  • @xirtaxasaan2880

    @xirtaxasaan2880

    4 жыл бұрын

    Walhi waaa runtaaa sh xasaan waa run sheeg waxba ma qarsanayo

  • @dayurwarfa9762

    @dayurwarfa9762

    2 жыл бұрын

    @@ismaciilcalimohamed6477 wali wax sideey tahay uma sheegin, Sheegidu waa ardaydii caawisey, kutubtii iyo muxaadarooyinkii, Sheekh xasaan wuxuu intaa yar ukor marey sideey dhaliyarta daarul xadiith ruuntooda iyo cilmigooda ummada ucadeeyo ayuu rabey kaliya

  • @sanaagtv8099
    @sanaagtv80994 жыл бұрын

    b yjy

  • @faaraxladane946
    @faaraxladane9463 жыл бұрын

    p

  • @iskaashatomakufto1041
    @iskaashatomakufto10418 жыл бұрын

    Umal waa inuu arday u noqdaa sheekh xassaan. Haddii kale waa inuu gaadhi isu dhigaa kkk

  • @abdullahihussein3201

    @abdullahihussein3201

    6 жыл бұрын

    Runti si jaahilnimo leh ayaad uhadashey.. culimada waa iskumid ee caayda kadaa

  • @jaamacmaxamed4204

    @jaamacmaxamed4204

    4 жыл бұрын

    Sh umal waa naqaan adigu maxatahay jaahikyahaw

  • @ILHANAli-bc9rs
    @ILHANAli-bc9rs2 ай бұрын

    شيخ حسان حسين أدم❤❤❤❤

  • @Naske14
    @Naske142 жыл бұрын

    Walaalayaal Illahay S.W Dartiis iyo Diintena Suuban ee Islaamka iigu hiiliya oo Subscribe igu Cumaamada.

  • @caamiryare1146

    @caamiryare1146

    8 ай бұрын

    ❤ tamaam

Келесі