01 Bidcada Mawliidka~Sh. Xassaan Xuseen

Тәжірибелік нұсқаулар және стиль

BOOQO #daarulxadiith​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xadiith​​​​​ BOOQO www.daarulxadiith.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah
Ikhwaanii Fillaah Muxaadaradaani Waa Muxaadaro Ka Hadlaysa Bidcada Mawliidka Iyo Xiliguu Bilawday Mawliidku, Sidoo Kale Kutubta Ay Akhriyaan SUUFIYADA Ee Ka Faa'iidaysi Wacan.

Пікірлер: 16

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa976210 ай бұрын

    Masha Allah Sheekh Xasaan, Jazakumu Allahu kheyra

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa976210 ай бұрын

    ماشاء الله تبارك الله ، جزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa976210 ай бұрын

    Baaraka Allahu Fiykum Sheekh

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed88323 жыл бұрын

    Baraka Allahu fiyk Sheekh

  • @liyopaypoon6281
    @liyopaypoon62812 жыл бұрын

    Masha alaah Sheekh xasaan Xuseen aadan

  • @abdirahiimbulbul410
    @abdirahiimbulbul4103 жыл бұрын

    Allah xifdiyo sheekha

  • @hanaaabdullealasow2919
    @hanaaabdullealasow29195 жыл бұрын

    Rasuulkeena muxamed scw scw scw noodaaya anagaa jecel ba nii aadam axadkii usharafta badnaa qeeru qalqilaahi nuurul ambiyaaa salalaa caleyka sayidii muxamed afkaaga kadaa faaduma bintu rasuulilaahi scw ahlubeydka rasuulka csw nodaaya shiiq cabdulqaadir jeylaani raximahulaah owliyada ilaahey kalexda

  • @wadanigadalka4283

    @wadanigadalka4283

    3 жыл бұрын

    Inta horeba waad garataye. Maxaa kuu diday inad garato, 1: in ducada allah keligii labaryaa ay tahay cibaado sida kucad xadiithka rasuulka scw. 2: in Allah sokadii labaryo noole ama waxaan nooleyn ayadoo lagabaryayo baryo Uu Allah swc keligii mutaystay ay tahay gaalnimo. 3: kadibna maad isaga leexatid sh jeylaani iyo waxaad Allah sokadii baridaan.

  • @99educationalcenter.97
    @99educationalcenter.972 жыл бұрын

    Gaalkaan xasaan ah, muu iska soo islaamo.

  • @MrLiibaane
    @MrLiibaane12 жыл бұрын

    Ilaahow Xaqa Fahansii Ninkaaan ,,, Bal muu sheego Oo uu is barbardhig sameeyo ,,, Culamadii iyo xufaadii islaamka inta diidan iyo inta ogol ,,,,, Ilaahow kanoo kale ka qabo Umada,,,, kaliya waxa uu rabo buu dadka ka dhaadhicinaya ,,,,,,

  • @MrLiibaane
    @MrLiibaane12 жыл бұрын

    @GurigaXadiithka Wahaabiyo ma ailaahey uga mahad celisey ... Inaalilaahi waa ina aileyhi raajicuun,,,,,,, Ninkii rabo wahabiyo waxay tahay iyo runteeda iyo caqiidadeeda iyo dhaqankeeda rasmiga h ha fiiriyo Al shabab ayaga ayaa ka tarjumaya wahaabiyada rasmiga ah ,,, ilaahayoow adaa kaa magan galnay bidcada iyo kuwa dhunsan iyo kuwa diintaad aka been sheegaya....

  • @MrLiibaane
    @MrLiibaane12 жыл бұрын

    90% Culamdii islaamka ee qarni walba laheyd Baa isku raacdey Mowlidka inuu Banaanyahay oo uu Bidca Xanasah Yahay ,,,, Ninkaan maanta dhan war buu daldalaya afkiisana waa xaaram kama dhihi karo ileeen waxa uu sheegaayo buu ogyahaye...

  • @Daarul_Xadiith
    @Daarul_Xadiith12 жыл бұрын

    @shadiya161 lol Shadiya Walaal dadkii hore sidaas buu jahli uga buuxay, saasey tahayna waxaa loo haystay culumada wadanka. Allaah sw baa wahaabiyo noosoo diray. waliba wahaabiya kala baxdaye wahaabiyo ka runsheegaya waxay aaminsan yihiin markay timaado fitanta sida hada lagu jiro.

  • @MrEgal02
    @MrEgal0212 жыл бұрын

    Waayo ficilada ahlu bidca ayeey kamid tahay in dadka qaarkiis la qudsiyo oo oraahdooda laga hormarsho kitabka iyo sunada! usuusha ahlu sunnahu qabo kama mid aha in caqidada marka laga hadlyo qof loo weyliyo ama loo nisbeeyo ee waxa loo nisbeeya magacayda caanka ah sida Ahlu sunah caqidatu salaf asaalix Usuul assunah Ashariicah Al-iimaan wa magacyada iyo msudalaxaadka mahanjka salafigu ah ictimaado wahaabiya waxa yirahad dadka mucaradsan dacwada salafiga ah sida shicada, sufiyad, ashcriyda iwm

Келесі